|

Shir deg deg ah oo ay isugu yimaadeen Xildhibaanada Dhulbahante , Warsangeli , Wasiiro & waxgarad oo ka dhacay Xamar.

Wararka shabakada Horufadhi ka helayso magaalada xarunta u ah dalka Soomaaliya ee Muqdisho ayaa sheegaya in halkaas ay isugu yimaadeen maalinimadii shalay ahayd inta badan Xildhibaanada gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn{Daagamada Buuhoodle}, wasiirada labadaas beelood ugu jira dawladda Ali Ahmed Jaamac{Jengeli} iyo Ahmed Jaamac {Ilka-jiir}. Gudida goboladaas , mas’uuliyiinta Khaatumo, waxgarad, ganacsato iyo waxgal.

 

Shirkan oo ahaa mid si deg deg ah loo soo agaasimay, ayaa lagaga tashanayey dardargelinta mideynta maamulada Khaatumo iyo Maakhir, talaabada la gudboon ee dawladda laga qaadanayo iyo sidii loo abaabuli lahaa dadka deeganadaaas ka soojeeda. Shirkan oo ahaa mid saxaafadu banaanka ka ahay ayaad go’aano rasmi ah lagu gaadhay, waxana lagu heshiyyey in wafti balaadadhan oo xildhibaanadu hormuud ka yihiin ay deeganada tagaan, isla markaana deg deg loo amaamudo shirweynihii lagu dhamaystiri lahaa maamulo buuxa oo ay ku midaysna yihiin beelaha Dhulbahante iyo Warsangeli iyo dadka la degaa.

Shirkan ayaa sidoo kale waxa labada wasiir loo xil saaray inay warcad ka keenaan dawladda ay ku jiraan oo uu ugu horeeyo madaxweynaha wakhtigiisu dhamaanayo ee mudane Xasan Maxamuud Culusow, kaasoo dad badani aamisan yihiin inuu dibudhac weyn iyo taako ku hayo dadka midnimo doonka ah ee gobolada waqooyi.

Shirkan ayaa ahaa kii ugu balaadhnaa ee ay isugu yimaadaan xubnahaasi, ayadoo in ka badan 13 xildhibaan joogeen.

Horufadhi.com@gmail.com

 

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=9415

Posted by on Dec 29 2015. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

7 Comments for “Shir deg deg ah oo ay isugu yimaadeen Xildhibaanada Dhulbahante , Warsangeli , Wasiiro & waxgarad oo ka dhacay Xamar.”

  1. hawshu hasocoto HADAL YAR IYO HAWL BADAN WAA ASTAANTA KHAATUMO IYO MAAKHIR

    ninki doonaa gun nimo ha doortu lkn ummaddu waxay rabtaa mustaqbal iyo degaanaasho taama oo ku yimaada rabitaankooda

    no more isaaqland in ay deegaanada jooogaan iyo horgalkooda sii dabar go aya

  2. Qoladii siyaasiga Isaaq maantay ugu daraayeen kuye soomaalida inta aan isaaq ahayn waa la cashuurayaa Ngo in ay dad qalo samaynayso waa la ogaa oo meel kasta $$$$$ u galaya markii mashaariicdii laga joojiyey ayay dadkii inay furtaan u soo jeesteen oo yaa uga futa xun uga guura bal aan daawano hargaysa oo ku noqotay daabiyadii
    Ay ahaan jirtay e maxay kibreen

  3. Garaad raage garaad cabdi qani

    Nolosha cusub soo dhowee

  4. Nina
    We never said intii aan isaaq ahayn waa la caashuurayaa !!!!
    What we are saying is : you either a Somalilander or a foreigner. ..

    So , you’ve got 2 days to get your citizens ID card or you will be deported to Somalia or Kenya where you belong …… it’s simple as that

  5. Waxaa isku soo beegmay garoonkii Boosaaso oo 8Jan la furayo, kii Ismaaciil Mire oo shaqaynaya iyo Iidoorkii oo xidhaya kii Hargeysa; ileen fiise qaata waa hargeysa ha imanina illeen cidina inaanay hargeysa fiise uqaadan maysee. Iidoor iyo waalidiisii iga dheh.

  6. dhoodi

    garoomada diyaadaraha ee bosaso iyo buuhoodle sow maahan, mid macmal ah oo dharaartii la rusheeyo, habeenkiisa siigadu kusoo kacdo, kkkkk

    not like hargeysa or neither mogadisho, ka muqdisho iyo ka hargeysa waa run way dhisan oo taagan oo adag lol.

    waliga ka maarmi maysid, hargeysa egal international airport iyo mogadisho aden ade international airport. sidoo kale ka berbera ma gaadhaysid.

    kkkkkkkk

  7. Riyooy maxaad dad waashay, alla maxaad qoom dhan riyooy halakeysay kkkkkkkkk

    Waxaan soconayn haku jiraan, Horta warsengeli muxuu kasoo doona mid sida eyga loo waabiyo Oo wid lagu yidhaah,

    Loona caydhsado sida raxan ey Oo kale, ama raxan ido Oo kale daasadaha loo garaaco. Kkkkk

    Unless warsengeli rabo stage kaasi Oo kale Inuu maqaamkeeda gaadho mooyee si kale ugama suurowdo,

    Siday yihiin baanu ku ixtiraamaynaa, hadayse tiina usoo degaan Dee way ku talo gali in ayana saldanadooda sidaad saldanadiina aanu u bahdilno.

    Kolay nin warsengeli ahi Ma rabo in saldanadiisa laga bahdilo ee in laga haybadaysto ayay rabaan Oo rooga cas dhigistiisa loo wado.

    Warsengeli qiimo Iyo sharaf buu isu hayaa iyagiyo saldanadooda. Kkkkk

Leave a Reply

Recently Commented

  • Turab: Bismillaah Suaal, qaabka dawlada Khatumo, xubnaheeda xilalka ka haya, ma waxay ku wada jooggaan, nidaam iyo...
  • ali: dulqaadkii waa naga dhamaaday, waxay joogta wakhtigii dhegta dhiiga loo dari lahaa majeerteen. wixii dhacaya ha...
  • Ali yusuf: Way Ina qosliyen Borama laga kopigareyey
  • wiil aadan cigale: Dadkii reer Puntland oo walaalihiin ahaa oo maanta madaxwaynohooda soo dhaweeyay ma quuri waydeen...
  • Ceegaag: Turab, Marka xaqiiq laga hadlo cid ammaanani ma jirto reer SSC, ha ahaadeen ISIMMO ama SIYAASIYIINBA ee uu...