Home » September 28th, 2015 Entries posted on “September, 2015”

Daawo- Sida Itoobiya ula dhaqanto maamulka S/Land oo Riwaayad kooban oo xigmad badan lagu soo bandhigay+Ila qosol-Video.

Koox uu hogaaminayo wariye Abdelmaalig Muuse Coldoon oo reer Burco ah ayaa dareenkooda ku tarjamay riwaayad kooban balse xanbaarsan xigmad ay ku dheehan tahay habka maamulka S land ula dhaqmaan dawladda Itoobiya, amarada la siiyo, waxyaalaha loo meeriyo iyo habka meeqaam ee ay taagan yihiin. HALKAN KA DAAWO…. Muqaalkan oo dadka aad u soo jiitay […]

September 28th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Kafaa Ideyso Waxbarasho Diidneed Oo Internetka Laga Baranayo Dal Iyo Dibadba

Waaxaa laogasysiinayaa dhamaan umada islaamka ah ee kunool guud ahaan dunida daafaheeda in laguusahlay barashada diinteena islaamka ah taasi oo aad kubaranayso si sahlan adoo jooga gurigaa baro markaad karawaxdo shaqada ugna faa idee ubadkaaga diintana suuban waa wax kaliya ee ugu muhiimsan aduun anfac malaha oo labarto lakiin diinta ayaa anfac leh qofkasta oo […]

September 28th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

R/Wasaaraha Ingiriiska oo ku Dhawaaqay inuu Ciidamo u dirayo Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaaraha Britain David Cameron ayaa xalay ku dhawaaqay in boqolaal askari ay u dirayaan Bariga Afrika, si ay uga qeyb qaataan la dagaalanka xagjirnimada iyo caawinta Ciidamada Nabad Ilaalinta Qaramada Midoobey. Mr Cameron ayaa sheegay in 70 xubnood ka tirsan Ciidamada Milateriga ay u dirayaan Soomaaliya, si ay uga caawiyaan Ciidamada Nabad ilaalinta Midowga […]

September 28th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Golaha Xisbiyadda Soomaaliyeed oo Warsaxafadeed iyo Qayladhaan wadaniyeed ka soo saaray xaalada dalkeenu Marayo.

Golaha Xisbiyada Soomaaliyeed oo ay ku bahoobeen Xisbiyada dalka ka jira ayaa shir maanta ay ku yeesheen magaalada Muqdisho kaga hadlay arrimo ay ka mid yihiin xaalada dalku marayo, Madasha Wadatashiga Qaranka, Mooshinka ka yaala Madaxweynaha iyo aragtida sanadka 2016. War saxaafadeed ka soo baxay Golaha Xisbiyada oo nuqul ka mid ah na soo gaaray […]

September 28th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Daawo- Golaha deegaanka Khaatumo ee Buuhoodle” Puntland waa inay qirtaan Mas’uuliyadii dagaalkii Qoriley+Jawaab ina Camey-Video.

Golaha deegaanka ee magaalada Buuhoodle ee dawlad goboleedka Khaatumo ayaa shir jaraa’id oo ay ku qabteen xaruntooda Buuhoodle kaga hadlay dagaalkii gaadmada ahaa ee maalintii carafo lagu soo qaaday Qoriley, waxay shegeen in dgaaalkaas uu mas’uul ka yahay maamulka Garoowe gaar ahaan ninka amniga u qaabilsan. HALKAN KA DAAWO SHIRKA BALAADHAN…. Gudoomiyaha Golaha deegaanka Abdelfarax […]

September 27th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Dawo- Kulanweyne ka dhacay Muqdisho, Dr.Ali Cise, Wasiir Gacmayare, xildhibaano iyo Bulsha weynta Khaatumo arimo laga soo saaray-Full Video.

