|

Iska Horimaad Hubaysan Oo Ka Dhacay Gudaha Magaalada Laascaanood ( Akhriso Sababta ).

Hal qof ayaa ku geeriyooday ugu yaraan hal qof oo kalena wuu ku dhaawacmay iska horimaad Hubaysan oo xalay laba kooxood oo dablay ah ku dhex maray gudaha magaalada Laascaanood, agagaarka xaafada dhanka waqooyi ku taalla ee Jaammalaaye.

Iska horimaadkan ayaa waxa uu ka dhashay muran hadheeyay dhalinyarada rasaasta isu adeegsaday, kadib markii ay isku maan-dhaafeen heshiisyo lala galayo tahriibeyaal Qoommiyada Orromada ah oo lagu daadgureeyo gaadiidka loo yaqaano NOAH. Iyadoo la gaynayo magaalada Bosaso.

Abbaara kowdii habeenimo ayaa dhawaqa rasaas dhafan-dhaaf u dhacaysa ay ka bilaabantay magaalada, iyadoo ay adkayd in la helo warar sugan oo ku saabsan iska horimaadkan ayaa saaka wararka soo baxayaa ay sheegayaan in wiil dhalinyaro ah oo lagu magacaabo Sakariye Nuura-diin uu ku geeriyooday iska horimaadkii xalay dhacay.

Dhibaatada tahriibiyeyaasha Qoommiyada Orromada ayaa si xoog leh ay shacabku u hadal hayaan, iyadoo aysan jirin cid masuuliyad iska saartay in la xakameeyo Ganacsiga Sharci-darada ah oo dhaqaale fara-badan ay kasoo hooyaan kooxaha ku shaqaysta, taas oo ay ka dhalatay iska horimaadyo hubaysan oo ka dhex qarxa gudaha magaalada Laascaanood.

Todobaad ka hor ayay ahayd markii Suxufi lagu xidhay Warbixin uu ka diyaariyay dhismeyaal lagu xareeyo Qoommiyada Orromada oo ku dhex yaalla gudaha magaalada Laascaanood, iyadoo haatan sida foolkanaha ay u qaraxday dhibaatooyinka kala duwan ee ka dhalan kara ka Ganacsiga Tahriibeyaasha.

Aadan Xabeeb-Freelance Journalist

Laascaanood, Somalia.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=8299

Posted by on Nov 28 2015. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

7 Comments for “Iska Horimaad Hubaysan Oo Ka Dhacay Gudaha Magaalada Laascaanood ( Akhriso Sababta ).”

  1. haye ma baraxley baa metaleysa

  2. Balataxo

    Inaabti Horta waxaas oo daarood naceyb ah maad Iska daysid maxaa Laascanood badhalaxley ka dhigay adoo og inuu Hal qabiil Dego kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk mise haberjeclo baa Degan kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  3. Yarka xalay la dilay waa reer Cilmi from Adhicadeeye lolz .

    Idoor liqe in Laascanood, Khaatumo. Somalia .

  4. Aden Jaamac Oogle joker weeye wariye, sports , qora. Waa mid Ka mid ah ex-Laascanood idoor liqe Lolz . Barigii Radio Laascanood Lolz

  5. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Warara hooose waxay sheegaayaan in durb la kufsaday MAJEERTEENKIIIkkkkkkkk dhuuusowaynayaal waliba sidiii laascaano xaga danbeey kaga wada dddhacday ilay waa fulayeey

    marka dhabtu timaado FAANKU ma shaqeeeyo

    waxaan daawaday sawiradii markii raiisal calool buur uu garawo ka dhooofayey kuligoood muragada ka muuqata waxay cadaynaysaaa in dagaalkii gus waa horeba ku tagay

    war daaarooday mar dhow fisha

  6. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    ILKO DOOFAAAR SAHANSAN majeeerteeen waa sahansanyihiin kkkkkkkkkkkkkkkkk

    talooow isaaq masaan bay isaga dhicin lahaaayeeen

    dhabayaco awalaba waxaa u dagaalami jiray

    dhulbahante,warsangali leeelkase iyo biciiid yahan intaas na hal hal wacala mooyaane dagaalka kuma jiraaaan

  7. Kkkkkkkk umadda soomaali diidka iyo gaal cadaaan jacaylkow waad salaaaaxantihiiiiiin kwrma guskiii ingiriiiska akhyaaarey fahma dee waaa snm wixiii ah iyo wixiii taaabacsan

Leave a Reply

Recently Commented

  • ali yusuf: imisa Ayaan lahayn putland ma adkaysan kartiin ee jamhuriyada barakaysan ha isku doon doonanina. si fican...
  • Ibrahim X Dh. Adam: scww, maasha allah, maantuun baan is leeyahay taladii waa la helay, in horumar loo jeesto, waddo...
  • Dhaqane: Lama sii daayeene boqor buur madow baa wadada loo banaynayaa
  • Abdi: Hadalka gabdhuhu sheegeen run buu u egyahay. Nimanka barnaamijka diyaariyey babdho may waraysan, ee gurigooda...
  • Turab: Bismillaah Baafin, maamulkii Khatumo xagee ku danbeeyey. Intii uu Buhodle joogay cawey u ahayd ummadda reer...