|

Faah faahin Dagaalkii Maygaaglayaal , xabadii oo Istaagtay iyo wararkii ugu Danbeeyey.

Wararkii ugu danbeeyey ee  jiida dagaalka ayaa sheegaya in xabadii goordhawady qaboowdey, isla markaana ciidamadi labada dhinac ay isku horfadhiyaan halkii saaka dagaalku ka qaraxay, wararku waxay sheegayaan dhanka maamulka Puntland ee ciidankooda dagaalka ku jirey uu hogaaminayey nin lagu magaacabo Caynaanshe, kaasoo ka mid ah saraakiisha ciidamada daraawiishta la baxay ee Puntland.

Khasaaraha dagaalka ayaa la sheegay inuu yahay shan ruux oo dhinacyada dagaalamayey ah, kuwaasoo lagu kala sheegay 4 ruux oo oo ka soo jeeda deegaanka Galkacyo iyo hal ruux oo dhanka Qoriley ah balse weli aan la xaqiijin geeridiisa, inkastoo wararku weli ay yihiin kuwa teel teel ah isgaadhsiinta oo xun awgeed ayaa dagaalku ahaa mid markii hore ku bilowday qaab beeleed oo labadii maleeshiyo beleed dhexmaray.

Balse goordanbe ay cidamada Puntland ku biireen ka dib markii dhankii ay fadhiyeen loo soo durkiyey maleeshiyaadka ka soo jeeda Waqooyiga Gaalkacyo, waxana la sheegy in ciidamada Puntland adeegsadeen hubka waa weyn ee Tiknikada, waxana warar intaas ku darayaan in dhankooda khasare gaadhay.

Ilaa hada ma jirto cid nabadeyn ah oo waan waan wax ku Ool ah ka dhex wada coladaas ka dilaacday gobolada Sool iyo Mudug, colaadan ayaa dadka odorasa arimaha goboladaasi sheegeen inay nooceeda ugu danbeysay sanadkii 1955 dagaalkii DHula dheer, kaasoo ahaa mid xasuusiyey dad badan kan maanta ka taagan deeganadaasi.

Inkastoo colaadani ay soo jiitamaysay 13kii sano ee ugu danbeeyey hadana marna ma aysan dhicin dagaalo safeyn ah oo hubka waa weyn la isku adeegsado, marka laga reebo gaadooyin iyo Korjoogtooyin reer Beede ah oo is laynayey, maamulka Abdelweli Ali Gaas ayaa lagu Eedeynayaa inuu hurinayo colaadaas labada beelood oo hada u eg in dhanka Puntland ay si buuxda u siyaasadeeyeen.

Horufadhi.com@gmail.com

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=6140

Posted by on Sep 29 2015. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

65 Comments for “Faah faahin Dagaalkii Maygaaglayaal , xabadii oo Istaagtay iyo wararkii ugu Danbeeyey.”

  1. Dadka wax odorsaa maxay kayidhaahdeen faa iidada dagaaladu uleeyihiin mj . Khaasatan omar mohamud maddaama ay haystaan awooddii mj oodhan taasoo ay hadiyogooraale uguhanjabaan dadyowga deriska la ah oo idil.
    Maselagayabaa in ay colaaddu saamayso mj kale oon kubajirin dagaalada.
    Ilaamaa intii uu cabdiweli gaas xukumka mj lawareegey waxaa meesha kabaxday amaankii hadday tahay amaan siyaasadeed mid dhaqaale iyo nafeedba.

    Hadanba waxaa isweydiin mudan reerkan maxaa kamaqan ooy doonayaan.
    Haddayse sidan kusiisocoto miyaanay u ekayn bilowgii dhammaadna?

