Home » January 28th, 2016 Entries posted on “January, 2016”

Xildhibaanadii aqalka sare ee Soomaaliya ee beesha Dhulbahante oo loo kala qaybshey Majeerteen iyo Isaaq.

Ka dib markii warmurtiyeed laga magaalada Muqdisho ayaa lagu sheegay in golaha aqalka sare ee senate ka loo qaybiyey lix xubnood labada maamul ee hareeraraha ka xiga deeganada SSC, PL iyo SL, waxaana aqalka oo 53 xubnood ah lagu qaybsanayo qaab goboladii 18ka ahaa, lag8u maslaxay labada beelood ee labadaas maamul leh.   Ayadoo lixdan […]

January 28th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

COMMUNIQUE ON THE ELECTORAL MODEL FOR 2016.

COMMUNIQUE ON THE ELECTORAL MODEL FOR 2016 Mogadishu, 27th January 2016—–The National Leaders Forum (NLF) was reconvened in Mogaishu on the 24th of January 2016. The conference was hosted by the Federal Government of Somalia and was attended by President Hassan Sheikh Mohamud, Prime Minister Omar Abdirashid Sharmarke, the 2nd Deputy Speaker of Parliament Mahad […]

January 28th, 2016 | Posted in english news,wararka | Read More »

Kayse Cabdi Yuusuf”’ Qorshaheenu waa xoreynta Widhwidh iyo Balihadhac, mana Nasan doono”.

Wasiirka Amniga maamul goboleedka Khaatumo State mudane Kayse Abdi Yuusuf ayaa sheegay inay hada Balicad u dhaafeen  dhanka Geedheer oo Laascaanood ku beegan iyo dhinaca  tuulada bahalo galeenka ah ee Balihadhac, taasoo fadhiisin u ah kooxda horgalada deegaanka ee uu ugu horeeyo wiilyar oo lagu magacaabo Sagaar Mursal Saalax oo soo horkacay maleeshiyaadka cadowga SNM. […]

January 27th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Daawo- Maleeshiyadkii Somaliland oo deegano badan laga saaray & Abaabulka xoogan ee difaaca Khaatumo-Video.

  Maleeshiyaadka Siilaanyo  ayaa jaha wareersan ka dib markii laga saaray Balicad qorshahoodii Buuhoodlena walaac kaga dhashay, ayadoo dhawr meelood ay ka fadhiyaan kuwa Ciidamada. Maleeshiyaadka Somaliland ee Balicad lagu godoomiyey ayaa sidoo kale jaha wareer ku haystaa deegaanka Balihadhac iyo Widhwidh. Halkan Ka Daawo Muuqaalka….. Wararkii ugu danbeeyey ayaa sheegaya in maleeshiyaaadkan duulaanka ah […]

January 27th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Daawo: Xuska Sanadguuradii 4aad Ee Aas-aaska Maamulka Khaatumo Oo Lagu Qabtay Dalka Holland Iyo Maamul-goboleedyo Ka Qayb Galay|Video + Sawiro

Munaasabad ay ka soo qayb galeen jaaliyadaha wadamada Holland, Belguim, UK, Germany iyo Canada ayaa lagu qabtay dalka Biljam, waxaana halkaasi laga soo jeediyay Khudbado lagaga hadlayo faragelinta ay maamulada Hareeruhu ku hayaan maamulka Khaatumo. Munaasabadan ayaa sidoo kale waxaa goob joog ahaa qaar kamid ah fanaaniinta Soomaalida ee xiligan iyo wakiilo ka socda maamulada […]

January 27th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:Ciidamada Jubba Land Oo Isu Diyaarinaya Inay La Wareegaan Booskii Ciidamada Kenya Ay Baneeyeeen |Full Video

Tv-ga Jubbaland ayaa sii daayay barnaamij ka hadlaya ciidamada nabad sugida maamulka Jubbaland gaar ahaan kuwa uu tababar uga soconaya xerada Hilaac ee magaalada Kismaayo. Barnaamijkan oo si gaar ah xiiso uleh ayaa waxaa ka dhex muuqda dhalinyaro doonaya iney ka mid noqdan ciidamada nabad sugida. Halkan Ka Daawo Muuqaalka

January 27th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Ogaysiis. Dhamaan Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Ohio xafladda taageerada Khaatumo & Makhir+Sanad guuradii 4Aad.

Hoos ka akhriso faah faahinta, fanaaniinta iyo wacdaraha xafladda Khaatumo State ee Columbus, taasoo sanadguuradii afraad ka dib sidoo kale lagu taageeri doono mideynta Maakhir iyo Khaatumo State, ee gudaha ka soconaya.

January 27th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Hillary Clinton oo sheegtay in Soomaalida Maraykanku safka hore kaga jiraan la dagaalanka Argagixisada,

Musharaxa madaxtinimada dalka Mareykanka ee xisbiga dimuqraadiga Hillary Clinton ayaa sheegtay in Soomaalida ku nool gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ay furumaha hore kaga jiraan la dagaalanka argagixisada. Xoghayihi hore ee arrimaha dibadda dalka Mareykanka, Hillary Clinton ayaa hadalkaan jeedisay mar ay su,aalo uga jawaabeysay dad Muslimiin ah oo kasoo qeybgalay kulan ay taageerayaasheeda xalay […]

January 26th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Suxufi Cusmaan Abdinuur Xaashi iyo Qoyskiisa oo tacsi u diraya reer Guhaad X. Ahmed Geeridii Abdi Guhaad.

Tacsi Weriye Cismaan Cabdinuur Xaashi iyo Qoyskiisa Oo Tacsi Ka Diraya Geeridii Cabdi Guhaad Xaaji Axmed Weriye Cismaan Cabdinuur Xaashi iyo xaaskiisa Marwo Aamina Yuusuf Guhaad iyo caruurtoodu waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan reer Guhaad iyo dhammaan qoyska reer Xaaji Faarax , geeridii ku timi Cabdi Guhaad Xaaji Axmed ( Faras ) oo […]

January 26th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:AlShabaab”Dadkii aan ku leynay Liido Waxaa ay cadow ku ahaayeen Diinta Islaamka”|Video

Serkaal uhadlay Kooxda AlShabaab ayaa sheegay in dadkii ay ku laayeen xeebta Liido ee magaalada Muqdisho ay ahaayeen dad shacab ah. Cali Maxamed Xuseen (Cali Jabal) oo sheegay inuu yahay guddoomiyaha Shabaab ee Gobolka Banaadir ayaa sheegay sababta weerarka Liido ka dambeysay inay tahay inay halkaasi ku beegsanayeen dad uu ku sheegay cadoow. “Runtii meeshaas waxa […]

January 26th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Recently Commented

  • ali yusuf: imisa Ayaan lahayn putland ma adkaysan kartiin ee jamhuriyada barakaysan ha isku doon doonanina. si fican...
  • Ibrahim X Dh. Adam: scww, maasha allah, maantuun baan is leeyahay taladii waa la helay, in horumar loo jeesto, waddo...
  • Dhaqane: Lama sii daayeene boqor buur madow baa wadada loo banaynayaa
  • Abdi: Hadalka gabdhuhu sheegeen run buu u egyahay. Nimanka barnaamijka diyaariyey babdho may waraysan, ee gurigooda...
  • Turab: Bismillaah Baafin, maamulkii Khatumo xagee ku danbeeyey. Intii uu Buhodle joogay cawey u ahayd ummadda reer...