|

Daawo: Magaalada London oo laga taageeray midowga maamulada Khaatumo iyo Maakhir{Video+Sawiro}.

Kulan balaadhan oo ay soo qaban qaabiyeen gudiga jaaliyada khaatumo state ee Magaalada London ayaa waxaa kasoo qayb galay masuuliyiin ka tirsan maamulka, gudoomiyaha Haweenka qaranka soomaaliyeed ee uk, xubno kale oo kamida jaaliyada khaatumo state ee Uk.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

intii ay xafladan socotay ayaa waxaa siwayn loogu taageeray Qorshaha Wafdiga madaxwayne Cali Khaliif ee Mudooyinkii ugu danbeeyay ku sugnaa   Nairobi, go,aankii kasoo baxa golaha dhaqanka ee maamulka khaatumo iyadoo dhanka kana baaq loodiray guud ahaanba jaaliyadaha dibada ee kasoo jeeda deegaamada SSC islamarkaana loogu baaqay inay taageero buuxda lagarab istaagaan midawga maamulka.

gabogabadii munaasabadan ayaa waxaa shahaado sharaf lagudoonsiiyey Wasiir kuxigeenka arimaha dibada maamulka khatumo state Marwo Safiya Cali Caateeye oo ay jaaliyda khaatumo state ee UK, ku amaaneen dadaalada ay muujisay mudadii ay xilka haysay .

Lo1 Lo2 Lo3 LO4 LO5 LO6 LO7

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=8374

Posted by on Nov 30 2015. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • ali yusuf: imisa Ayaan lahayn putland ma adkaysan kartiin ee jamhuriyada barakaysan ha isku doon doonanina. si fican...
  • Ibrahim X Dh. Adam: scww, maasha allah, maantuun baan is leeyahay taladii waa la helay, in horumar loo jeesto, waddo...
  • Dhaqane: Lama sii daayeene boqor buur madow baa wadada loo banaynayaa
  • Abdi: Hadalka gabdhuhu sheegeen run buu u egyahay. Nimanka barnaamijka diyaariyey babdho may waraysan, ee gurigooda...
  • Turab: Bismillaah Baafin, maamulkii Khatumo xagee ku danbeeyey. Intii uu Buhodle joogay cawey u ahayd ummadda reer...