Home » October 28th, 2015 Entries posted on “October, 2015”

Daawo- Madaxweyne Xasan oo dhaqaalihii oo codad doorasha 2016 ku Iibsan lahaa Sucuudiga ka soo qaadanaya-Sawiro.

Warar Diblumaasiyadeed oo laga helayo magaalada Riyaadh ee dalka Sucuudiga oo uu booqasho rasmi ah ku joogo madaxweynah Soomaaliya Xasan  Sh Maxamuud  ayaa xaqiijinaya in Madaxweynuhu uu halkaas u tegay hal ujeedo oo kali ah, kaasoo ah inuu dalka Sucuudiga ka soo qaato lacag dhan 30 Milyan oo Dollar oo cadaan ah, taasoo uu ku […]

October 28th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Daawo- Taliyaha Ciidanka Xooga dalka oo sheegay goorta ciidanka Xoogu dalka la wareegayana-VIDEO.

Taliyayaasha Ciidamada SOomaaliya iyo AMISOM ayaa diyaariyey qaabkii nabadeynta dalka loo qaban ahaa, iyo sidii gacan bir ah amaanka loogu sugi lahaa iyo sidoo kale xiligii ciidankii xoogu dalka la wareegi lahaayeen. HALKAN KA DAAWO… Shirka waxa isugu yeedhay Sareeye Gaas Maxamed Aadan Ahmed{Gen. Buud} wuxuuna halkaas ugu gudbiyey qaabka Istaraatijiga ah ee markaasu uu […]

October 28th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Daawo Video:-Warkii Idaacada Radio Khatumo Muungab Oo Shaqada Looga Caydhiyey Ee Dayn Uu usoo Jeediyey Wasiirka Amniga Somaliya & Ula Jeedaka Safarka MD-Xasan Shiikh Kutagay Sucudiga

Dhagaystayaal Kusoo Dhawaada Baahintii Fdnimo Ee Idaacada Radio Khaatumo Cdka Shacabka Khaatumo Oo idibkaga Imaanaya Studio Buuhoodle Isla Markana Aad Kudhagaysan Doontaan Qodoo Idin Xiisa Galiya HALAKN KADAAWO VIDEO

October 27th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Daawo- Abdelrisaaq Dawdar oo Noqday horgalkii ugu horeeyey ee iscasilada-Video.

Abdelrasaaq Khaliif Ahmed{Dawdar} ayaa iska casilay xilkii wasiirnimo oo uu sheegay inuu shan sanadood iyo dhalaaciin hayey, wuxuuna ku sagootiyey Siilaanyo inuu xataa Xisbigii uga baxay, asagoo gabaygii Ali Dhuuxna ugu daray. HALKAN KA DAAWO….. Abdelrisaaq Dawdar wuxuu sheegay inuu xilkaas uga tagay cadaalad daro iyo maamul xumo, inkastoo uusan ka hadlin halka uu tagi […]

October 27th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Wasiirkii hore ee arimaha debeda ee maamulka Somaliland oo Muqdisho ka degay.

Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa xaqiijinaya in Wasiirkii hore ee arimaha debeda u qaabilsanaa maamulka la baxay Somalililand Maxamed Abdullaahi Cumar{Been-Bidaarleh} uu ka degay garoonka dayuuradaha ee magaalada Muqdisho ee Aadan Cadde. Ninkan ayaa diyaarada East Afrika ka raacay magaalada Nairobi, waxaana lagu soo dhaweeyey magaalada Muqdisho. Maxamed Abdullaahi Cumar ayaa la arkay asagoo […]

October 27th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Shirkadda Telesom oo bilowday Ololaha doorashada ee maamulka Burburay ee Hargaysa & shacab cabasho soo gaadhsiiyey warbaahinta.