  2. ilaahay ha kala qaboojiyo waa dad walaalo ah oo muslimiina qofka ku dhintaa dagaalkan waa ahlu naar waayo waa dagaal qabiil oo dad muslimiin ahi isku laynayaan markaa wixii damiirle oo dhami ha ka kacaan oo hala kala dhexgalo dadkaa walaalaha ah ee ilaynaya

  3. Eesh qiyaazik dagaal !!!! ciidamadiina waxay is horfadhiyaan meeshii dagaalku Ka dhacay . Lolz

  4. Hadee Ariboow belo Ma jidho Lolz

  5. Kkkkkkkk ma beenbaa la shir timaadeen anaga magacley dhimasho mahayneee idinku xeryihiina tiriya adeer xeradaa tabi baan dhahnaaa hadba daraawiish ku xoqda waa qax laydinku yaqaane

  6. Aaway ciidamadii khaatumo ee 7 sano dumarka lagaga cunayay???

  7. Xaqiiqda aan hayno waa 1 dhimasho ah oo ah reer qoriley walaalahayo iyo 1 maxbuus ah oo aan isagoo nool hayno iyo nin dhaawac ah oo magacley ah tankale anagu kuma faraxsanin inaan tolkayo la dagaalo maxamud garaad waa tolkayo laakiin idinkaa weerar ah anagu gacana qorigaan ku haysanaa gacana nabadaan ku baaqaynaa war tolow colka jooja

  8. waan ka xumay runti labada reer ee walalaha ah is laynaya eedana looma sinna waa naga gardaran yihin. rer tolkeen markastana iyagaa abuura colaada halkaas. waxay ku bilaabatayna waan ogeyn .markastena waxaa soo adeeg.sada idoor. oo anba oran karo reerka idoor.sixir ka lagu sheego iyo waliba ina sarcaad buu isugu daray waayo nin.kii kunka.ka badan ka.dilay dhulkisina haystay uu hub ugu soo dhiibayo kii la dhashay waa wax aan gayiga somalia ka dhicin oo gaar u ah reer sool

  9. Kkk
    Ilaahow maxaan dhabayacada la yaabaa beentooda kk
    Guddoomiyihii jalam wuxuu yidhi 9 dhaawac ah, kan reer cigale sheeganaya (waa laangaabka cumar maxamuud mar haddaad aragto isagoo cigale iyo wax sheeg sheegayee) wuxuu ku leeyahay waa hal nin oo dhaawac ah. Kkk
    Dhabayacada hadda kaddib waxaa loogu yeedhi doonaa reer dhaawac badane xagtin ima gaarin.

  10. arintan madaxweyne ku xigenka ayaa ku jira. gudina usaaraya — si dhulka loowada noolaado.

  11. Kkkk alla been badanaa dhabayaco dhimashadu waa 9 dhabayaco hayb walba leh qoriley dhawacu waa 3 ni kii maqnaana la hel. Dhabayaco oo dhan iyo jilib hoose oo bahararsame ah ayaa is dilaya xayaa dawladoodii weli dhuloos ma soo gelin madasha armaa badda garacad la isku shubaa. Nabad qaata dhabayacooy ninka dhintay maanta gurigooda laga tabayaa gaalkacayo ayeyna saaka baroortu taalaa kimna afaraxsani walahay. Ee colaad doonka gaas iyo beeshiisa indha beelka ah baan diidanahay.

  12. @dhexdhexaad
    Boowe dhabayacadu ma dhimataa lagaa yidhi, waa 9 dhaawac ah maanta, Jalam waa 9 dhaawac, dagaal kale haduuu dhacana (Alle ma qadaree) khasaaruhu waa uun iska sagaalkaas. Dhabayacada dhimashadu waa ku ceeb mana geyaan.
    Samatar baxnaan wuxuu yidhi: ma mardaadi bay kaa jiraan muuqan mahayaane, mise waa kuwii lagu mud muday maqasha daaqeeda? Bal adba kkk

  13. dhexdhexaad jooji aflagaadada umaleyn maayo inaad tahay dhulos hadalkaaga waan fahmey jooji. waryaa dadkan waa walaalo waa harti sool ma kala laha majerteen wuu degaa bariga sool waxii —– qoriley runta marka laga hadlo waa la wada degaa waxeyna saaxdheer u jirtaa 30 km. dhina kale boocame waxii bari ka xiga wey degaan sidoo kale waxii bari ka xiga tukaraq weydegaan. warsangena sool waxay degaan sool ka degaan dhinaca dhahar iyo badhan ilaa 5 tuulo ku leeyihiin.

