Home » November 30th, 2015 Entries posted on “November, 2015”

Daawo: Dhaanto la baxday Dhiidhiya oo lagu soo bandhigay Xafladii Khaatumo ee Nairobi{VIDEO}.

Dhaantadan ayaa lagu soo bandhigay xafladii Wufuudii madaxweynaha Khaatumo mudane Ali Khaliif Galaydh, waxana dhaantadan loogu magacdaray Dhiidhiya, waxana qaaday kooxda DANAB, dhaantadan ayaa dhiiga ku kicisay reer Khaatumo. HALKAN KA DAAWO DHAANTADA….. Waxaana dhaantadani ay ruxday guud ahaan dadkii xaflada yimid oo uu Madaxweynuhu ka mid yahay. Horufadhi.com@gmail.com

November 30th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Hambalyo Dhalasho Mudane Shaafici Garbiye iyo Marwo Hibaaq Abdelrasaaq oo wiil ugu dhashay Minneapolis .

Anagoo ah shaqalaha shabakada horufadhimedia, wariyayaasha ka hawlgala iyo maamulkaba waxaanu hambalyo farxadeed u direynaa Mudane aqoonyaan Shaafici Garbiye iyo Mawadiisa qaaliga ah Hibaaq Abdelrasaaq oo wiil ugu dhashay magaalada Minneapolis ee gobolak Minnesota ee dalka Maraykanka. Wiilka ayaa loo bixiyey Ayuub Shaafici, waxaan leenahay Ayuub noqo kii diintiisa, dalkiisa iyo dadkiisaba anfaca, noqdana mid […]

November 30th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Ogaysiis: Dhamaan jaaliyadda Soomaaliyeed ee Nairobi & Shirka taagerada Khaatumo & Maakhir.

dhamaan jaaliyada Soomaaliyeed inay ka soo qayb galaan shir balaadhan oo lagu taageerayo midowga maakhir iyo khaatumo shirkan oo ay soo qaban qaabiyeen jaaliyada soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka kenya shirkan waxa kasoo qayb galidoonaa madax Soomaaliyeed, wuxu ka dhacayaa Sir Ali Club,. wakhtiga waa 1:30 duhurnimo 01/12/2015 kasoo qayb gal wacan.

November 30th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Wax badan ka ogoow kooxo Qaswadayaal ah oo u adeega maamulka PL oo ku Qulqulaya Nairobi{Warbixin}.

Shabakada horufadhimedia ayaa baadhitaan ku samaysay kooxo labadii bilood ee u danbeeyey si weyn olole uga waday magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya. Baadhitaan horudhac ah ayaa lagu ogaaday in kooxahani ay isugu jiraan dhawr qaybood oo wejiyo kala duduwan iyo ujeedooyin kala qarsoonleh. Kooxda koobaad ayaa ah xubno ku sugnaa Nairobo oo aan saameyn […]

November 30th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Daawo: Magaalada London oo laga taageeray midowga maamulada Khaatumo iyo Maakhir{Video+Sawiro}.

Kulan balaadhan oo ay soo qaban qaabiyeen gudiga jaaliyada khaatumo state ee Magaalada London ayaa waxaa kasoo qayb galay masuuliyiin ka tirsan maamulka, gudoomiyaha Haweenka qaranka soomaaliyeed ee uk, xubno kale oo kamida jaaliyada khaatumo state ee Uk. HALKAN KA DAAWO VIDEO intii ay xafladan socotay ayaa waxaa siwayn loogu taageeray Qorshaha Wafdiga madaxwayne Cali […]

November 30th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Daawo: Kulan balaadhan oo loo Qabtay Madaxweyne Galaydh iyo boqolaal qof oo yimid-SAWIRO.

