|

Daawo. Nin la sheegay inuu Soomaali yahay oo asagoo Takbiirsana”Allaahu Akbar ”’ Gabadh cadaan ah Kufsaday-Video.

Ninkan Soomaaliga ah oo lagu magacaabo Cabdiraxmaan Cali oo 35 sano jir ah ayaa waxaa la sheegay inuu xarun Shidaale ah oo ku taala magaalada Mapleton ee gobolkaas North Dakota ee dalkaas Mareykanka uu goor hore oo aroor ah uu soo xaadirey ka dibna uu gabar ka shaqeynaysay halkaas uu si xoog ah ugu ka xeystey musqasha asagoona halkaas ku kufsaday gabadhaas islamarkaana jirdil ugu geystay gabadhaas.

HALKAN KA DAAWO NINKA WAALAN…

Ninkaas ayaa waxaa uu ku dhawaaqaayey oo uu ku qeylinaayey ereyga ah ALAHU AKBAR intii uu kufsanaayey gabadhaas asagoo sidoo kalena sheegaayey inay gabadhaasi ay tahay xaaskiisa.

Ugu dambeyntiina iyadoo falkaas foosha xun ee uu ninkaas sameeyey ay yaab ku noqtey Soomaalida ku nool magaaladaas ayaa gabar la dhalatey ninkaas oo lagu magacaabo Asli Cali waxay sheegtay inuu walaalkeed uu yahay qof xanuunsan maskaxiyan oo aanu ahayn qof xun horeyna aan loogu arkin arimaha noocaan oo kale ah.

Ninkaan oo ay booliiska ka soo dhex qabteen mushqushaas asaga oo qaawan ka dib markii ay ku jabiyeen albaabka xili ay gabadhii uu xoogaayey ay dhulka u taalay ayaa waxaa laga yaabaa inuu xabsi dheer uu ku muteysto falkaas foosha xun iyadoona madaxiisa la dul dhigay lacag damiin ah oo gaareyso ilaa iyo 1 malyan oo doolar.

hORUFADHI.COM@GMAIL.COM

nin waalan

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=9438

Posted by on Dec 29 2015. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Turab: Bismillaah Afeefasho, mucaarad, ma ihi, laakiin, sida hadda maamulkeenu wax u wado, dareen bay leedahay,...
  • Ceegaag: SAHANKII NABADDA MAA HADDANA LAASKA SOO GALAY?! “waxaan marnaba marnaba la aqbalaynin, waar pL baa...
  • dhunkaal: hadjakhley INA waran cadde weligiisba meelaha daciifka ah ayuu ka hadlaa waa doorshan ama xaar walwaal...
  • Fardojaan: Mahadsanid Sida Fudud Ee Aad Xilka Uga Tagtay Buuq La,aan. Waa Dimuqraadiyad in Qofku Is Casilo hadii Uu...
  • Ceegaag: SAHANKII NABADDA MIYAA SOCDAALKANI?