|

Ogaysiis: Dhamaan jaaliyadda Soomaaliyeed ee Nairobi & Shirka taagerada Khaatumo & Maakhir.

dhamaan jaaliyada Soomaaliyeed inay ka soo qayb galaan shir balaadhan oo lagu taageerayo midowga maakhir iyo khaatumo shirkan oo ay soo qaban qaabiyeen jaaliyada soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka kenya shirkan waxa kasoo qayb galidoonaa madax Soomaaliyeed, wuxu ka dhacayaa Sir Ali Club,.

wakhtiga waa 1:30 duhurnimo 01/12/2015

kasoo qayb gal wacan.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=8395

Posted by on Nov 30 2015. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: Waxaan u sheegaya Madaxda Dawladda Federaalka Soomaaliyeed, gaar ahaan, Madaxweynaha iyo Ra’isal...
  • Turab: Bismillaah Cawad iyo kaadka wasaarada arrimaha debeda, maxaa kala haysta. Wasaaradii waxay noqotay, meel...
  • Abdi: Dad beri hore aroos lagu xeraystay ayuu ka sheekaynaya.
  • Abdi: Intaasina waxay ahayd bakh bakhdii iyo beentii Puntland ku caanamaali jirtey.
  • Abdi: Runtu waxay tahay: Guddoomiye Gobol oo isu haysta inuu yahay “Madaxweyne Wadan” waxay ka dhigan...