|

Ruushka oo Weerar culus ku Ekeeyey Syria.

Masuuliyiinta Maraykanka ayaa sheegaya in diyaaradaha dagaalka ee Ruushka ay u eg tahay inay bilaabeen weerar Suuriya.

Waxay sheegeen inay aaminsan yihiin in weerarka uu ka dhacay magaalada Homs.

Maraykanka ayaa sheegay in loo sii sheegay in weerarka uu dhacayo.

Arrintan ayaa timid saacado kadib, markii baarlamaanka Ruushka uu ansixiyay codsiga madaxweyne Putin in ciidamada Ruushka la geeyo waddan kale.

Kremlinka ayaa sheegay, in Ruushka uu isticmaali doono awood dhinaca cirka oo kaliya oo aysan isticmaalayn ciidan dhul.

Dowladda Suuriya ayaa sheegtay in weerarka uu ka danbeeyay codsi milatari oo ka yimid madaxweyne Assad.

Horufadhi.com@gmail.com

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=6161

Posted by on Sep 30 2015. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

3 Comments for “Ruushka oo Weerar culus ku Ekeeyey Syria.”

  1. ha ku ekeyo irhaabiyiinta tuugta ha
    maxaad ula yaabaysaan ruushka sowka maraykankuba shabaab garaacayo waa kaas oo ka

  2. Majnuun assad ayuu badbaadinaya ruushku waa cadow Allah

Leave a Reply

Recently Commented

  • Turab: Bismillaah Ceegaag. Duq birqaaye, waa naanays wanaagsan. Ishaad ka riday, Somaliya waxa ka hadhay inta...
  • Rasta buuni: Burco miyaad iskala jeclaatay in wax lugu kufsado..burco dhakhtar ayaa loo keenay meesha lugu kufsaday...
  • Ceegaag: Horta wax deked Somaliyed la yidha ma jirto, wayo deked walba qabiil baa mulkiyay. Sidii loo yiri ciidanlii...
  • Jamaal: Hhhhhhhh baleeg waxaad news joogna dhigeysid
  • Ceegaag: Alla maxaa RIWAAYAD la jilayaa. Waar Ra’iisal waseere xaggee adiga kuugu soo hagaagnaa inta aadan...