|

Dhagayso:R/Wasaaraha Soomaliya Oo Sheegay In Garoowe Laga Abaabulayo dagaalo ka dhaca Soomaaliya & garab siinta Argagaxisada

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaake oo ka hadlay kala aragti duwanaanta go’aankii Muqdisho lagu gaaray iyo qaadacaddii Xukuumada Garoowe iyo Rabitaanka Puntland ee ah in Aqalada baarlamaanka lagu soo xulo habka wax ku qaybsiga degmooyinku uu yahay mid khatar hor leh iyo dagaallo sokeeye dalka Soomaaliya galin kara, sidoo kalena caawin kara Ururada Argagixisada ah ee dalka ku sugan.

Halkan Hoose Ka Dhagayso

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=10953

Posted by on Jan 31 2016. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

2 Comments for “Dhagayso:R/Wasaaraha Soomaliya Oo Sheegay In Garoowe Laga Abaabulayo dagaalo ka dhaca Soomaaliya & garab siinta Argagaxisada”

  1. xalweyste wuxuu ku jiraa jeebka culusow waxaan orankaraa waa nasiib daro umada soomaaliyeed ku dhacdey markaa madaxda xumaatey waxaa ka xun shacabka ulashedadeydu waxaa weeye marka shacabku xumaado waxaa ka soo baxa madaxda biliaadanka ugu xun

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: Soomaali sidaadaba goormaad wax garataan? Caqabaddaha dawladda Federaalka oryaal waa sahlan yihiin. Waxaana...
  • Abdi: Nacas, beenwaas Horufadhi website.
  • mohamuud: soomaalidu waa caddow carabtuna waa walaalaheen?
  • mohamuud: iibsashada licence ka
  • mohamuud: war dadka waxba uma haysaane xaraash macnahheda malaha ma garanaysaan 20% hadii laina siiyo faaidaan qabnaa...