|

Daawo Muuqaal:-Gurigii Loo Dhisayey Agoonta Ilma Kayse Samatar Baxnaan Oo Soo Gaadhay Heer Gabo Gabo Ah

Mudooyinkii Udanbeeyey Magaalada Buuhoodle Waxaa ka Socday Dhismaha Guri Loo Dhisayo Caruurtii Agoonta Iyo rajayda Ahayd Ee ilma Kayse Samatar Baxnaan Oo Hada Kunool deegaanka Heegaale  Baadiyahiisa Isla Markaana Aan Haysan Wax barasho Iyo Wax lamida Toona

HALKAN KADAAWO VIDEO

hadaba Gurigani Oo uu gacanta Kuhayo Shiikh C/rashiid Xaaji Samatar Oo Kamida Culimada Buuhoodle Ayaa Hada Soo gaadhay Heer Gaba Gaba Ah Waxaan Shiikhu Sheegay in Gurigan uu Dhamays Tiran Yahay Una Baahan Yahay In Yar Oo Isdaba Raacina Isagoo Baaq U Diray  Walaalaha Islaamka Ah Ee Khayrka Jecel.

Waxii faah faahina Kala xidhiidh Shiikh Cabdirashiid Xaaji Samatar tell 00252-634491046

 

IMG_8794 IMG_8775 IMG_8772

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=8327

Posted by on Nov 29 2015. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Turab: Bismillaah Suaal, qaabka dawlada Khatumo, xubnaheeda xilalka ka haya, ma waxay ku wada jooggaan, nidaam iyo...
  • ali: dulqaadkii waa naga dhamaaday, waxay joogta wakhtigii dhegta dhiiga loo dari lahaa majeerteen. wixii dhacaya ha...
  • Ali yusuf: Way Ina qosliyen Borama laga kopigareyey
  • wiil aadan cigale: Dadkii reer Puntland oo walaalihiin ahaa oo maanta madaxwaynohooda soo dhaweeyay ma quuri waydeen...
  • Ceegaag: Turab, Marka xaqiiq laga hadlo cid ammaanani ma jirto reer SSC, ha ahaadeen ISIMMO ama SIYAASIYIINBA ee uu...