|

Hambalyo Dhalasho Mudane Shaafici Garbiye iyo Marwo Hibaaq Abdelrasaaq oo wiil ugu dhashay Minneapolis .

Anagoo ah shaqalaha shabakada horufadhimedia, wariyayaasha ka hawlgala iyo maamulkaba waxaanu hambalyo farxadeed u direynaa Mudane aqoonyaan Shaafici Garbiye iyo Mawadiisa qaaliga ah Hibaaq Abdelrasaaq oo wiil ugu dhashay magaalada Minneapolis ee gobolak Minnesota ee dalka Maraykanka.

Wiilka ayaa loo bixiyey Ayuub Shaafici, waxaan leenahay Ayuub noqo kii diintiisa, dalkiisa iyo dadkiisaba anfaca, noqdana mid lagu hirto.

Shaafici iyo Hibaaqna Hamablyo markale.

Shababakada Horufadhi Media

horufadhi.com@gmail.com

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=8407

Posted by on Nov 30 2015. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Murjin: Duqa Caliya doormat samba ahaa ayaa la doorman Yuu dudin hee
  • Hirad: Kkkkk miskiin cali ciise waan ka naxay wuu ooyay
  • Ali yusuf: Wasirka deface ee UK ee somaliland yimid
  • Ali yusuf: Sodigi cadalada waday horufadhi away wssirki deface ee somaliland yimisd
  • Abdi: Tollow, miyayan haween kani rag u tashadda lahayn? Mise rag iyo dumar waa wada qaran jab?