|

Faah faahin ka soo baxaysa deegaan ka tirsan G/Sool oo laga iibiyey beesha Garoowe.

Magaalada Garoowe waxa ka soo baxaya qaabkii uu u dhacay deegaanka Bixin oo dhawaan muran ku dhexmaray beesha Ciise Maxamuud iyo dadka deegaanka ee ka soo jeeda Dhulbahante, kuwaasoo gacan ka hadal aan kahsaare dhalin ku dhexmaray deegaanka Bixin ee gobolka Sool, waxana arintan maanta la sheegay in Ahmed Karaash oo wasiir ugu magacaaban Abdelweli Gaas uu u saxiixay beesh Ciise Maxamuud inay deegaankaas ku fidsadaan magaaladooda, waxana Ahmed Karaash oo hore u iibsaday mansabkii dadka reer Khaatumo ku dhaariyeen hada uu bilaabay iibsashada dhulka iyo deegamada.

Wararku waxay sheegayaan in Ahmed karaash ay arintan dhaqaalaha laga qaaday deegaanka la iibsaday ay ku weheliyeen xubno kale oo ka soojeeda deegaanka Boocame. Hase yeeshee dadka deegaanka Boocame ayaa diidey inay haba yaraatee cid ayaga ka tirsani la ogayd qorshahan Karaash iyo Ciise Maxamuud.

Wararkii ugu danbeeyey ayaa sheegaya in Cumar Faraweyne oo Faroole adeer u yahay kana mid ahaa xubnihii Xasuuqii ka dhacay Taleex uu durbaba bilaabay dhismayaal laga taago deegaanka, ayagoo sheegay in berina shacab badan imaan doono si loo siiyo ruqsadaha dhulka ee deegaankaasi.

Waa markii ugu horaysay ee deegaan laga iibiyo beesha Majeerteen ayadoo taariikhaha ka qormaya deeganada SSC ay yihiin kuwa marba marka ka danbeysa yeelanaya boggo madow oo ku cusub deegaanka iyo mandaqada.

Horufadhi.com@gmail.com

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=12195

Posted by on Feb 27 2016. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

6 Comments for “Faah faahin ka soo baxaysa deegaan ka tirsan G/Sool oo laga iibiyey beesha Garoowe.”

  1. kkk

    Dhul gobolka sool ah see loo iibin karaa?kkk

    Isuga ilaa beri Wasiirka gaashaadhiga JSL mr Cadami baan hada telefoon u dirayaa!

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  2. taako sool ah ama sanaag ah, majeerteen uma soo dhawaan karaan.

    hadiiba uu warkaasi wax ka jiro, dee ciidanka qarankaan deegaanka u diri oo beeshaas aan dhulbahante ahayn dagaal waxaan ahayn kaga rari mayno.

    anaku sida dhabayaco ma nihin, deegaan iyo dhul somaliland u tirsan beel aan somaliland ahayn masoo degi karto, oo ma sheegan karto.

  3. kolayba cali iyo warkiisii weeye, kolkuu caal waayay buu sheeko kale la yimid. lol

  4. araggaagu nac tar axmed karaash; nin keliyihi ceeb u indha xumaa waxaa bedelay wejigiisa waa ceebta aanu iska dhawrayn.

    Wejigaa gubay yaa dila isaga iyo cawil aagaan walaalkiiba, Xayle, waa ninkii isna lahaa Al Shabaab baa halkan maraysa.. hadda Khaatumo yuu sheegayaa.

Leave a Reply

Recently Commented

  • Dhaqane: Wax garad ka reer khaatumo waa ogyahiin waxa madaxweyne hasan u qabtay iyo waxa uu taraaga Somalidu waxay...
  • ahmed: abdi dee masayr ayaa ku haya adeer dalka yaa leh ma idinkaa leh dhulku waa dhul siciid harti leeyahay...
  • ahmed: Abdi/Hirad waxba laydin ka waydiin maayo ssc waayo iidoor ayaad tiheen ama qoliyhii cali khalif ayaad tiheen...
  • Hirad: Kkkkkl Magacyada waa leyska soo qortay kkkk IT era ayaa lagu jiraa i tus oo taabsii Ninkii shalay xasuuqii...
  • Abdi: La yaab malaha. Maamulka Puntland ayaa ku yidhi “Intaas dheh maanta”.