|

Daawo. Maamulka Khaatumo oo jawaab adag ka bixiyey hadal ka soo yeedhay W/Arimaha gudaha ee Federaalka-Video.

Wasiir ku xigeenka Arimaha Bulshada maamulka Khaatumo Mudane Abshir cabdicasiis ayaa si adag uga Jawaabay hadal kasoo yeedhay Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya Cabdiraxmaan Odowaa, Wuxuuna sheegay inuu yahay Qof hadalay Aragtidiisa oo aan ka Turjumayn Dawlada Soomaaliya “Jawaabta uu bixiyey waa mid Shaqsi ah ee mid Dawladeed Maaha”.

Wasiirka ayaa wuxuu sheegay in Wasiirka arimaha Gudaha dawlada Soomaaliya aanu Khaatumo u diidi Karin Aqoonsi, Sidoo kalana aanu siin Karin Aqoonsi “Waxaan u cadaynayaa dadka i dhegaysanaya, Wasiirku Khaatumo Aqoonsi uma diidi karo, Aqoonsina ma siin karo” 

HALKAN KA DAAWO JAWAABTA MAAMULKA..

Ugu danbayntii wuxuu sheegay in Shirka Hiiraan iyo Shabeelada dhexe uu yahay mid Cid kale u yeedhin doonto, Sidoo kalana wuxuu xusay in maamulka khaatumo aanu waxba Kala maqnayn Aqoonsiga Odowaa iyo maamulada kale“Khaatumo Hadeer Wasiir Arimo Gudo iyo Maamulada Garoowe iyo Hargeisa mid wax u og maaha, Dawlado waa wayn ayaa garabtaagan”. Ayuu yidhi Wasiirka.

Horufadhi.com@gmail.com

aBSHIREEY

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=9443

Posted by on Dec 29 2015. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

2 Comments for “Daawo. Maamulka Khaatumo oo jawaab adag ka bixiyey hadal ka soo yeedhay W/Arimaha gudaha ee Federaalka-Video.”

  1. Kkkkkkkk
    Kkkkk
    Kkkkkkk

  2. Jawaabtii waannu haynaaye su’aashu maxay ahayd ?
    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Wasiirku wuxuu ku hadlay magaca dawladda waana wasiir miisaan culus…..

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: Timirtii horeba dab loo waaaaaaaa.
  • Abdi: Waxa dhaba in Muuse Biixi Cabdi naf la caari yahay, oo ku jiro “illayn naf gawracayni geed kama...
  • Abdi: Booqashadda haddeer socota waa ciyi waaggii ka beryey.
  • Abdi: Waxaan u sheegaya Madaxda Dawladda Federaalka Soomaaliyeed, gaar ahaan, Madaxweynaha iyo Ra’isal...
  • Turab: Bismillaah Cawad iyo kaadka wasaarada arrimaha debeda, maxaa kala haysta. Wasaaradii waxay noqotay, meel...