Home » December 29th, 2015 Entries posted on “December, 2015”

Ogaysiis: Shir ku saabsan arimaha Taleex ka soo kordhay oo la qabanayo & Dhamaan Beesha Faarax Cali.

Waxa la ogaysiinayaa dhamaan beesha Faarax Cali ee Nuur Ahmed inuu jiro shirweyne dhanka telefoonka ah kaasoo dhici doona maalinta axada ah ee bisha Janaayo tahay 3 sanadka 2016 hadii Allaah idmo, shirka ayaa looga hadlayaa arimo ay ka mid tahay Garaadada ku soo wajahan magaalada Taleex, nabadeyntii, xaalado kale oo cusub oo soo kordhay […]

December 29th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Daawo. Daawo dhacday oo lagu gubay magaalada Buuhoodle & Mas’uuliyiin ka qaybgalay-Video.

Magaalada Buuhoodle waxa lagu soo bandhigay daawo ka dhacday cusbitaalka Al xayaad ee magaladaasi oo ay gubayaan mulkiilayaasha cusbitaalkaas iyo golaha deegaanka ee magaaladu. HALKAN KA DAAWO SIDA LOO GUBEY…. Dawaadan ayaa noqonaysa tii horaysay ee la soo bandhigo ayadoo si badheedh ah ay u gubayaan cusbitaaladu ama Farmasiyaduba. Horufadhi.com@gmail.com

December 28th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Qunsulka Guud ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo la magacaabay.

Wasaaradda Arrimaha Dibadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa u magacaawday Maxamed Amiin Sheekh Cusmaan xilka Safiir ku xigeen ahna Qusulka Safaaradda Soomaaliya ee Kenya. Xilka Qunsulka Guud ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya ayaa waxaa horay u hayay Siyaad Maxamuud Shire oo hada ah Qunsulka Guud ee Safaaradda Soomaaliya ee Boqortooyada Sacuudiga. Mohamed Amiin oo ah nin […]

December 28th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Daawo. Xaalad aad u adag oo ay ku sugan tahay Hooyo Soomaaliyeed degmada Widhwidh & Xanuun Asiibey-Video.

Waxaa xaaladeedii caafimaad kasoodartay maamo foosjaamac cali oo dhawaanahanba ku xanuunsanayd magaalada widhwidh waxaana ay tahay mid ay kasoodartay xaaladeedii caafimaad xili dhawaan warbaahinta aan usooban dhignay si loosoo caawiyo waxaa haatan ay tahay gaban soomaliyeed ee ku xanuunsanaysa magaalada widhwidh waxaa umada islaamka meelkasta oo ay kajoogaan dunida daafaheeda in ay soo cawiyaan maamadan […]

December 28th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Maqaal: Xildhibaanada Khaatumo ee dawladda dhexe oo noqday magac u Yaal. .

Dalka Soomaaliya hada wuxuu qaaday dhabo lagu sheegay maamul goboleedyo, guud ahaan 18kii gobol ee dalka waxa ka jira maamulo marka laga reebo labada gobol ee hada la dhisaayo ee Hiiran iyo Sh.Dhexe, inta dhisantay marka laga reebo labadii maamul ee habka qabiil ku uskumay ee Puntland iyo S/Land waxa dhidibada u taagay Xildhibaanadoodii barlamaanka […]

December 28th, 2015 | Posted in fikradaha,wararka | Read More »

Daawo. Faysal Waraabe oo si weyn u Aflagaadeeyey Suldaankiisa dhaqanka iyo Madaxdhaqameedka kale ee beeshiisa{VIDEO}.

Faysal Waraabe wuxuu si weyn u weeraray madaxdhaqameedka looga yaqaano xaga Hargaysa ”Salaadiin”’, wuxuu ku hal qabsaday Suldaankiisii dhawaan Eedeeyey, wuxuu ku tilmaamay niman Buraan bura oo heesa , hadba meel ka soo almiiteeya, una baahan in la xidh xidho. HALKAN KA DAAWO…. Wuxuu sheegay inay tahay in xadhig adag la iskaga qabto xubnahaas oo […]

December 27th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Nuqul: Puntland oo taageertay maamulka lagaga dhawaaqay sadex degmo oo Bay iyo Bakool ah.

December 27th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Daawo. Xubno faafinayey Madh-habta shiicada oo lagu xidh xidhay Muqdisho & NISA oo hadashay,{sawiro}.

War saxaafadeed ka soo baxay Hey’adda Sirdoonka iyo Nabadsugida qaranka ayaa lagu faah faahiyay howl gal dhowaan ciidamada Hey’adda ka sameeyeen magaalada Muqdisho, kaasoo lagu soo qab qabtay dad la sheegay inay faafinayeen Mad-habta Shiicada. Howl galkan oo dhacay Khamiistii ayaa ciidamada waxay ku qabteen labo nin u dhashay dalka Iiraan, kuwaasoo la sheegay inay […]

December 27th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Daawo. Ninkii Dunida ugu Buurnaa oo geeriyoodey iyo Culayskiisii-sawiro.

Ninka dunida ugu cuslaa oo la oran jirey Andres Moreno ayaa dhintey kadib markii uu wadnaha istaagay. Mr Moreno oo ahaa 38 sano jir ayaa markii uu wadnaha loogaga soo booday ay qoyskiisu ula carareen isbitaalka magaalada Ciudad Obregón ee gobolka Sonora dalka Mexico. Anderes Moreno oo culeyskiisu ahaa 445 kilogram ayaa neefsan waayay waxayna […]

December 27th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Full-Daawo- Ugaas Abdullaahi Ciise oo waraysi uu bixiyey kaga hadlay arimo badan , waxii u qabsoomay , shaqadoodii oo ay ku noqdeen+Taleex-Video.

Ugaas Abdullaahi Ciise Nuur ayaa waraysi uu siiyey warbaahinta uga hadlay arimo badan, sida nabadeyntii Xoorre, Nabadyentii Dharkayn, kulamo ka dhacay Buuhoodle, Taleex oo ay ku sii jeedaan iyo siyaasadii oo ay ka baxeen. HALKAN KA DAAWO WARAYSIGA…. Ugaaska ayaa ka hadlay sida ay nabada u dhexdhigeen reer Dharkayn oo uu sheegay inay hada ka […]

December 27th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Recently Commented

  • dhunkaal: hadjakhley INA waran cadde weligiisba meelaha daciifka ah ayuu ka hadlaa waa doorshan ama xaar walwaal...
  • Fardojaan: Mahadsanid Sida Fudud Ee Aad Xilka Uga Tagtay Buuq La,aan. Waa Dimuqraadiyad in Qofku Is Casilo hadii Uu...
  • Ceegaag: SAHANKII NABADDA MIYAA SOCDAALKANI?
  • ahmed: ha bakhlayso waa iidoor iyo bakhdiisii adeer adiga oo iidoor ah miyaa imaan kara garoowe adiga biixi toona ma...
  • ahmed: Cid fahamtay ma jirto waxa aad soo qortay oo tirade badan madax iyo majo ma leh