  14. Dhoodi kkkkkk waad iga qoslisey. Ma waxaad lee dahay xayaa hadeey boqol dhintaan waa uun boqol dhaawaca kkkk.

  15. dagaalkan waa dagaal sokeeye fadlan hala joojiyo .

    waa kugu dhimay oo ka dhimay . xabad burco wixii ka shisheeya loo rido mooyaane ma haboona dagaalkan iyadoo cadow dhulkeena joogo .

  16. sool sheegato

    xagaad sool u qaadatay nedelyahow , war saxdheer waa itoobiya gobolka ogaden soolna waa somaliya dhullka baro reer xamar baad tahaye. saxdheer waa far south of sool region of somalia . mida kale wixii boocmae bari ka xiga ma sool baa waa nugaale . adeer sool waa exclusive dhuloos ha nagu xoqan adiga meelkasta half ka degee kkkkkkkkkkkkkkkkk nugaal half mudug half bari half kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  17. saaxdher waxey ku taalaa sida burhodle xaduuda sidoo kale tuulada qoriley waxey ku taalaa xaduuda. caruurta waxaa tahay afarleyda islaamaha single mother dhaley ee kasoo gobaabsadey juquraafi aan jirin adeer ukaadi

  18. war dadkan iyagaa is leh walahay , mar aan joogay labo week Burtinle dad reer qoriley baan ku arkay oo laascanood isku naqaanay marka labadan tuulo iyagaa waxooda dhameysanaya ee pintland faraha hakadeyso

  19. sool sheegato

    adigu haa iyo maya kala daa adaa dhahay saxdheer waa sool marna leh waa itoobiya , adeer sool waa somaliya xaduud itoobiya ma soo galo , mida kale qoloyinka mj biciidyahanka sida tuulada qaloocan iyo damerley soo maha gudaha itoobiya kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  20. Laandheere inaan ahay waxaa u abdaa 100 sano ayaa reer aadan oo qura dhulbahante lagu xuuxinayay bahrarsame alle waa na baray sida loo fuulo cigaliyo nimaan cumar ahayn cududa reer faarax inuu dawladnimo maamulaa waa midaan dhicin kkkkkkk bahrarsame waxay la siman tahay maxamuud saleebaan hadana aadan iyo mahad baa banooni ku dheelay bahrarsame iyo jamac siyaad iyo xasaan ugaas saa udhamaydeen car wataase magaclay oo qoriley umuuqata gaara anigu waad ogaydeen hal saac dharbaaxadaan kugu dhuftay inaad ugaaryahan hiil udoonateene orda garaad saleebaan wacda hayga kiin celiyeee

  21. single mother kulahaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk adiguna single father baad tahay camal ka dhigtay computer kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  22. Sool waxaan tagey 4 jeer since 2007 — war wax lala yaabo oon rabin ayaad rabtaa inaan halkan ka sheego war meel 60 km u jirta oo yaqori kasokeesa ayaa adhiga isaaq daaqaa doqon yahow. iska ilow degmadii labaad ee ugu weyneed sool (canyabo). markaasaa majerteen oo walaalahaa isku taagtaageysa. cumar maxamuudku dhinaca kilinka shanaad ee howd ayey kasoo galaan sool reer garoowe iyo qardho na dhinaca kale ayey kasoo galaan oo tuulooyin laga shaaheeyo waligood ku lahaayeen. frontline aan jirin ha sameen cadow aanad laheen ha sameysan. doqon yahow dumarka qaxootige ku dhex korey.

