|

Daawo: Kulan balaadhan oo loo Qabtay Madaxweyne Galaydh iyo boqolaal qof oo yimid-SAWIRO.

Waxaa magaalada Nairobi  ee Caasimada Dalkan  Kenya kadhacay kulan    Baladhan    oo si heersare ah loo soo agaasimay oo ay isku arkeen jaaliyada reer khaatumo ee ku dhaqan waddanka  Kanya.  iyo Wafti  Culus oo uu Hogaaminayo Madaxweynaha Maamulka Khaatumo Mudane  Cali Khaliif Galaydh. Kulankan oo Xambaarsaana Dareen Kal Gacal   oo Ka Duwan   Kulamadii  Hore , ayaa waxaa uu DHeex Maray Jaaaliyda Guud ee Reer KHaatumo ee Ku DHaqan  Gobolada Gayigan Kenya iyo Madaxdooda, Wuxuuna Daaranaa ama Ciwaan Looga DHigay Sagoontina Waftiga Cali Khaliif Hogaaminayo oo  Ka Kooban Maamulka KHaatumo iyo Waliba  Xidhibaano Ka Tirsan Dawladda Dalka Soomaaliya oo  Ka Mid ahaa  Waftiga cali KHaliif   ee Waayadn Ku Sugnaa Magaaladan  Nairobi.

 

Xafladan ayaa Waxaa ay Ku Soo DHamaatay jow Dagan  iyo Xasiloon,   Sidoo Kale Waxaa  Jirtay in uu Goobtaas  uu Cali Khaliif Gadha uu Ka Magacaabay Gudi    Gadh wadeen Ka Noqon Doonta Jaaliyada Guud ee Reer KHaatumo ee Ku DHaqan Kenya,  Siina Dar Dar Galisa  Arrimaha  Ka Jira   Hal-kan ee La Doonayo in maamul  ay Ku Midaysan Yihiin Maamulada Khaatumo Iyo Maakhir Lagu  DHisayo,

DHanka  Kale Waxaa Lagu Soo Badhay  DHaantooyin Xanbaarsan Dareen DHeeriya oo ay Soo Bandhigeen  Kooxda Danad oo ah Koox     Ku Caan Baxday    Ka Dubaaqa Xumaanta  Kuna DHiira Galisa Wanaaga  Dadka   Soomaaliyeed  Kuna Soo Badhiga Dareenkooda  Suugaan.

na1 na2 na3 na4 na5 na6 na7 na8 na10 na11 na12 na13 na14 na15 na16 na17 na18 na19

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=8348

Posted by on Nov 29 2015. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

5 Comments for “Daawo: Kulan balaadhan oo loo Qabtay Madaxweyne Galaydh iyo boqolaal qof oo yimid-SAWIRO.”

  1. masha allah
    isku duubni reer Khaatumo State
    sidaas baa inoo balan ah abadan

  2. Ànigu odaygaa indhosheel ma garan Xaalkiisa waa meesha kamatage waxna kama tare.

  3. intiinaaba hadad ciidanka qaranka Khaatumo ku biirteen at least lix bilood waan guuleysaneynaa . action is better than talking .lolz

  4. haybad aka dheere power

    sxb wal soo maad aheyn reer xamar lkn lagugu dhahay Aabah baa ka soo jeeday tuulada Taleex . kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.

  5. dheere power -haybad

    sade xlugoodle ugaadhyahan laandhere baad tahaye ha u bixin kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

Leave a Reply

Recently Commented

  • ahmed: Abdi waa dadka aan xalaasha iyo xaaranta kala aqoon oo ku qaraabta magaca soomaaliyeed 30 sano ayaad xaaraan...
  • Abdi: Waxa danta guud ku jirta in Madaxtooyaddu faraha kala baxdo ninka loo dooranayo “Ra’iisal...
  • ahmed: Ahmed danaha soomaaliyeed xmer maiyagaa gartay oo puntland ayaa garanwayday dib uGu noqo taarikhada soomalida...
  • Abdi: Cabdiweli waa xaaraan quud ka maarmay danaha Soomaaliyeed. Waxa ku filaaday dhaqaalaha uu ku urursaday magaca...
  • ahmed: Horfadhi ha nooga dhigin reer xamer in iyagu kaligood soomali yiheen adiga oo ah reer sool bal ii sheeg waxa...