|

Daawo: Dhaanto la baxday Dhiidhiya oo lagu soo bandhigay Xafladii Khaatumo ee Nairobi{VIDEO}.

Dhaantadan ayaa lagu soo bandhigay xafladii Wufuudii madaxweynaha Khaatumo mudane Ali Khaliif Galaydh, waxana dhaantadan loogu magacdaray Dhiidhiya, waxana qaaday kooxda DANAB, dhaantadan ayaa dhiiga ku kicisay reer Khaatumo.

HALKAN KA DAAWO DHAANTADA…..

Waxaana dhaantadani ay ruxday guud ahaan dadkii xaflada yimid oo uu Madaxweynuhu ka mid yahay.

Horufadhi.com@gmail.com

dhaantada dhiidhiya

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=8411

Posted by on Nov 30 2015. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: ISKA HADLOW INA IGARRE. SOMALILANDEEY MARNA TAAGTA MARNA TAMARTA.
  • Abdi: Iska hadlow INA IGARRE. Marka la eego xawligii ay ku socotay, Puntland meel roon bay maanta joogi lahayd haddii...
  • Abdi: HAMBALYO iyo BOGAADIN baanu hawada u marinayna madaxda gobolladda ee ka biyo diiday “WarmurtiyeedkaR...
  • Abdi: Rag waaweyn oo madax u ah ummad Soomaaliyeed ayaa afar casho shir u fadhiyey. Waxay soo bandhigeen bakh iyo...
  • Turab: Bismillaah “Dawladi, waa heshiis shacab”, Hargeysa waxa ka taliya, ma aha dawlad ee waa xukun ku...