|

Daawo. Reer Widhwidh oo u jawaabay kooxdii Laascaanood ”’ Somalidiidka lama keeni karo Widhwidh”Kuwaasi cid ma masalaan-Video.

Magaalada Widhwidhna waxaa ka hadlay waxgaradla magaladaas oo si weyn uga cadhooday xubno reer Laascaanood ah oo ka soojeeda Widhwidh isla markaana u adeega maamulka  SNM ee xaruntiisu tahay Hargaysa, waxayna sheegeen in aysan cidina masalin lana keeni karin waxay shegeen.” Hada ka hor beey keeneen sanaadiiq tii kaga dhacday ayaana kaga dhacaysa”.

HALKAN KA DAAWO…

Kooxahan ayaa horey u sheegay inay Widhwidh keenay sanaadiq isla markaana hadal la yaableh u direy maamulka Siilaanyo ee dhamaadka maalmihiisii jooga.

Hada ka hor ayaa deegaanka xidhxidh lagu qab qabtay sanaadiiq ku socdey magaalada Widhwidh kaasoo la gubey , dadkii la socdeynay la afduubay.

Horufadhi.com@gmail.com

reer wiedhwidh

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=9532

Posted by on Dec 31 2015. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

9 Comments for “Daawo. Reer Widhwidh oo u jawaabay kooxdii Laascaanood ”’ Somalidiidka lama keeni karo Widhwidh”Kuwaasi cid ma masalaan-Video.”

  1. Waylood rageedii weeye . Walahay anoo yar baan garanaya ilaahay baa dadiisa u barakayey . Lolz .

  2. Mr Waylood goormaad Ka soo wareegtay Tuuladeenii u dhaxeysay Xidh-xidh iyo Kalabeydh Caasimadii Dhumay . Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Dooxadii xaaxi baa yaabtay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.

  3. Ciyaarta dhaantada xulka Qaranka Gobolka Barakeysan Sool ee Somaliya . Eesh qiyaazik. Soo dhawee soo dhawee Sool.

    http://youtu.be/I2w_jWPmE2o

  4. Viva Sool . Born and bred .

  5. Adaaba fashiliyay inaanu reer widhwidh aheyn ee uu dhumay ka yimid kkkkkk

    Dam daguugan meeshiii daahyada maloo rogay dadki miyay ka yaaceen kkk

  6. Waylood waa ninkii I Gardaadiyey markaan dhashay Hadey Hooyo I sheegtay. Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.

    Hiirad

    Sxb mayee Hooyadii baa Ka soo jeeda Dhumay waliba isku Team baanu nahay I fahan . Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.

  7. Sxb waa la gayni, Oo laga dhabin hadii loo baahdo.

    Inkastaanan qabin buuhoodle meel muhiim ah.

    Buuhoodle sool baa iiga muhiim dan hadaan runta isku sheegno

    Buuhoodle waxba Ma ahan Waxay ku taala dadka itoobiya iyo Somaliland.

    Sool Iyo sanaag Bari ayaa iiga muhiimsam waayo goboladaasi Waxay xad la wadaagaan Bari Iyo nuugaal Oo ah Somalia.

    Sool and eastern sanaag are more strategy waana halbeeg muhiim u ah xuduudka Somaliland Iyo Somalia.

    Run Ma isku sheegna buuhoodle gudaha ayay iigu jirtaa waxaan ka warwaro Ma ahan.

    Our main target waa sool and eastern sanaag Oo ah meelaha xiga gobolada nuugaal Iyo Bari.

    Ahna meesha laga xidhi karo xadka Somalia Iyo Somaliland.

    Priority geenu waa labadan Reer jaamac siyaad Iyo ugaadh yahan.

    Xaga kale ee bariga sanaag na waa warsengeli.

    Heelahaasi waanu ensure garayn wax kasta waa loo qaban deegaamadooda

    Maadama ay degaan goobo muhiim inoo ah.

    Haday timaado xuduudka u dhaxeeya Somaliland Iyo somaliya Iyo haday timaado shiidaal baadhis.

    Buuhoodle wax muhiimad ah iima leh. I don’t have any problem with Ethiopia, but I do have a big problem with zoomaaliya.

    According to my national boundary according to oil and other resources.

  8. Xukuumada Waxaan odhan lahaa waxba yaan buuhoodle la isku daalin.

    Waa muhiim in deegaamada Isaaq ee nawaaxiga buuhoodle doorasho ka dhacdo sida qorilugud Iyo adhiboob.

    Xukuumada Waxaan odhan lahaa more important ka dhiga sool Iyo bariga sanaag.

    Sool and eastern sanaag are much more strategy and much more important for us.

    According to Somaliland national boundary declared on 26 June 1960, also according to oil and other natural resources.

    Ugaadh yahan jaamac siyaad iyo warsengeli waa in xooga la saara lagana dhiga the main priority.

    Yaan buuhoodle waqtiga la isaga khasaarin wax muhiimad ah maleh. Kkkkkk

  9. Sanad cusub Oo wacan baan leeyahay dhamaan shacabka Somaliland Iyo dhamaan shucuubta caalamka Oo idil.

Leave a Reply

Recently Commented

  • ahmed: Dhuuso ileen af qoyan hadal ma daayo isma maqalo miyaa faysal Faaruq shalay sow adigii cabaadaayey puntland...
  • Abdi: Waa beenawaas nacasoobay. Dhul Puntland cidina ma haysato. Dhulka waxa iska leh Khatumo State. Mr. Camay na...
  • Hirad: Madaxweyna cusub wasiirka warfaafinta soo dhawoow Axmed shide indr
  • Hirad: Dhaqane kaddaab number one Dadka Somalidu hees ka gees waa u free gelis iyo bixis iyo degidba waa dalkoodii...
  • Abdi: Nin abeeso koriyow adiga u aayiye. Xabashi waa abeeso. Ninkii la dhaqmayow waa yeelkadda.