|

Daawo. Gen . Gaaffow oo daaha ka qaaday Caqabadaha Soomaalidiidku ay ku hayso dawladnimada Somalia-Video.

Barnaamijkan oo lagu waraystay Hogaanka Socdaalka iyo Jinsiyadaha dalka Soomaaliya iyo Safiirka Soomaaliya ee Maraykanka ayaa ka hadlay arimo badan oo badan, waxaana ay daaha ka qaadeen arimo badan, Gen, Abdulaahi Maxamuud Gaaffow wuxuu sharaxayaa arimo badan oo qarsoonaa.

HALKAN KA DAAWO WARAYSIGA……

Waxa labada nin ee madaxda ah ka hadleen baahiyaha ay daboolayaan, sibaaha ay u shaqayn doonaan iyo arimaha caqabadaha iyo dhamaan arimo badan.

Horufadhi.com@gmail.com

gaaffow

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=9466

Posted by on Dec 30 2015. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

6 Comments for “Daawo. Gen . Gaaffow oo daaha ka qaaday Caqabadaha Soomaalidiidku ay ku hayso dawladnimada Somalia-Video.”

  1. General Gaafoow rageedii kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  2. Gaafow wuxuu sheegay intii ku qornayd dastuur ku sheegi 1960 kii

    Oo ah qof kastoo luuqada somaliga ku hadla waa qaadan karaan,

    Xitaa ay ku jiraan jabuuti, kilinka shanaad, Somaliland Iyo NFD. Wax kale Ma sheegin.

    Laakiin laan tiisu Waxay ka furan tahay Oo qudha waa Somalia Oo ah qaybtii talyaaniga Oo qudha,

    Hadaba dfs aduunku waa ogsoon yahay inaanay matali karin jamhuuriyadii somaliyeed ee 1960 kii ka koobnayd labadii jamhuuriyadood ee ingiriiska iyo talyaaniga xoriyada ka kala qaatay,

    Dfs tu kamhuuriyadaasi somaliyeed Ma matali karto sababtoo ah labadii 60 kii israacay mid ahaan baa diidan, Kolka mandate ay jamhuuriyadaa 1960 kii haysatay Ma haysato,

    As far as we concern dfs Waxay matasha 6 saxeexayaal ee road map ka ku heshiiyay.

    Waana sababta ay international community usoo jeedisay wadahadal ka Somalia Iyo Somaliland sida ku qoran paragraph 6 London conference.

    Hadaba dfs tu way ogsoon tahay xitaa jamhuuriyadii somaliyeed ee 1960 kii in aanay haysan wax law of union sharciyaynaya israaca labadii gees.

    Dfs tu way ka jawaabi doonta meel lagu hayo wax la yidhaah do law of union Oo dhex maray Somaliland Iyo Somalia 1960 kii

    Ha keento law of union israacii 1960 kii sharciyaynaya intaanay muqadas odhan.

    Sharciyadii law of union Ma haysato ee ha sheegto ayadu meeshay muqadas ka ka keentay.

    Looga hadhi maayo ee xisaabi waa galin dambe wadahadalkiina wuxuu ku furmi doona waji dhexdhexaadaal caalami ahi joogaan.

    Dacwado Iyo garnaqsi lakala dhiganayo.

    Viva our holly republic of Somaliland

  3. Cali

    Indr nimankan si walba wax ugu sheegnay oo way soo taagan yihiine af talyaaniga ma taqaannaa bal inay wax fahmaan !!!!

    Soomaali = jinsi ama race afka qalaad
    Taa ninka diidayaa waa ayo ? Horta ma la diidi karaa ?

    Soomaaliya waa dal
    Jabuuti waa dal
    Somaliland waa dal
    Etoobiya waa dal
    Kenya waa dal
    Intaba soomaali way ku nooshahay
    Ninka soomaaliya diidaa dal buu diiday ee soomaali ma diidin
    Ninka jabuuti diidaa , dal buu diiday ee soomaalida jabuuti deggan ma diidin…esc

    Ma fahanteen mise waan idiinku celiyaa ????
    Fucking stupid people

  4. mire

    maxaan la yaabaa, waa qoom casrul jaahili jooga. hadaan talyaani ugu sheego miyayba iga fahmayaan.

    aniga kuwii igaga xariifsanaa talyaanga ee odowaa, iyo xasan qoslaaye ayaa u sheegay intaas ooba fahmi laayihiin kuwan.

    kuwan luuqada qudhahaato ee ay wax ku fahmaan waa luuqada dhagoolayaasha, ama looqada geel jiraha. kkkkkkkkkkkk

    maskaxdoodu geel iyo adhi waxaan dhaafsiisnayn garan mayso.

    bal sidaa jaahilnimada ma isaga wadanaa reerkan, fahamsiintoodu waqti bay qaadanaysaa, niman aqoontoodu dhaafsiisnay geela iyo adhiga weeye. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  5. mire

    inaadeer, anigu hadaan kaaga jawaabo somalinimadu waa halkeeda waxay lamid tahay uun carabnimo, ama sawaaxilinimo.

    somalinimo=carabnimo

    somalinimo=sawaaxilinimo

    taa waa halkeeda oo tusaaleba qoomkaa carbeed baa ugu filan,

    se ragani aanu la doodayna waa qoom aqoontoodu aanu dhaafsiisnayn geel iyo adhi, dee bahashan xitaa aqoonteedaba ma lahayn,

    ee mudadii koobnayd ee ka horaysay 2007 kii bay dhabayaco sheekadan ku upload garaysay, waa niman lasoo dhaamiyay ee aqoon waxaan ka ahayn taa geel jire nimada ama adhi raacatada leh.

    aqoontoodu maba dhaafsiisna geel jire nimo, ama adhi raacato, ee dhabayaco oo dano dano qabiil leh baa soo upload garaysay, deetana cali tuug oo xamar isna laga soo upload gareeeyay baa sii upload gareeyay.

    dee sidaasay yihiin ma isaga wadanaayo sida kuwaa inaga horeeyay u upload gareen jireen inana ma u upload garaynaa. kkkkkkk

    wixii loo laqimo uunbay iska qaataan, se qaabka qudhahaato ee loogu laqimi karaa waa tiiyo ciro dabadii nin dhulbahantaha reer nuugaaleed ah jagada loo dhiibaa.

    kuwaasi ayaa soo upload garayn doona maskaxdooda oo u yeedhin doona.

  6. mire

    illa daawo warkan cajiibka ah, kolay qolyahani kolkay arkaan suux ayay ka qaadi doonaan. kkkkk

    wadani ayaa wada qabsaday sool iyo xaysimo.

    qolodii kulmiye waa horaan kasoo goostay, wadani baan kusoo biiray.

    http://xaysimo.com/gudoomiyaha-waddani-ee-gobolka-sool-oo-baaq-u-diray-xubnaha-danaynaya-doorashada-wakiilada-sl/

Leave a Reply

Recently Commented

  • Turab: Bismillaah Cawad iyo kaadka wasaarada arrimaha debeda, maxaa kala haysta. Wasaaradii waxay noqotay, meel...
  • Abdi: Dad beri hore aroos lagu xeraystay ayuu ka sheekaynaya.
  • Abdi: Intaasina waxay ahayd bakh bakhdii iyo beentii Puntland ku caanamaali jirtey.
  • Abdi: Runtu waxay tahay: Guddoomiye Gobol oo isu haysta inuu yahay “Madaxweyne Wadan” waxay ka dhigan...
  • Abdi: Qoraagga maqaalkani warar cadcad oo badan buu soo bandhigay. Waanna loo baahna. Anna waxan ku daraya:...