Home » October 31st, 2015 Entries posted on “October, 2015”

Daawo Video:-Warkii Idaacada Radio Khaatumo Qodobo Xiiso Leh Gudoomiyaha Baarlamanka Maamulka Khatumo Oo Amar Adag Kasoo saaray Deegaanada Khaatumo Warar Xiiso Leh {Baahin}

Dhagaystayaal Ama Daawadayaal Kusoo Dhawaada Warkii Idaacada Radio Khaatumo Codka Shacabka Deegaanada Khaatumo State Of Somalia Oo Idinkaga Imaanaya Studio Buuhoodle HALKAN KADAAWO VIDEO Warka Waxaad Ku Dhagaysan Doontaan Qodobo Xiiso Leh Iyo Wararkii Ugu Danbeeyey Ee Deegaanada Khaatumo Waxaana Idiin Soo Jeedinaya Wariye Cabdicasiis Aadan Jaamac  

October 31st, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Daawo- Kitaabkii Injiil ee Dunida ugu cimriga dheeraa oo la soo bandhigay & Tuugii xaday oo Turkey lagu xidhay-Video.

HALKAN KA DAAWO WAXA DHACAY IYO MUQAALKA KITAABKAAS…..

October 31st, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Wasiirka Batroolka” Somaaliya Shidaal ayaa ka buuxa , weyna isku filaan doontaa”.

Wasiirka Batroolka iyo Macdanta dowladda Soomaaliya Maxamed Mukhtaar Ibraahim ayaa ka hadlay shir looga hadlayay Shidaalka Afrika oo lagu soo gaba gabeeyay magaalada Cape Town ee dalka Koofur Afrika. Wasiirka ayaa sheegay in Soomaaliya uu ka socdo dhaq dhaqaaqyo lagu sahminayo Soomaaliya, isagoo xusay in Caalamka uu isha ku haayo dalalka bariga Afrika oo lagu […]

October 31st, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Daawo- Taariikhda oo xaasaasi galay, Isku diyaarintii weerarkii Cirka, Dhulka & Badda ee Ingiriiska, intee Guuto ayaa diyaar noqday_Magayacda dadkii la saaray madaxooda abaal marinta-Video.

Barnaamijkan oo ah kii 34 Aad, waxa barnaamijkani ka hadlayaa sidii Gumaystihii Ingiriisku u abaabulay dagaalkii ugu danbeeyey, ciidamadii kala duwanayaa , Dayuuradihii dagaalka , tiradooda, habkii Sirta loo qarshay, magacyada dad badan oo madaxooda lacag la duldhigay. Saliid laga baadhanayey dalkeena, qaabkii Dayuuradhu dalkeena ku soo galeen loona qariyey. HALKAN KA DAAWO… Ninkii jabiyey […]

October 30th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Daawo VIdeo:-Warkii Idacada Radio Khaatumo Qodobo Xiise Leh {Baahin Dhamaystiran}

Dhagaystayaal Kusoo Dhawaada Warkii Fiidnimo Ee Radio Khaatumo Oo Idinkaga Imaanaya Studio Buuhoodle   HALKAN KADAAWO VIDEO Waxaana Kusoo Qaadan doonaa Wararkii Udanbeeyey Ee Soomaaliya Iyo Caalamka Intiisa Kale Kala Soco Radio Khaatumo Codka Shacabka Khaatumo State Of Somalia  

October 30th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Shirka Iskaashiga Hindiya iyo Afrika oo maanta ka furmaya New Delhi.

Shirka looga hadlayo Iskaashiga Hindiya iyo Afrika ayaa maanta ka furmaya magaalada New Delhi ee Caasimada dalkaas, iyadoo shirkan ay ka qeyb galayaan inta badan Madaxda Afrika. Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa soo dhoweeyay Madaxda Afrika, iyadoo shirka u dhaxeeya Hindiya iyo Afrika uu yahay shirkii saddexaad ee labada dhinac dhex maro. Shirkan ayaa […]

October 29th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Daawo- Ila Qosolka Maanta: Siilaanyo koox 10 ruux ah Duc duucayso oo Qol loo xidhay & xisbi ku sheegiisi Burburay-Video.

Dhacdooyinka qaar waa kuwa aan war noqon karin balse ahaan kara wax bulshado qosol ka dhigato, waxa ka mid ah nin Madaxweyne sheeganaya oo dadkii uu xukumayey toban ruux wax ka yari ku soo hadhay, maanta muuqaalkani waa Siilaanyo oo gacan ku dhiigle ina Kaahin iyo sideed ruux oo kale oo madoobaaday duc ducayaan, ayagoo […]

October 28th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Daawo- Gudoomiyihii barlamaanka Maamulkii PL ee iscasilay oo ka hadlay Asbaabaha uu xilka uga digay & Cudud loo sheegtay.

Wuxuu Siciid Xasan Shire tafaasiil ka bixiyey arimo badan oo qarsoonaa iyo ciidamo u xoog sheegtay oo deegaanka ah Shir jaraa’id oo uu gurigiisa ku qabtay ayuu sheegay inuu isku dhac uga baqay xaalada maamulkaasi, isla markaana si sharci daro ah la doonayey in xilka looga qaado, asagoo Eedeyno been abuur ah oo inuu Gaas […]

October 28th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

DEG DEG- Gudoomiyihii Barlamaanka maamulkii Puntland oo iscasilay.

Siciid Xasan Shire oo ahaa gudoomiyihii golaha wakiilada ee maamulkii la odhan jirey Puntland ayaa ku dhawaaqay inuu iscasiley ka dib markii uu sheegay in si inqilaab ah ay Askarta beesha C/Weli Gaas u qabsadeen dhismihii barlamaanka, wuxuuna sheegay in mooshin been abuur ah laga keenay asaga kaasoo la sheegay in ku dhawaad afartameeyo xildhibaan […]

October 28th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Muuqaal: Wariyaha Tv-ga Universal oo Waraysi adag la yeeshay Nicholas Kay, Arimaha DF, 2016, Xiisada GALMUDUG iyo Puntland, Khaatumo iyo Somaliland-Video.

Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Waraysi Tv-ga Universal uu la yeeshay Nicholas Kay Ergayga gaarka ah ee QM u qaabilsan arimaha Soomaaliya, Waxaana wax laga waydiiyey Guud ahaanba Siyaasada Soomaaliya, Wixii u qabsoomay, Mooshinkii Madaxwaynaha iyo kuwii ka horeeyay iyo Qorshaha 2016-ka. HALKAN KA DAAWO VIDEO Wariye Cabdixaafid oo hordhigay Su’aalo adag ayaa waydiiyey Laba […]

October 28th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Recently Commented

  • Ceegaag: Aar nagadaaya ciyaarta odaygani waa kii ilkaha la’aaye.
  • Ceegaag: IYAA! Kolay sabab baa keentay baan filayaa in nimankan la xidhxidho, waa in wixii kacaan-diid ah la...
  • NINA: Habarjeclo=cududii dhaqaale Habarawal=dhaxal siyaasadeed oo hore (cigaal) Habar yoonis+ ciidagale= foot...
  • NINA: Cirro wuxuu noqday siyaasigii ugu doqonsanaa isgoo Helay codkii shacabka ayuu U tanaasulay Koox Beri uu marxuum...
  • NINA: Ha huursanaado dherigu kkkkkk