Waxaa magaalada Muqdisho lagu qabtay kulan balaadhan oo looga hadlay xaalada deeganaada khaatumo, Waxaana kasoo qayb galay Kulanka Dr: Cali Ciise Cabdi oo kamida Aas-asayaashii maamulka khaatumo, Maxamed Yuusuf Jaamac (Indhosheel) Madaxwaynihii hore ee Khaatumo, Wasiirka Warfaahinta maamulka khaatumo Axmed (Gacmo-yare) iyo Xildhibaano ka tirsan Dawlada Soomaaliya. HALKAN KA DAAWO VIDEO Wasiirka Warfaahinta iyo Xildhibaano […]

September 26th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Daawo-”’ Garaad Saleebaan”’ Puntland ha joojiso duulaanka iyo Gurmadka ay soo Humayso{Video}.

Garaad Saleebaan Garaad Maxamed oo Ka Mida isimada Sool sanaag iyo Cayn ayaa baaq diray Beelaha dirirtu ku dhex martay deegaanada Qorilay iyo Magaclay. HALKAN KA DAAWO VIDEO Garaadka oo ku sugnaa Magaalada Xudun ee gobolka Sool ayaa ka hadlay Xasuuqii dhowaan ciidamada Huwanta ah ay ka gaysteen Qoriley, Wuxuu sheegay dadkaasi la xasuuqay inaanu […]

September 26th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Daawo- C/Xakiim Camey oo Jalam Tacsi ugu tegay & Aflagaadooyinka dadkii lagu xasuuqay Qoriley-Video.

Ku xigeenka maamulaha beesha Majeerteen Hoosgal C/Xakiim Camey ayaa gaadhay deeganada beesha Majeerteen si ugu soo tacsiyeeyo, wuxuuna tegay tuulooyinka Jalam iyo Burtinlle oo ay ku soo dhaweeyeen beesha Majeerteen ee uu sida tooska sadexdii maalmood ee ugu danbeeyey warbaahintooda hiilka cad ugu marinayey, Cabdi Camey oo sida muuqata aad u qancinaya beeesha Majeerteen ee […]

September 25th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Daawo- Xildhibaanada Khaatumo ee Federaalka oo Xaraan ku tilmaamay shirkii Muqdisho-Video.

Xildhibaano uu ka mid yahay Xildhibaan C/Rashiid Abdullaahi Maxamed{Agoon} ayaa ka hadlay shirkii todobaadkan ku soo qabsoomay Muqdisho ee looga hadlayey doorashada 2016ka, wuxuna xildhibaanka oo la hadlayey boqolaal shacabka reer Khaatumo ee ku sugan Muqdisho ku tilmaamay shir xaraam ah oo midnimada SOomaaliya lagu dumanayo, asagoo Eedana dusha ka saaray madaxweyne Xasan Maxamuud Culusow […]

September 25th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Daawo- Waraysi dheer M/Weyne ku xigeenka Khaatumo” Wada hadalada Madaxweynuhu yidhi waa hadal siyaasadeed”{Video}.

Madaxweyne ku xigeenka maamulka Khaatumo mudane Abdlla Maxamuud Ali Heybe {Cagalulle} ayaa waraysi xaasaasi ah fah faahin uga baxshey arimo dhawr ah, wuxuu ka hadlay dadka dhalan rogaya hadalkii Madaxweynaha iyo wada hadalada laga dhawaajiyey ee maamulada hareeraha, wuxuu sheegay in dalalka calaamka qaarkood ay doonayaan nabadeyn, wuxuuse sheegay in dawladnimada, xoreynta iyo siyaasadu aysan […]

September 25th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Recently Commented

  • ali yusuf: imisa Ayaan lahayn putland ma adkaysan kartiin ee jamhuriyada barakaysan ha isku doon doonanina. si fican...
  • Ibrahim X Dh. Adam: scww, maasha allah, maantuun baan is leeyahay taladii waa la helay, in horumar loo jeesto, waddo...
  • Dhaqane: Lama sii daayeene boqor buur madow baa wadada loo banaynayaa
  • Abdi: Hadalka gabdhuhu sheegeen run buu u egyahay. Nimanka barnaamijka diyaariyey babdho may waraysan, ee gurigooda...
  • Turab: Bismillaah Baafin, maamulkii Khatumo xagee ku danbeeyey. Intii uu Buhodle joogay cawey u ahayd ummadda reer...