  23. Tolaayeey yaa isaaqa tolaayeey yaaa dhulbahante ah majeerteena kusoo darso hadday kugu yaraadaan soomaali oodhan wiilka gumaystaa waa aniga isaaqaad sheegayso iyagoo maraq karinayaan iri kaalaya dagaalka aan idin bareee MJ 2000 sano ayay boqortooyo tahay adna waligaa nin caraysan ciidankiis baa ahayd

  24. wiil aadan ciigale

    boowe nagadaa faanka hadee miyaadan maqal dagaalkii aad dhahdeen hadee miyeydaan harti aheyn hadee miyeydaan waxbaba naga reebeyn kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk dee boqol sano ka hor taas baa dhacday ee sxb taariikhda habadalin kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  25. Midna waa ku xasuusinayaa sxb anagu wali dhalashaan xeerinaa iyo inaan wiil isaga keen dhiman ee colaada jooji danteenu waa taa labadeenaba

  26. Iidoor liqe: magacaagu halkuu ku jeedo inaad kurido xabadda ayaa kuu wanaagsan intaad toldhibkiisa ku faani lahayd anigu dhulkaama haysto adna igama haysatid geeleenaa wada daaqa tankale markasta oo axdi lagalo idinkaa jabiyee xusuusta kuhayso

  27. sool sheegato

    nedelyahow magaca gobolka i dhig kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    afar jeer baan tagey kulahaa adeer hadaba anakaa ku dhalanay ee naweydii kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    yaroori wixii 40km loo dhaafo dee waa oog area kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    adoon dhulka kala aqoon meesha ha ku fashilmin kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    anigu gobolka nugaal waxaan u aqaan taleex iyo xalin tuulada garoowe iyo eyl baa nugaal ah what a joke kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    dooxada nugaal 70% iyadaa ku fadhida dhulka nugaal waadna ogtahay dooxada nugaal meeshay ku taalo kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    hadad saa u hadashid walahay BUURA WADAL BAA WAX YAR U JIRTA GAROOWE OO KUSII FIDEYSA LEYDHII GAROOWE BAA MUUQDA KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

  28. anigu gobolkan nugaal ee lagu sheegay tuulada garoowe waxaan u aqaan waxaan jirin waayo dee garoowe nugaal ma aha kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    nugaal waa tog dooxoyin waana taleex iyo xalin lkn nugaal bad leh sida eyl oo kale waa sheeko gobol gacan ku rimis ah kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    where is the nugaal valley meeday dooaxadii nugaal ? kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  29. muuqaalkan baa inoo cadeyneysa meesha nugaal iyo sooxadii nugaal tahay kkkkkk

    daawo daqiiqda 1.10

    sida faras bulaalo nugaal xeys ka daqoo ama xalin fadhiyoo that is real nugaal kkkkkkkkkkk

    https://youtu.be/7GNTNIt3M2s

  30. adeer hadad sool murangalisid nugaal baa murangaleysa waliba run ah kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  31. sool-sheegato

    ma dhuumatay magaca gobolka i dhig kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  32. wiil aaden cigale

    war nin waxgarad ah baad tahay , aniguba ma jecli xabad idoor lagu rido mooyaane inaan sokeeye lagu ridin mida kale haduu idoor joogo qabyo sool ah waa dhul adiga ka maqan lolz

  33. caac laha AADAN CIGAAL sheeeganaya waa tuug xun oo been badan reerka magaciisa uu sheeganay saas umma hadlaan waa idooorkiii falnaan oo raba in uu dad uu san isku soo fayn karin isku soo feeyo nacaladi korkiisa ha ahaato dagaalka dadka ehelkaa buuu ku faraxsanyahay gurigiina iyo reerkiina xumaanta la hel

    sool sheegato

    maxaad sanka dadka uga mar marinaysaaa GAAS iyo dhuuni qaatayaasha la jooga hadaad saas u caashaqsantahay adigu aad oo tolka dhigo

    maanta dhulbahante waa isugu mid IDOOR IYO MJ sabtoo ah midkasta nolasha dadka kala dagaalamayaan jiri taankii reer khaatumo dad iyo deegaan bay col ku yihiiin

  34. idoorlieefe anigu juquraafiga kama helo islaamaha — war waxaan meeshan kusoo qorey waa meel u dhaxeysa adhicadeeye iyo yaqoori oo ayaa adhiga isaaq joogaa. laascanood waa less than 50 km may be 40 km. 20 minute drive from lascanood laamiga.

