|

War deg deg ah. Dagaal Culus oo ka soconaya Maygaaglayaal iyo Puntland oo ciidankoodu qayb ka yahay.

Dagaalkan oo ahaa mid saaka hiirtii hore ee waaberiga bilowday ayaa ka danbeeyey ka dib markii sacadihii u danbeeyey ay halkaas soo gaadhayeen hub iyo saanad military oo laga soo humayey dhanka Garoowe, ciidamada maamulka Puntland waxa wata taliyaha madaxtooyada ee maamulkaas, kaasoo dagaalka hogaaminaya.

Dhanka deegaanka qoriley ayaa shacabka dhulkaasi xoog isku abaabuleen, waxayna dagaalkan ka hortageen inuu mardanbe ka dhaco deegaankooda, ayadoo hada xabadu ay ka dhacayso deegaanka Maygaaglayaal, oo dhanka Burtinle kaga beegan Magacley, dad ku sugan Qoriley ayaa sheegay in hubka waa weyn la isku adeegsanayo, khasaarahana aan hada la cadeyn karin inta uu le eg yahay.

Todobaadkii hore ayey ahayd markii ciidamo isugu jira kuwa maamulka PL iyo maleeshiyo beleed ay weerareen Qoriley oo laga huray, kuna beegnayd maalintii yawmul Caraffo.

Wararkii ugu danbeeyey ayaa sheegaya in dagaalku yahay mid ka duwan kuwii hore maadama dhanka maamulka Puntland ay adeegsanayaan hubka waa weyn.

Horufadhi.com@gmail.com

 

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=6126

Posted by on Sep 29 2015. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

12 Comments for “War deg deg ah. Dagaal Culus oo ka soconaya Maygaaglayaal iyo Puntland oo ciidankoodu qayb ka yahay.”

  1. Ciidamadda qaranka Somaliland ka fursan mayso….. dagaalkan waa in deg deg loo joojiyaa….

  2. qarankeeedeee ileyn maqajile waligiis ma xishoodo

    CUNSURIYADIII aad sameeyseeen kawaran JAALE HAWIYE markiisa kawarsuga jawaabta uu idin siiyo soomaalida kale qurun iyo qabyaaladiistayaal in aad tihiin way idin yaqaanin

    SNM MAAMULKII YARAA EE CAATADA AHAA MEEL XUN BUU GALAY

  3. Wuxuu yidhi maygaagle waa burtinle agtiisa kan anigaaba kabadiya waddankan.
    Meygaagle waa wadnaha bs waa kabta geelashu isugutagaan .

  4. PL HADEEY KUU JIRTO!! Oo Majerteen isu. Hilinaayo, oo labadi reer dhaftaay, DHULBAHATE HUBKA QAATA.

  5. dhulbante isku dubnada ama maalinba laf cidla ha lagu cuno oo ku eegta
    gacmo wada jir bey wax ku gooyaan hadii aad isku duubnataan dhulbantow waad ka adkaaneysaan cadow kastoo isn soo werara

  6. Adeer Dagaalkan mid baa Ka haboon waana ta snm lala galo waxba colaad sokeeye sheegimeyso. !!!

    Waa kugu dhimay oo Ka dhimay

  7. Ninba siduu doono ha u hadlo ,Laaiin waxaan leeyahay waa yaan daro meeshii Xabbadda la doonayey in lagu jeediyo oo la xoreeyo baa waxaa loo jeediyey meel aan guuli ka soo naasa cadayn.

    DhulbahanteTalo xumayaal markale baad garan doontaan.

    waa billlaahi Towfiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiq.

  8. @Mire, wiil yar baad tahaye yaan indhaha lagaala bixin. Isaaq oo dhan ama dalada ay ku bahoobeen maamul beeledkoodu ee Somaliland waa tii ay Buuhoodle baacsatay. Berkedihii Kalshaalena gacantooda ay ku aaseen. Yagoori iyo Lasanod baa wax kaa joogaan iyadana rag baa kugu haya oo magan u tahay walaahi inaadan maydkayaga hunguraynkarin. War faliwaalida iyo faataabakhda joojiya. Hal goob bay mar kuu faanayaan, calaacalayaan, hanjabayaan baryootamayaan. Waali qadhmuunaa wuxu…

  9. BS baa wax Iska celineysa what a joke !!! Adeer hadey wax Iska celinyaan Garaadkoodii gurigiisa saxdheer wiilal Ka yimid gabiley iyo hargiesa shishadeeda maysan baacsadeen oo kamay dhaarin inuu yimaado Kalabeydh .

    War dadku dagaal sokeeye jecela cadowgiina guryahooda joogo cajiib .

  10. War intuu idoor idin laynlahaa mj ha idin Dilo Lolz

    Sheekhoow faanbadanaa Burtinle bay xabadu Ka soo dhaceysa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.

    Walahay anigu puntland Ma taageero lkn waxaan la yaabay nin garaadkisii iyo siyaasigiisii loo diiday dhulkoodii oo hadana dad kale leh dagaal Baan ku qaadaya . Lolz

  11. War dagaalka ciidanka soo celiya oo Kalabeydh cadowga snm Ka kiciya oo garaadkiinu gurigiisa ha ku soo laabto iyo siyaasi Cali khalif . Lolz

  12. Mj waa wax caado u ah in ay dhulbahante dhabarka ka qaniinaan marka ay cadowga is hayaan. Kuma talinayo dagaal somaliya dhexdooda allahna hakala qaboojiyo laakiin haday Mj dagaal ka go, an tahay dhulbahante waa inuu isku duubnado oo aan dagaalka beel lagu eeganin sidii ku dhacday reer buhodle markii snm isu soo bahaysatay oo xataa barkad oo deris la ah daawanayey wixii halkaas ka socday iskadaa kuwii ka degaan fogaaye, inkasta oo allah guusha siiyey shacabka buhodle oo xaq udirir ahaa guryohoodana lagu soo doontay

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: Waxaan u sheegaya Madaxda Dawladda Federaalka Soomaaliyeed, gaar ahaan, Madaxweynaha iyo Ra’isal...
  • Turab: Bismillaah Cawad iyo kaadka wasaarada arrimaha debeda, maxaa kala haysta. Wasaaradii waxay noqotay, meel...
  • Abdi: Dad beri hore aroos lagu xeraystay ayuu ka sheekaynaya.
  • Abdi: Intaasina waxay ahayd bakh bakhdii iyo beentii Puntland ku caanamaali jirtey.
  • Abdi: Runtu waxay tahay: Guddoomiye Gobol oo isu haysta inuu yahay “Madaxweyne Wadan” waxay ka dhigan...