Home » December 31st, 2015 Entries posted on “December, 2015”

Daawo. Reer Widhwidh oo u jawaabay kooxdii Laascaanood ”’ Somalidiidka lama keeni karo Widhwidh”Kuwaasi cid ma masalaan-Video.

Magaalada Widhwidhna waxaa ka hadlay waxgaradla magaladaas oo si weyn uga cadhooday xubno reer Laascaanood ah oo ka soojeeda Widhwidh isla markaana u adeega maamulka  SNM ee xaruntiisu tahay Hargaysa, waxayna sheegeen in aysan cidina masalin lana keeni karin waxay shegeen.” Hada ka hor beey keeneen sanaadiiq tii kaga dhacday ayaana kaga dhacaysa”. HALKAN KA […]

December 31st, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Daawo- Tababar balaadhan oo ay ka soo qaybgaleen inta badan Macalimiinta G/Cayn oo ka Furmay Widhwidh & Garaad Abshir oo ka qaybgalay Video+ Sawiro qurux badan.

{Widhwidh Horufadhimeda:} Waxaa maanta magaalada widhwidh ee gobolka cayn kafurmay tababaar soconaya labo maalmood kaasi oo loo qabanayo macalimiinta wax kadhiga gobolka cayn waxaana tababa barkan fulinaya Jamcayida Alnuur Ee Xifinta Quraanka waxaana maal galinayay shirkada dawooyinka Ee shaafici phermacy waxaana tababarkan oo saaka furmay kaqayb galay xafladii furitaanka culimo iyo waxgaradka deegaanka widhwidh waxaana […]

December 31st, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Dawladda Ethiopia oo joojisay bixinta Viisayaashii xafiiska Hargaysa & Khilaaf kala dhexgalay maamulka S.LAND.

Xafiiska qusulka dawladda Itoobiya ku leedahay caasimada labaad ee dalka Soomaaliya ee Hargaysa ayaa soo saartay war qoraal ah oo ay ku dhejisay wajahada qusulka taasoo lagu ogaysiinayo dadka Soomaaliyeed ee ka qaadan jiray Visayaasha in si rasmi ah loo joojiyey, waxay sheegeen in ilaa amar danbe aysan jiri doonin viisayaal la bixinayo iyo dad […]

December 31st, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Daawo. Gen . Gaaffow oo daaha ka qaaday Caqabadaha Soomaalidiidku ay ku hayso dawladnimada Somalia-Video.

Barnaamijkan oo lagu waraystay Hogaanka Socdaalka iyo Jinsiyadaha dalka Soomaaliya iyo Safiirka Soomaaliya ee Maraykanka ayaa ka hadlay arimo badan oo badan, waxaana ay daaha ka qaadeen arimo badan, Gen, Abdulaahi Maxamuud Gaaffow wuxuu sharaxayaa arimo badan oo qarsoonaa. HALKAN KA DAAWO WARAYSIGA…… Waxa labada nin ee madaxda ah ka hadleen baahiyaha ay daboolayaan, sibaaha […]

December 30th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Daawo. Xubno Odayaal isku sheegay oo ku shiray Laascaanood oo maamulka Siilaanyo ugu yeedhay inay qabsadana Widhwidh-Video.

Xubno odayaal isku sheegay isla markaana sheegay inay ka soojeedaan degmada Widhwidh badankooduna ka soojeeda beesha Guuleed Garaad, ayaa waxay isugu yimaadeen shir mu’aamaradeed magaalada Laascaanood ee maamulka Siilaanyo ka taliyo. Xubnahan oo la aaminsan yahay inay ka iidaad haystaan maamulka Hargaysa ee burburka qarka u saaran ayaa ugu yeedhay Odey Siilaanyo inuu Widhwidh u […]

December 30th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

COL. AXMED JAAMAC GEDLE OO BAAQ U DIRAY MADAXWAYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD IYO DADKA REER KHAATUMO

Col Axmed Jaamac Gedle oo ka mid ahaa saraakiishii hore ciidan xooga dalka Soomaaliyeed ayaa baaq culus u soo jeediyey Madaxwaynaha dowladda Federalka Somalia iyo sidoo kale Dadka deegaamada Sool Sanaag iyo Cayn iyo sidoo kale maalka deegaanadaasi ee Khaatumo Col. Gedle wuxuu guubaabo u diray dadka reer Khaatumo sidoo kale wuxuu madaxwaynaha Federalka Somalia […]

December 30th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Daawo: Nin iska dhigay inuu wax Qarxinayo oo dad badan Argagaxiyey+Qosol -Video

HALKAN KA DAAWO………..

December 30th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Daawo. Maamulka Khaatumo oo jawaab adag ka bixiyey hadal ka soo yeedhay W/Arimaha gudaha ee Federaalka-Video.

Wasiir ku xigeenka Arimaha Bulshada maamulka Khaatumo Mudane Abshir cabdicasiis ayaa si adag uga Jawaabay hadal kasoo yeedhay Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya Cabdiraxmaan Odowaa, Wuxuuna sheegay inuu yahay Qof hadalay Aragtidiisa oo aan ka Turjumayn Dawlada Soomaaliya “Jawaabta uu bixiyey waa mid Shaqsi ah ee mid Dawladeed Maaha”. Wasiirka ayaa wuxuu sheegay in Wasiirka arimaha […]

December 29th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Daawo. Nin la sheegay inuu Soomaali yahay oo asagoo Takbiirsana”Allaahu Akbar ”’ Gabadh cadaan ah Kufsaday-Video.

Ninkan Soomaaliga ah oo lagu magacaabo Cabdiraxmaan Cali oo 35 sano jir ah ayaa waxaa la sheegay inuu xarun Shidaale ah oo ku taala magaalada Mapleton ee gobolkaas North Dakota ee dalkaas Mareykanka uu goor hore oo aroor ah uu soo xaadirey ka dibna uu gabar ka shaqeynaysay halkaas uu si xoog ah ugu ka […]

December 29th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Shir deg deg ah oo ay isugu yimaadeen Xildhibaanada Dhulbahante , Warsangeli , Wasiiro & waxgarad oo ka dhacay Xamar.

Wararka shabakada Horufadhi ka helayso magaalada xarunta u ah dalka Soomaaliya ee Muqdisho ayaa sheegaya in halkaas ay isugu yimaadeen maalinimadii shalay ahayd inta badan Xildhibaanada gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn{Daagamada Buuhoodle}, wasiirada labadaas beelood ugu jira dawladda Ali Ahmed Jaamac{Jengeli} iyo Ahmed Jaamac {Ilka-jiir}. Gudida goboladaas , mas’uuliyiinta Khaatumo, waxgarad, ganacsato iyo waxgal.   […]

December 29th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented

  • farxiyo: test
  • NINA: ceegaag kkkkkkkkk meesha aniga iyo adiga nalama taraxo yaad u sheegi baaqa kkkkkkk
  • NINA: adna adan waxay ahyd marwadii raysalwasaarihii hore ee soomaaliya marxuun cigaal mansab iyo sharaf dawladeed...
  • NINA: ali wanlawayn ma kelmad cay ah baad mooday wanlawayn ama daafeed hadba sida loo yaqaan waa magaaladii ugu codka...
  • Ceegaag: Asc. Maantoo dhan ISAAQ nooga sheekeeya, waar wuxu maxay ahaayeen?! Xantii la sheegi jiray baa wax ka...