|

Gudoonka Barlamaanka oo bayaan ka soo saaray Habka Doorashada, sheegayna inaan la aqbalayn Go’aan aan loo dhameyn Midnimada dalka Dhaawacaya.{Nuqul}.

Guddoonka Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta soo saaray go’aan ku aadan shirka Madasha wadatashiga qaran ee looga arrinsanayo hanaanka doorashooyinka Soomaaliya.

Kulankii Baarlamaanka ee maanta ayaa looga hadlay wadatashiyada socda, iyadoo Guddoonka uu tilmaamay in aanu wali soo gaarin go’aan la isku raacsan yahay oo ku aadan hanaan doorasho oo dalka ka dhaca.

Hadaba Go’aanka ka soo baxay Guddoonka oo nuqul ka mid ah na soo gaaray ayaa sidan u qornaa:-

BARLAMAANKA GO'AANIKIISA

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=10860

Posted by on Jan 28 2016. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

3 Comments for “Gudoonka Barlamaanka oo bayaan ka soo saaray Habka Doorashada, sheegayna inaan la aqbalayn Go’aan aan loo dhameyn Midnimada dalka Dhaawacaya.{Nuqul}.”

  1. ssc ma aqoonsana dawlad ku sheega gurguurte xalweyte iyo aakhirp moog jawahiri khaatumo ha isku tashato dhulkeedana degdeg ha uoreyso

  2. jabka iyo naasa beeelka ku dhacay p/l waxaan ka baqayaaa in uu faaiido u keeno SNM walaaca ugu wayn waa intaas

    snmtu waxay fursado karaadiyaaan goldolool yada ummada soomaaliyeed

  3. Jabhadda SNM ee hargaysa waligeed waxay raadisaa iskuna daydaa in ay ka faaiidaysato xumaanta iyo khilaafka ummada soo maaliyeed dhex mara

    lkn nasiib wanaag wanaag iyo xumaan midna kama faaiidaysan karaan waa dad qabyaaladu biyo dhigtay

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: Booqashadda haddeer socota waa ciyi waaggii ka beryey.
  • Abdi: Waxaan u sheegaya Madaxda Dawladda Federaalka Soomaaliyeed, gaar ahaan, Madaxweynaha iyo Ra’isal...
  • Turab: Bismillaah Cawad iyo kaadka wasaarada arrimaha debeda, maxaa kala haysta. Wasaaradii waxay noqotay, meel...
  • Abdi: Dad beri hore aroos lagu xeraystay ayuu ka sheekaynaya.
  • Abdi: Intaasina waxay ahayd bakh bakhdii iyo beentii Puntland ku caanamaali jirtey.