Waxaa magaalada Nairobi  ee Caasimada Dalkan  Kenya kadhacay kulan    Baladhan    oo si heersare ah loo soo agaasimay oo ay isku arkeen jaaliyada reer khaatumo ee ku dhaqan waddanka  Kanya.  iyo Wafti  Culus oo uu Hogaaminayo Madaxweynaha Maamulka Khaatumo Mudane  Cali Khaliif Galaydh. Kulankan oo Xambaarsaana Dareen Kal Gacal   oo Ka Duwan   […]

November 29th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Daawo Muuqaal:-Gurigii Loo Dhisayey Agoonta Ilma Kayse Samatar Baxnaan Oo Soo Gaadhay Heer Gabo Gabo Ah

Mudooyinkii Udanbeeyey Magaalada Buuhoodle Waxaa ka Socday Dhismaha Guri Loo Dhisayo Caruurtii Agoonta Iyo rajayda Ahayd Ee ilma Kayse Samatar Baxnaan Oo Hada Kunool deegaanka Heegaale  Baadiyahiisa Isla Markaana Aan Haysan Wax barasho Iyo Wax lamida Toona HALKAN KADAAWO VIDEO hadaba Gurigani Oo uu gacanta Kuhayo Shiikh C/rashiid Xaaji Samatar Oo Kamida Culimada Buuhoodle Ayaa […]

November 29th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Daawo Video Wiil Soomaliyeed Oo Kadigay Arimo Dhib Ku Ah Umada Soomaliyeed

Laascaanood Somalia wiilkan dad yar oo lagu magacaabo Aqoonyahan Axmed C/raxmaan Cali ayaa waxa uu sooban dhigay barnaamij aad u qiimo badan kaasi oo ah mid aqoon faa idaysi umada soomaliyeed looga faa idaynayo ah hadaba barnaamijkan ayaa ah mid aad uqiimo weyn waxaana barnaamijku uu yahay dhibaatooyinka ay ku hayaan isticmaalka lacagaha lamariyo hawada […]

November 29th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Ogaysiis: Dhamaan Jaaliyadda reer Nairobi iyo Kulanka Sagootinta Wufuudii Madaxweyne Galaydh.

Waxa lagu wargalinayaa dhamaan jaaliyada khaatumo state ee ku dhaqan dalkanka kenya gaar ahaan magaalada Nairobi inay jirto Xaflad balaadhan oo lagu sagootinayo Madaxweeyne Cali Khaliif Galaydh iyo warbixin laydinka siin Doono howlihii ka socday Magaalada Nairobi waxay kadhacaysaa xafladaas Hall shirarka hotel ka Grand Royal Hotel taariikh waa 29/11/2015 Saacada Waa 1:30 Pm Duhurnimo […]

November 28th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Iska Horimaad Hubaysan Oo Ka Dhacay Gudaha Magaalada Laascaanood ( Akhriso Sababta ).

Hal qof ayaa ku geeriyooday ugu yaraan hal qof oo kalena wuu ku dhaawacmay iska horimaad Hubaysan oo xalay laba kooxood oo dablay ah ku dhex maray gudaha magaalada Laascaanood, agagaarka xaafada dhanka waqooyi ku taalla ee Jaammalaaye. Iska horimaadkan ayaa waxa uu ka dhashay muran hadheeyay dhalinyarada rasaasta isu adeegsaday, kadib markii ay isku […]

November 28th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented

  • farxiyo: test
  • NINA: ceegaag kkkkkkkkk meesha aniga iyo adiga nalama taraxo yaad u sheegi baaqa kkkkkkk
  • NINA: adna adan waxay ahyd marwadii raysalwasaarihii hore ee soomaaliya marxuun cigaal mansab iyo sharaf dawladeed...
  • NINA: ali wanlawayn ma kelmad cay ah baad mooday wanlawayn ama daafeed hadba sida loo yaqaan waa magaaladii ugu codka...
  • Ceegaag: Asc. Maantoo dhan ISAAQ nooga sheekeeya, waar wuxu maxay ahaayeen?! Xantii la sheegi jiray baa wax ka...