Home » November 27th, 2015 Entries posted on “November, 2015”

Casharadii naxwaha Afka Soomaaliga iyo Qaybtii 3Aad.

Waxaynu ku jirnay qaybaha magaca, waxaynu horey uga soo hadalnay qaybtii koowaad. Casharkanna waxaynu ku soo gudbinaynaa laba qaybood oo kale. 2. QAYBTA LABAAD: marka laga eego magaca dhinaca sinjiga, oo uu noqonayo laba qaybood; B. MAGAC LAB: waa magac u gaar ah labood nafley ah oo leh astaamaha labka. Laboodkaasi ha ahaado dad, xoolo,dugaag […]

November 27th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Daawo- Boqor Buurmadow” 13 Garaad iyo 90 Caaqil ayaa Khaatumo Sameeyey” Quus beeynu joognaa maanta-Video.

Boqor Cismaan Buur-madow oo Maanta Hargaysa kusoo Laabtay ayaa afka Furtay isaga oo weeraray Maamulka Hargaysa iyo Madaxdiisa Waxaana dhanka kal uu ka Hadlay Xaalada Jaah Wareerka ah ee Maamulka Hargaysa ku jiro. Dhanka kale Buur Madow ayaa Wax Dhintay ku tilmaamay Siyaasiyiinta Maamulka Hargaysa oo uu sheegay in ay Go,doon Galiyeen Maamulka Hargaysa Waxaana […]

November 27th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Madaxweynaha Khaatumo iyo wafti reer Maakhir ah oo la kulmay Safaaradaha ku yaala Nairobo_SAWIRO.

waxa Magaaladda nairobi kula Kulmay safaarada Ethipia Ee dalka Kenya wafdi ka Kala Socda Khaatumo Iyo maakhir waxana wafdiga Khaatumo Hogaaminaya Madaxweynaha Khaatumo cali khalif galaydh Iyo Madaxweynahii hore Ee Khaatumo  maxamed Yusuf Jamac (Indhosheel) Waxana Wafdigani Oo ka Koobnaa Wasiiro khaatumo oo ka Mid Ahaa wasiirka   Xirirka caalamiga Ee khaatumo,Iyo Xubno kale oo […]

November 26th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Daawo- Qudbadii Garaad Saleebaan Garaad Maxamed” Anagu waan Midowney, Umadduna anaga na Eersan mayso”-Video.

Ka dib markii uu soo xidhmay shirkii Madaxdhaqameedka gobolada SSC ee Khaatumo State ayaa waxa halkaas ka hadlay inta badan Garaadada, waxana qudbadani tahay tii Garaad Saleebaan Garaad Maxamed, Garaadka ayaa dadka deeganada Khaatumo u sheegay inaysan ku mar marsoon Madaxdhaqameedka” Isimadii hadaanu nahay heshiiney, Adhiyahoow hadii Bahal kugu jireyna lagaa saar, hadii Balaayo kugu […]

November 25th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Daawo – Taliyaha ciidanka xooga dalka oo Xeryaha Kismaayo ku kormeeray Boqolaal Militaryga Somalia oo tababaranaya-Video.

Taliyaha Ciidamadda Xoogga dalka Soomaaliyeed Sareeye Gaas Maxamed Aaden Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo oo socdaal shaqo u jooga magaalada Kismaayo  ayaa maanta u kuur geliyey xaaladda dhabta ah ee ay ku nool yihiin Ciidanka, wuxuu ku tagey xeryaha  ay dagan yihiin Ciidamadda Xoogga dalka ee duleedka magaalada Kismaayo, halkaas oo  uu kula hadlay ciidamadda […]

November 25th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Daawo- Muqaal dhamaystiran Go’aamadii Madaxdhaqameedka deeganada SSC & Qudbadihii oo dhan-Video.

