|

Daawo- Ila Qosolka Maanta: Siilaanyo koox 10 ruux ah Duc duucayso oo Qol loo xidhay & xisbi ku sheegiisi Burburay-Video.

Dhacdooyinka qaar waa kuwa aan war noqon karin balse ahaan kara wax bulshado qosol ka dhigato, waxa ka mid ah nin Madaxweyne sheeganaya oo dadkii uu xukumayey toban ruux wax ka yari ku soo hadhay, maanta muuqaalkani waa Siilaanyo oo gacan ku dhiigle ina Kaahin iyo sideed ruux oo kale oo madoobaaday duc ducayaan, ayagoo kaadh ku sheeg xisbiyeed siinaya, waxana qol yar oo oo asaga iyo Muuse biixi la gashay uu ahaa mid ay joogeen 3 dumar ah iyo 5 nin dad aan ka badnayn, kuwaasoo ah hadhaadigii kooxdoo Kulmiye ee kala yaacday.

HALKAN KA DAAWO ADIGA QOSLI DOONEE…..

Siilaanyo oo gabow iyo dacdaro weyni ka muuqato, una muuqda nin cimrigiisii ciil ku dhamaystay, ayaa waxa laabta loogu qaboojinayaa ubax gabadhi ku daadinayso, balse asaga iyo Muuse Biixiba murugada wejigooda ka muuqata, guuldarada maamulkooda iyo wejigabuxu mahaa mid ay demiyeen hadalada nacam leynta ah ee ay dhawrkan ruux ku ganeen. Kooxdan ayaa si muuqaalka ay isugu dayaan inay hagaajiyaan waxay xataa diideen fadhigii ayagoo hareerihiisa isku soo ururshey, si muuqaalka loogu maleeyo dad badan.

Horufadhi.com@gmail.com

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=7131

Posted by on Oct 28 2015. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

1 Comment for “Daawo- Ila Qosolka Maanta: Siilaanyo koox 10 ruux ah Duc duucayso oo Qol loo xidhay & xisbi ku sheegiisi Burburay-Video.”

  1. GOOOFKA ANAA ISKALEH BAL CAR YAA KA DABA HADLAYA SIILAANYO

    WAKAAS DHEX MUSHAAXAYA XURUNTIII IDOORKA OO DHAN LOOGA TALIYO

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: Timirtii horeba dab loo waaaaaaaa.
  • Abdi: Waxa dhaba in Muuse Biixi Cabdi naf la caari yahay, oo ku jiro “illayn naf gawracayni geed kama...
  • Abdi: Booqashadda haddeer socota waa ciyi waaggii ka beryey.
  • Abdi: Waxaan u sheegaya Madaxda Dawladda Federaalka Soomaaliyeed, gaar ahaan, Madaxweynaha iyo Ra’isal...
  • Turab: Bismillaah Cawad iyo kaadka wasaarada arrimaha debeda, maxaa kala haysta. Wasaaradii waxay noqotay, meel...