Shacabka deeganaada SSC gaar ahaan kuwa Laascaanood ayaa maalmihii u danbeeyey aad uga cabanayey shirkada isgaadhsiinta ee Telesom oo faafinayso fariimo qoraaleed dhiirgelin ay ku sheegeen taasoo loogu Ololeenaya maamulka dumaya ee Siilaanyo. Dadka oo warbaahinta la soo xidhiidhay ayaa aad uga cabanaya dhaqanka shirkadan oo ay sheegeen inay buux dhaafiyeen sanduuqooda fariimaha ee telefoonaadka […]

October 26th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Deg deg- Daawo- Samaalle ” Tikniko ayaa lagu xumayaa, Xabad baa dhacaysa” Siilaanyow fadhiyi misid Kursiga-Video.

C/Casiis Samaalle ayaa shir jaraa’id ayaa ku qabtay Hargaysa wuxuuna ku dhawaaqay in Siilaanyo gudoonsaday in xabad iyo Dababad talada ku sii hayo xisbigana uu u xidhay nin, wuxuuna shegay in RRU iyo dabaabad aysan sii jiri doonin, wuxuuna sheegay Samaalle in shir beeleedka ka dhacay Madaxtooyada Hargaysa uu ka dhacay. HALKAN KA DAAWO… Wuxuu […]

October 26th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Somaliland: People With Disabilities Abused, Neglected Ensure Oversight; End Chaining, Involuntary Treatment .

Somaliland: People With Disabilities Abused, Neglected Ensure Oversight; End Chaining, Involuntary Treatment (Nairobi, October 26, 2015) – People with mental health conditions in Somaliland are increasingly forced into institutions, where they face serious abuses and poor conditions, Human Rights Watch said in a report released today. The Somaliland authorities should provide oversight for all mental […]

October 26th, 2015 | Posted in english news | Read More »

Daawo- Human Rights Watch oo Qayla-dhaan ka soo saartay sida maamulka Somaliland ula dhaqmo dadka Naafada ka ah Maskaxda-Video Argagaxleh.

Hay’ada u dooda Xuquuqda Aadanaha ee fadhigeedu yahay magaalada New-york ee dalka Maraykanka ayaa qaylo dhaan adag ka soo saartay sida liidata ee loola dhaqmo dadka maskaxda ka jiran ee ku dhaqan dhulka maamulka la baxay Somaliland ka taliyo, Hay’ada ayaa soo bandhigtay dad Silsilado lugaha laga gashy, kuwa la bahdiley, meelo liidata iyo nolol […]

October 26th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Muuqaal Qurux Badan Oo Laga Diyaariyey Roobabkii Dayrta Ee Kada,ay Buuhoodle Iyo Barwaaqada Xiligan

Mudooyinkii Udanbeeyey Guud Ahaanba Deegaanada Soomalida Inta Badan waxaa Si Xawliya Uga Da Ayey Raxmaadkii Eebe Hadaba Magaalada Buuhoodle  Iyo Qaar Kamida Deegaano Hoos Yimaada Ayaa Waxaa Ugu Yaraan 8 Jeer Si Buuda Uga Helay Roobabka Dayrta Waxana Kuwaasi Siwen ugu Diirsaday Shacabka Kunool Buuhoodle Iyo Deegano Hos Yimaada HALKAN KADAAWO VIDEO Halkan Hada  Waa […]

October 26th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Recently Commented

  • Abdi: ISKA HADLOW INA IGARRE. SOMALILANDEEY MARNA TAAGTA MARNA TAMARTA.
  • Abdi: Iska hadlow INA IGARRE. Marka la eego xawligii ay ku socotay, Puntland meel roon bay maanta joogi lahayd haddii...
  • Abdi: HAMBALYO iyo BOGAADIN baanu hawada u marinayna madaxda gobolladda ee ka biyo diiday “WarmurtiyeedkaR...
  • Abdi: Rag waaweyn oo madax u ah ummad Soomaaliyeed ayaa afar casho shir u fadhiyey. Waxay soo bandhigeen bakh iyo...
  • Turab: Bismillaah “Dawladi, waa heshiis shacab”, Hargeysa waxa ka taliya, ma aha dawlad ee waa xukun ku...