|

Daawo- Tababar balaadhan oo ay ka soo qaybgaleen inta badan Macalimiinta G/Cayn oo ka Furmay Widhwidh & Garaad Abshir oo ka qaybgalay Video+ Sawiro qurux badan.

{Widhwidh Horufadhimeda:} Waxaa maanta magaalada widhwidh ee gobolka cayn kafurmay tababaar soconaya labo maalmood kaasi oo loo qabanayo macalimiinta wax kadhiga gobolka cayn waxaana tababa barkan fulinaya Jamcayida Alnuur Ee Xifinta Quraanka waxaana maal galinayay shirkada dawooyinka Ee shaafici phermacy waxaana tababarkan oo saaka furmay kaqayb galay xafladii furitaanka culimo iyo waxgaradka deegaanka widhwidh waxaana halkaasi kahadlay ugu

HALKAN KADAAWO MUUQAALKA 

horayn gudoomiyaha jamciyada sh mubaarik koore dool iyo gudomiyaha dacwada gobolada sool sanaag iyo cayn sh saciid muuse x nuur waxaayna dhaamaan umahad celiyeen culimadii iyo macalimiintii kasoo qayb galay madashaasi tababarka
ugu danbayn waxaa isna kahadlay munaasibadaasi oo soo afmeeray garaad abshir saalax maxamed oo markaasi duco iyo dardaaranba kasoo jeediyay kulankan ayaa kusoo dhamaaday jawi wanaagsan

waxaa kamida goobaha ay macalimiintu isga yimaadeen

1 buuhoodle

2 widhwidh oo lajoogo

3 ceegaag

4 dandan

5 banyaal

6 balicad

7 xamar lagu xidh

8 yeyle

waxaana dowrada tababarka ah dhinacsocda muxaadirooyin markaasi loo galayo bulshada kala duwan ee kunool magaalada widhwidh oo iyana ah kuwo kafaaidaysanaya kulankaasi booqashada ah ee culimadu kuyimadeen yadoona culimadu ay kayimaadeen magaalada laascaanood ee xarunta gobolka sool DSC06478 DSC06475 DSC06473 DSC06471 DSC06469 DSC06465 DSC06424 DSC06475 DSC06472 DSC06471 DSC06466 DSC06465 DSC06458 DSC06457 DSC06456 DSC06448 DSC06441 DSC06432 DSC06428 DSC06427

 

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=9505

Posted by on Dec 31 2015. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Turab: Bismillaah Cawad iyo kaadka wasaarada arrimaha debeda, maxaa kala haysta. Wasaaradii waxay noqotay, meel...
  • Abdi: Dad beri hore aroos lagu xeraystay ayuu ka sheekaynaya.
  • Abdi: Intaasina waxay ahayd bakh bakhdii iyo beentii Puntland ku caanamaali jirtey.
  • Abdi: Runtu waxay tahay: Guddoomiye Gobol oo isu haysta inuu yahay “Madaxweyne Wadan” waxay ka dhigan...
  • Abdi: Qoraagga maqaalkani warar cadcad oo badan buu soo bandhigay. Waanna loo baahna. Anna waxan ku daraya:...