|

Daawo- Mid ka mid ah Siyaasiyiinta SL” Ali Khaliif wuxuu doonaya in loo wada hadlo laba maamul” Taasna ma dhici karto-VIDEO.

Yuusuf Budlle oo ka mid ah siyaasiyiinta beesha Isaaq ayaa sheegay inay maamulka Khaatumo dadkiisu marnaba aysan qaadan doonin wax ka yar ayagoo maamul ah, taasna beesha Isaaq aysan qaadan doonin, wuxuu sheegay in cid soo xeri gelinta Khaatumo oo Somaliland ah aysan suurageli doonin.”Baashe reerkisii ayuu dhibane ka dhigay asagu” cid masasha Dhulbahante Hargaysa ma joogto”’. Yuusuf wuxuu sheegay in Somaliland Jig jiga la hoos geeyey.

HALKAN KA DAAWO….

”Xaglatoosiye ” waa danayste waana nin dhiiga dadkiisa wax ku noqday, ayuu yidhi siyaasiga Isaaq .Wuxuu sheegay Budlle in khasaaraha dagaalka ka dhashay mar walba gaadhaan dhibaatadu waxa uu ugu yeedhay dadka masaakiinta ah ee Dhulbahante, wuxuuna sheegay in ciidamada laga soo aruurshey gobolo badan, oo Dirta waqooyi ah, looguna talo galay inay caabiyaan Dhulbahante.” LAASCAANOOD waa xero ciidan” waa meel la baabiyey, ” wuxuu sheegay in dadkaas la baabiyey.

Horufadhi.com@gmail.com

budle

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=6165

Posted by on Sep 30 2015. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

8 Comments for “Daawo- Mid ka mid ah Siyaasiyiinta SL” Ali Khaliif wuxuu doonaya in loo wada hadlo laba maamul” Taasna ma dhici karto-VIDEO.”

  1. Budhle waa jiilkii labaad ee snm wuxuu ka cadhaysan Yahay jiilkii odayaasha ee dagaal iyo khiyaano qaran iyo NGO wadan ku Keeni Kari waayey khudbadihii xamaasadysnaa ee snm ayuu weli xusuusan Yahay siyaasad cunsuriyad ah oo adeeradii u shaqayn wayday 25 sano ayuu shaadh yar u soo xidhay adeer Dr galaydh adeeradaa buu riyadoodii meel kaga soo hadhay oo Geedo
    Hooostood uu shaxdii siyaasada uu kaga adkaaday oo ay qirteen ee soo barbaar boowe wuxuu tv ga la soo hor fadhiistay
    Xiwaar yar oo caadifadaysan oo abaarafaaray adeeradii doorashooyinka ku geli jireen adeer NGO dhamaatay af waa Kane Maay lagu Aamee Caydha xoogaagay ku siiso hsysu qoonsan NGO yadii hargaysa ka guure e

  2. Budhle inta goori goor tahay ha ka Gaadho adeerkiis cirro oo xamar jaa iska xaadiriyey
    Cirro wadani xisbi la dhaho buu xamar la tagay
    Siilaanyo xisbigiisuna waa kulmiye oo ah magaca calanka soomaaliyeed ee buluuga ah kkkkk

  3. Goblan talo Aduunyooy maxay Galaba meel joogta !!!!!

    Gobolkan Sool nasiibdarana dadku ilaahay siiyey . !!!!

  4. Ilaahay dadka Ma duleeyo hadeysan iyagu is duleyn , reer Sool shakhsiyaad Ka mid ah baa duleeyey dhamaantoodna dulinimadii way saameysay .

    Eeda koowaad waxaa leh oday dhaqameedka koofiyada u qaatay talada iyo aayaha umadooda . Maantoo kale waa markii taladooda ku badbaadin la hayeen umadooda ku nool gunimada . Walahay somaliya reer gunimo ku nool waa reer Sool kaftankuna waa Ka xidhanyahay inta idoor dhulkooda joogo .

  5. Waxaa kasii gunsan kuwa muqdisho u baryo tagay islaamaha caydha qaata xaalufiyay

    Durbaan xornimo u sheega lol waxna aan tarin

    Kuwaasina waxaa kasii gunsan kuwa pc gadaashiisa ka caytama ka hanjaba fadhi ku dirir PC gadaashiis wada

    Dadkana la rabin nolol Iyo nabad midna

    Cafe caba bmw kala jiida ood Adigu kow ka tahay lol

    Dadku way kala gunsan yihiin

    Kan somaliland la jooga loogu qaatay atleast masiirkii umadiisu garanaya

    Faa’iidada nabadu leedahuu garanayaa aayaha nolosha jiilkiisa u danta ah buu ka talinayaa

    Halka kan xamar jooga nin kale ku marti tahay oo shaxaad ku nool ka noqday

    Kaasna ka kasii liita waa kan PC gadaashiis sidii lax oo kale ka dhex cabaadaya quruun dhan la raba noloshooda halako

