|

Daawo- Taariikhdii Daraawiishta, Geelii Hagooganne,Weererkii ugu danbeeyey ee Ingiriis Amaamuday, Jabkii Daraawiishta, Daacuunkii ku habsaday & waxii dhaliyey+Qodob kale.

Barnaamijkani waa kii afartan iyo koobaad{41} ee Sooyaalkii taariikhdii Daraawiishta, waxaan ku qaada dhigi doonaa xanuunkii iyo Tacaluuskii Daraawiish garabka u dhigay iyo Jabkoodii, weerarkii ugu danbeeyey ee Ingiriis oo raaciyadiisii adeegsanaya ku ekeeyeen Daraawiish  dhimashadii dadkii Sayidku ugu jeclaa. Waxa kaloo ka mid ah qodobada Geellii Darawiish laga mooro duugay ee Hagooganne.

HALKAN KA DAAWO…

Qaybaha ugu danbeeya ee taariikhda waa kuwa ugu muhiimsan dhanka Taariikhda waana xaggii ugu danbeeyey taariikhdan weyn.

Soo saare: S Hashi Dheere

Email-xaashi2008@gmail.com

diyaarad gaalkii

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=11133

Posted by on Feb 3 2016. Filed under suugaan, wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • ahmed: Dhuuso ileen af qoyan hadal ma daayo isma maqalo miyaa faysal Faaruq shalay sow adigii cabaadaayey puntland...
  • Abdi: Waa beenawaas nacasoobay. Dhul Puntland cidina ma haysato. Dhulka waxa iska leh Khatumo State. Mr. Camay na...
  • Hirad: Madaxweyna cusub wasiirka warfaafinta soo dhawoow Axmed shide indr
  • Hirad: Dhaqane kaddaab number one Dadka Somalidu hees ka gees waa u free gelis iyo bixis iyo degidba waa dalkoodii...
  • Abdi: Nin abeeso koriyow adiga u aayiye. Xabashi waa abeeso. Ninkii la dhaqmayow waa yeelkadda.