|

Daawo Video Wiil Soomaliyeed Oo Kadigay Arimo Dhib Ku Ah Umada Soomaliyeed

Laascaanood Somalia wiilkan dad yar oo lagu magacaabo Aqoonyahan Axmed C/raxmaan Cali ayaa waxa uu sooban dhigay barnaamij aad u qiimo badan kaasi oo ah mid aqoon faa idaysi umada soomaliyeed looga faa idaynayo ah hadaba barnaamijkan ayaa ah mid aad uqiimo weyn waxaana barnaamijku uu yahay dhibaatooyinka ay ku hayaan isticmaalka lacagaha lamariyo hawada oo yagu markaasi qaabab kala duwan loo isticmaalo aqoontan oo ah mid iftiimisay waxbadan qofkasta oo fiirsadaana uu noqonayo mid markaasi maskaxdiisa ay ku soodhacayso in waxani uu yahay wax jira oo markaasi aan been ahayn

HALKAN KADAAWO MUUQAALKA

dalka soomaliya ayaa ah mid burbursan hase ahaatee burburka dowlad la,aaneed ee haysat uu yahay mid loogu daray shufti nimo iyo in qofkastaaba uu samaysto qaab uu markaasi lacagaha u uruursado hadaba nala daawo barnaamijkan qiimaha badan ee uu walaalkeen inoogu faa ideynayo

wiil aan caadi ahayn mansha allah

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=8322

Posted by on Nov 29 2015. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: Waxaan u sheegaya Madaxda Dawladda Federaalka Soomaaliyeed, gaar ahaan, Madaxweynaha iyo Ra’isal...
  • Turab: Bismillaah Cawad iyo kaadka wasaarada arrimaha debeda, maxaa kala haysta. Wasaaradii waxay noqotay, meel...
  • Abdi: Dad beri hore aroos lagu xeraystay ayuu ka sheekaynaya.
  • Abdi: Intaasina waxay ahayd bakh bakhdii iyo beentii Puntland ku caanamaali jirtey.
  • Abdi: Runtu waxay tahay: Guddoomiye Gobol oo isu haysta inuu yahay “Madaxweyne Wadan” waxay ka dhigan...