|

Ogaysiis: Dhamaan Jaaliyadda reer Nairobi iyo Kulanka Sagootinta Wufuudii Madaxweyne Galaydh.

Waxa lagu wargalinayaa dhamaan jaaliyada khaatumo state ee ku dhaqan dalkanka kenya gaar ahaan magaalada Nairobi inay jirto Xaflad balaadhan oo lagu sagootinayo Madaxweeyne Cali Khaliif Galaydh iyo warbixin laydinka siin Doono howlihii ka socday Magaalada Nairobi waxay kadhacaysaa xafladaas Hall shirarka hotel ka Grand Royal Hotel taariikh waa 29/11/2015 Saacada Waa 1:30 Pm Duhurnimo .
Madaxweynuhu wuxuu ka waramayaa arimihii , kulamadii iyo dhamaan mas’uuliyiintii safaradihiiba.
balanteenu waa ka soo qaaybgal wacan. wixii faahfaahin kala soo xidhiidh Gudiga qaban qaabada
Jamac Axmed Shiil 0721105502
Axmed Maxamed Carale (Bisleeye) 720832583
 Horufadhi.com@gmail.com

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=8320

Posted by on Nov 28 2015. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

1 Comment for “Ogaysiis: Dhamaan Jaaliyadda reer Nairobi iyo Kulanka Sagootinta Wufuudii Madaxweyne Galaydh.”

  1. War soo dhagxiya munaafaqa daneystaha aha. Yuu madax weyne u yahay yuu xukumaa saaxdheer ma dhaafee

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: Soomaali sidaadaba goormaad wax garataan? Caqabaddaha dawladda Federaalka oryaal waa sahlan yihiin. Waxaana...
  • Abdi: Nacas, beenwaas Horufadhi website.
  • mohamuud: soomaalidu waa caddow carabtuna waa walaalaheen?
  • mohamuud: iibsashada licence ka
  • mohamuud: war dadka waxba uma haysaane xaraash macnahheda malaha ma garanaysaan 20% hadii laina siiyo faaidaan qabnaa...