|

DAAWO – Xafladii Khaatumo ee London UK , QUdbadihii heesaha cusub+Full Video-SAWIRO.

Jaaliyada Khaatumo State Ee Magaalada London Ee caasimada dalka Ingiriiska ayaa siwayn u xusay sanad guuradii 4aad ee kasoo wreegtay aasaaskii maamulka khaatumo, waxaana munaasabada kasoo qayb galay dadwayne farabadan Oo kusoo labistay calanka buluuga ah ee soomaaliya iyo ka Maamulka khaatumo state oo aad shucuurtooda ka dheehanaysay dabaaldaga munasaabadan balaadhan.

HALKAN KA DAAWO….

munaasabada ayaa waxaa kasoo qayb galay masuuliyiin ka socday maamulada khaatumo galmud maakhir iyo awadal, waxaana goobta lagusoo bandhigay riwaayad ka turjumaysa dhibaatada horgalenimada iyadoo qaar kamida fanaaniinta soomaaliyeedna ay xafladan ka qaadeen heeso ay ku maamuusayaan sanadguurada maamulka khaatumo.

Dhamaan Muuqaalada Lasoco Goordhow :- 

IMG_0036 IMG_0046 IMG_0061 IMG_0088 IMG_0082 IMG_0053IMG_0071 IMG_0065 IMG_0064 IMG_0063 IMG_0103 IMG_0112 IMG_0116 IMG_0105IMG_0123IMG_0132IMG_0136IMG_0141IMG_0143IMG_0145IMG_0146IMG_0186IMG_0188IMG_0190IMG_0204IMG_0208IMG_0213IMG_0222IMG_0239IMG_0246IMG_0249IMG_0252IMG_0263IMG_0288IMG_0295IMG_0303IMG_0304IMG_0324IMG_0336IMG_01051

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=10964

Posted by on Jan 31 2016. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

1 Comment for “DAAWO – Xafladii Khaatumo ee London UK , QUdbadihii heesaha cusub+Full Video-SAWIRO.”

  1. darawishtiu xiliyadii hore waxay ku fiiicnaayeen dagaalka hadeerna xafladaha iyo xaragada

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: ISKA HADLOW INA IGARRE. SOMALILANDEEY MARNA TAAGTA MARNA TAMARTA.
  • Abdi: Iska hadlow INA IGARRE. Marka la eego xawligii ay ku socotay, Puntland meel roon bay maanta joogi lahayd haddii...
  • Abdi: HAMBALYO iyo BOGAADIN baanu hawada u marinayna madaxda gobolladda ee ka biyo diiday “WarmurtiyeedkaR...
  • Abdi: Rag waaweyn oo madax u ah ummad Soomaaliyeed ayaa afar casho shir u fadhiyey. Waxay soo bandhigeen bakh iyo...
  • Turab: Bismillaah “Dawladi, waa heshiis shacab”, Hargeysa waxa ka taliya, ma aha dawlad ee waa xukun ku...