Shirweyne Madaxdhaqameedka beelweynta Dhulbahante beryahanba uga soconayey deeganadii ay ku sugnaayeen, kaasoo markii hore ku qabsoomay Qoriey, ayaa war saxafadeedkiisii lagu qabtay  Duleedka deegaanka Dharkeyn-Geenyo oo hada ay ku sugan yihiin inta badan Madaxda dhaqanka ee beeshu halkaas oo ay u joogaan soo afmeerida xiisad yar oo u dhaxaysa laba Juffiyood. Shirkan oo ay qabteen […]

November 24th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Warbixin xiisa badan:Xiisad weyn oo ka dhex oogan dalalka Turkey iyo Ruushka iyo Dunida oo si weyn uga hadashay dayuuradii la ridey.

Labada dal ee Turkey iyo Raashka ayaa si weyn waxa uga dhex Aloosan xiisad ka dhalatay ka dib marki Diyaarad ay Raashku lee yahay ay si badheedh ah ugu soo xadgudubtay hawada dalka Turkey, isla markaana ay burburiyeen militaryga dalkaasi Turkey, inkastoo wararkii ugu danbeeyey sheegayaan in labadii duuliye ay bed qabaan, isla markaana gacanta […]

November 24th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Daawo- Ciidanka Cirka ee Turkey oo Dhulka soo dhigay Diyaarad Ruushku lee yahay Oo Daan-daansatay-Video.

Milateriga Turkiga ayaa sheegay inuu soo riday diyaarad dagaal uu leeyahay Ruushka meel ku dhow xadka Suuriya, kadib markii ay ku soo xadgudubtay hawada Turkiga. Wasaaradda Difaaca Ruushka ayaa xaqiijiyay diyaarad nooceedu ahaa Su-24 ay ku bur burtay gudaha Suuriya, kadib markii Gantaal lagu dhiftay. Duuliyaha diyaarada ayaa la sheegay inuu iska tuuray diyaarada, markii […]

November 24th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Abukar Cawaale Qaad-diid Mise Qabiil-doon. Qalinkii: Aadan Xabeeb.

Abukar Cawaale Qaad-diid Mise Qabiil-doon. Qalinkii: Aadan Xabeeb Salaanta islaamka ayaan idinku salaamayaa Asalaamu Calaykum Waraxmatulaahi Wabarakaatuhu, salaam dabadeed waxaan u mahad celinayaa alihii inagu manaystay awoodaha badan oo ay ka mid tahay awooda aan qoraalkan ku qoray iyo ka aad ku akhrinayso hadda. Sida ciwaanka qoraalkan ka muuqata waxaan abbaarayaa aragtida ninka lagu magacaabo […]

November 24th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Dawladda Turkey oo wada qorshe shir la isugu keenayo Madaxdhaqameedka Waqooyi iyo Koonfur.

Qorshahan ayaa ujeedkiisu yahay in lagu ogaado fekerka dhabt ah ee beelaha waqooyiga Soomaaliya degan ka qabaan arintan beesha dhexe la qoodhaadhayso ee gooni goosadka ah, waxaana dawladdaha arintan soojeediyey ee kuwa Islaamku isku raaceen in Turkey lagu taageero shir heer madaxdhaqameed ah oo labada daraf ee dalkii Somaaliyeed uu u kala jaray gumaystayaashii Talyaaniga […]

November 23rd, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Recently Commented

  • dhunkaal: hadjakhley INA waran cadde weligiisba meelaha daciifka ah ayuu ka hadlaa waa doorshan ama xaar walwaal...
  • Fardojaan: Mahadsanid Sida Fudud Ee Aad Xilka Uga Tagtay Buuq La,aan. Waa Dimuqraadiyad in Qofku Is Casilo hadii Uu...
  • Ceegaag: SAHANKII NABADDA MIYAA SOCDAALKANI?
  • ahmed: ha bakhlayso waa iidoor iyo bakhdiisii adeer adiga oo iidoor ah miyaa imaan kara garoowe adiga biixi toona ma...
  • ahmed: Cid fahamtay ma jirto waxa aad soo qortay oo tirade badan madax iyo majo ma leh