|

Daawo- Taariikhda oo xaasaasi galay, Isku diyaarintii weerarkii Cirka, Dhulka & Badda ee Ingiriiska, intee Guuto ayaa diyaar noqday_Magayacda dadkii la saaray madaxooda abaal marinta-Video.

Barnaamijkan oo ah kii 34 Aad, waxa barnaamijkani ka hadlayaa sidii Gumaystihii Ingiriisku u abaabulay dagaalkii ugu danbeeyey, ciidamadii kala duwanayaa , Dayuuradihii dagaalka , tiradooda, habkii Sirta loo qarshay, magacyada dad badan oo madaxooda lacag la duldhigay. Saliid laga baadhanayey dalkeena, qaabkii Dayuuradhu dalkeena ku soo galeen loona qariyey.

HALKAN KA DAAWO…

Ninkii jabiyey Daraawiish ee xukunka dhulka Soomaalida ee waqooyi markaas haystay, sawirkiisa iyo magaciisa, qodobo kale oo xaasaasi ah muhiimna u ah taariikhda faca weyn ee daraawiish.

Soo Saare S Xaashi Dheere

kala Xidhiidh: Xaashi2008@gmail.com

anshar gaal weyn

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=7185

Posted by on Oct 30 2015. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Murjin: Duqa Caliya doormat samba ahaa ayaa la doorman Yuu dudin hee
  • Hirad: Kkkkk miskiin cali ciise waan ka naxay wuu ooyay
  • Ali yusuf: Wasirka deface ee UK ee somaliland yimid
  • Ali yusuf: Sodigi cadalada waday horufadhi away wssirki deface ee somaliland yimisd
  • Abdi: Tollow, miyayan haween kani rag u tashadda lahayn? Mise rag iyo dumar waa wada qaran jab?