|

Daawo. Xubno Odayaal isku sheegay oo ku shiray Laascaanood oo maamulka Siilaanyo ugu yeedhay inay qabsadana Widhwidh-Video.

Xubno odayaal isku sheegay isla markaana sheegay inay ka soojeedaan degmada Widhwidh badankooduna ka soojeeda beesha Guuleed Garaad, ayaa waxay isugu yimaadeen shir mu’aamaradeed magaalada Laascaanood ee maamulka Siilaanyo ka taliyo. Xubnahan oo la aaminsan yahay inay ka iidaad haystaan maamulka Hargaysa ee burburka qarka u saaran ayaa ugu yeedhay Odey Siilaanyo inuu Widhwidh u soo diro waxay ugu yeedheen gudidada komayshanka doorashooyinka ee beesha Isaaq magacaabatay.

HALKAN KA DAAWO….

Xubnahan oo ayagu aan sinaba u masalin degmada Widhwidh ayaa markan doonaya inay magaalada Widhwidh gacanta u geliyaan maleeshiyaadka Somaliland oo ayagu ku andacooda in dadka deegaanka ay ka heleen baaq ama loo yeedhay, xubnahan ayaa cabasho iyo tabasho aan cidna u wakiilan Ooda ka qaaday, waxana hada muuqata khatar ku soo wajahan Widhwidh markale.

Sanadkii 2010kii ayey ahayd markii Widhwidh ay gudaha u galeen maleeshiyaadka Somaliland  kuwaasoo ku xasuuqay toban ruux oo ay ku jireen odayaal waxgarad ahaa, culimo iyo haween iyo caruur.

Horufadhi.com@gmail.com

 

HORGALADA-DHULBAHANTE

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=9459

Posted by on Dec 30 2015. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

4 Comments for “Daawo. Xubno Odayaal isku sheegay oo ku shiray Laascaanood oo maamulka Siilaanyo ugu yeedhay inay qabsadana Widhwidh-Video.”

  1. WAR CUSUB MAAHAN SNM AWALBA WIDHWIDH WAA JOOGTAY WAANA IMAAN JIRTAY LAGUNA SOO DHAWAYN JIRAY MARKAAN WAXBA YAAN ODAYASHA SIGAAR AH LOO
    MAAGIN HADAABA LABO GUUTO DEGANTAGAYE ODAYASHA
    MAQAYLADAA LAGU HAYSTA

  2. Kan yar ee wariyaha sheeganaya ee Jaamac siyaad waa ibnu Fataal dhinac loo raaco la garaneyn shalay buu Boocame cagalule la socday Ka soo waramayey hadana Gobolka Buuhoodle buu ku leeyahay iyo madaxweynaha Jamuuriyada Somaliland kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk . Js waa fadlan ku shubo kkkkkkkkkkkkkk

  3. Odayga ugu horeeya miyuusan aheyn odaygii Laascanood hudhaalaha ahaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk. Walee Nugaal waa walatay . Odyagaas MJ waxaan arkijiray Laascanood isagoo hudheel haysta . Lolz

    Yarka African direyska xidhan isna waxaa la dhahaa Ina xaaji Cabaase walahay Laascanood isku meel baan kubada ku ciyaari jirnay sanqoole baa la dhahaa si fiican buu I garanaya kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk. Aabihii waxaa dilay haberjeclo waa nimankii Barkad ee intay haberjeclo qorilugud ku soo laayeen Geel qashay Horufadhi iyo qorilugud dhexdooda iyagoo wax soo dilay Dee meeshii baa lagu laayey kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.

  4. Meeshu waa Tuulada widh-widh ee Gobolka Cayn Lkn dadkan waa reer Laascanood dhamaantood waan garanaya. Lolz

    Hadey isku dayaan in ay snm keenaan widh widh Dee widh widh waa Gobolka Cayn ciidamada awooda badan ee Gobolka Cayn waa khasab in ay u ruqaansadaan Tuuladaas widh widh Hadey snm timaado. Adeer rag baa u dhintay gobolkan Cayn walina u taagan. Shilin aad jaad siisto u dhimo nacalatulaa caleek yaa Barkad carle fuck .

Leave a Reply

Recently Commented

  • Dhaqane: Wax garad ka reer khaatumo waa ogyahiin waxa madaxweyne hasan u qabtay iyo waxa uu taraaga Somalidu waxay...
  • ahmed: abdi dee masayr ayaa ku haya adeer dalka yaa leh ma idinkaa leh dhulku waa dhul siciid harti leeyahay...
  • ahmed: Abdi/Hirad waxba laydin ka waydiin maayo ssc waayo iidoor ayaad tiheen ama qoliyhii cali khalif ayaad tiheen...
  • Hirad: Kkkkkl Magacyada waa leyska soo qortay kkkk IT era ayaa lagu jiraa i tus oo taabsii Ninkii shalay xasuuqii...
  • Abdi: La yaab malaha. Maamulka Puntland ayaa ku yidhi “Intaas dheh maanta”.