    Kolka la yidhaah is gee holacaad ku baaqayso naftiisa kala ordaya

    Kuwaasi ale wuxuu korkooda yeelay nacdal

    Aakhirana waa kuwa jahanama hoosteeda galaya waayo quruun dhan buu nabadooda ka xaasidayay masiirkooda ciyaar ka dhiganayay

    Dharaartuu kaasi qabri galo ayuuba urinayaa cadaabta alle waayo waa naftiisa u raaxeeye dadka kalena xaaside

    Haduu isagu position kaa joogo sida isuma waalwaaleen

    Haduu nabadooda la gacan qaban lahaa masiirkooda Iyo taladooda u dayn lahaa waxna ku darsan lahaa horumarinta dhulkiisa uu maanta colaad Iyo halako aanu naftiisa kala ordayo dadka ugu baaqaya

    Kuwa weeye kuwa ugu liita xag allena nacdalan dharaartay qabri galaana waa kuwa naarta hore ka uriyaa

  6. Waxaa kasii gunsan kuwa muqdisho u baryo tagay islaamaha caydha qaata xaalufiyay
    Durbaan xornimo u sheega lol waxna aan tarin
    Kuwaasina waxaa kasii gunsan kuwa pc gadaashiisa ka caytama ka hanjaba fadhi ku dirir PC gadaashiis wada
    Dadkana la rabin nolol Iyo nabad midna
    Cafe caba bmw kala jiida ood Adigu kow ka tahay lol
    Dadku way kala gunsan yihiin
    Kan somaliland la jooga loogu qaatay atleast masiirkii umadiisu garanaya
    Faa’iidada nabadu leedahuu garanayaa aayaha nolosha jiilkiisa u danta ah buu ka talinayaa
    Halka kan xamar jooga nin kale ku marti tahay oo shaxaad ku nool ka noqday
    Kaasna ka kasii liita waa kan PC gadaashiis sidii lax oo kale ka dhex cabaadaya quruun dhan la raba noloshooda halako
    Kolka la yidhaah is gee holacaad ku baaqayso naftiisa kala ordaya
    Kuwaasi ale wuxuu korkooda yeelay nacdal
    Aakhirana waa kuwa jahanama hoosteeda galaya waayo quruun dhan buu nabadooda ka xaasidayay masiirkooda ciyaar ka dhiganayay
    Dharaartuu kaasi qabri galo ayuuba urinayaa cadaabta alle waayo waa naftiisa u raaxeeye dadka kalena xaaside
    Haduu isagu position kaa joogo sida isuma waalwaaleen
    Haduu nabadooda la gacan qaban lahaa masiirkooda Iyo taladooda u dayn lahaa waxna ku darsan lahaa horumarinta dhulkiisa uu maanta colaad Iyo halako aanu naftiisa kala ordayo dadka ugu baaqaya ka dayn lahaa inuun buu ajar ka heli lahaa

    Laakiinse umadii islaameed Iska daa wuxuu taree dhibaato aanu naftiisa galiyeen buu ugu baaqaya Kuwa weeye kuwa ugu liita xag allena nacdalan dharaartay qabri galaana waa kuwa naarta hore ka uriyaa

    Bal maxaa kaga xumaanaya dadkaasi haduu masiirkooda u daayo nabaday goosteena u daayo

    Haduuba Rabin inuu wax ka dhisto deegaankiisa horumar gaadhsiisto dee atleast muu nabada ugu dedaalo

    Odoyaashaasi weeye kuway taladii kasoo go,do ee kan taaxatul fushuuqa ku haysta qurbaha Kama soo go’do

  7. Ninkani run buu inoo sheegay dhulbahante laascaanoodoow masaakiin beynu mahay waa dhab wuuna ina guubaabshey. Thanks yusif budlle ama buglle

  8. hebel baa hadley — mid baa si qiiro ku jirto hadley — midbaa tuute usoo xidhey — midbaa digniin kama danbeena yiri — midbaa gabey lala fajaco webcam kasoo yeedhiyey. iwm. Mashruuca faanoole fari kama qodna.

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: ISKA HADLOW INA IGARRE. SOMALILANDEEY MARNA TAAGTA MARNA TAMARTA.
  • Abdi: Iska hadlow INA IGARRE. Marka la eego xawligii ay ku socotay, Puntland meel roon bay maanta joogi lahayd haddii...
  • Abdi: HAMBALYO iyo BOGAADIN baanu hawada u marinayna madaxda gobolladda ee ka biyo diiday “WarmurtiyeedkaR...
  • Abdi: Rag waaweyn oo madax u ah ummad Soomaaliyeed ayaa afar casho shir u fadhiyey. Waxay soo bandhigeen bakh iyo...
  • Turab: Bismillaah “Dawladi, waa heshiis shacab”, Hargeysa waxa ka taliya, ma aha dawlad ee waa xukun ku...