    • Majerteen inta laysku taagayo dhulka isaaq qabsadey ma sadaqo ayaa lagu siiyey waxaa laga hadlayaa adhicadeeye duleedkeeda oo adhigoodu daaqo.

  35. maanta dhulbahante idoorna marabo wanaagiisa Mj mabarabo wanaagiisa lkn dhulbanteba ka baryi maayo 2 midkoodna wanaag

    IDOOR = MJ

    MJ=IDOOR

    DOOFAAR IYO LABADIIS DHAGOOD WEEYE

  36. Qariidahaye run madooneysaa ISAAQ IYO HARTI AYAA ISKU DHIGMA hadii kale walaahi DHULBAHANTE SIDA FALASTIIN ayuu ahaanayaa ku dar xitaa warsangeni sidoo kale. hadaan harti iyo isaaq arinta loo badalin quwad dhulbahante waa iska falastiin dhagax tuur iyo website afka ka hadal. si quwadaasi u jabto isaaq wuu fikirey wuu na isku direy maalin dhaweed ayey yimaadeen qoriley oo qaar dhulbahante wata —– doqontii taa arki weyda dee ayadey u taal meesha lagu gowraco.

  37. @Aadan Cigale
    Kkkkk saaxiib anigu reer Aadan waxay ka adag yihiin habeen keliya ay boqol ka dilaan sagaaradaa jirta, ma sagaaradii aad kaga wiiq siin jirtay baad mooday inay meesha joogto. Wiil yar oo xiiqsan baad tahaye bal waxaad sheegtaa dagaalkii ninka siciid harti intuu dhabayacada xasuuqay la yidhi war nimanku waa hartiye maxaad sidaa ugu laysay oo isagoo ka xun yidhi “koob iyo tobanlahaa iga boobay” bal ninkaas iyo taariikhdaas sheeg haddaad tahay ninkii la igu xuuxin jiray; hadda ragga rayfalku (koob iyo tobanle) jiidhayna reer Cigalay ahaayeene. Bal intaas keliya nooga sheekee reer dhaawac badanoow.

  38. Iidoor liqe. Dhaawaca aad ku celcelisay aan jawaabtiisa kusiiyo nabar fulay weeye nabarkaagu nin sii cararaya oo dhagax soo tuuray wuxuu gaystaa dhaqar ma dhaafo taas weeye tan dhaawaca keentau tan kale gabaygii shire gooni mahaysaa uu tiriyay waagaan qoryaha liibiyaankaa usha idiinka furanay kkkl geeshkaaad lahayd adoo galab lagaa qaatay ulgantaleh haddii wiil sitaa garabka kaa saartay oo ceebtu gaarkugu tahoo guule kula maagay geed lalama fuulee godbaa lagula gaabtaa? Kaasina hadda reer aadan buu ahaa markaan xabad idiin quuri waynay fulaynimadiina ayaan dhabi idiinka qaadi jirnay qoryaha tankale waligeed ragu waa kala adkaan jiray laakiin nin qaylo iyo carar isku xiga leh adaa harti ka jira aniguse somali oo 18 gobol isku xiran baan maya iri anoo cumar maxamud kaliya ah adna aad marag ka tahay xassan dhooyo iyo lamaankiisa in laydinku seexin jiray macaa siyaad dawladii somaliyeed adoo ku daaban

  39. Sool dheegato

    Adhicadeeye iyo Yagoori kee Laascanood soo xiga car sheeg ? Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Dee dadku waa xoolo dhaqato oo marba meeshii roob leh baa loo guura e meyey dageen oo dhul Ka qoteen kkkkkkkkkkkkkkk dee adhiga yagooriba uu daaqa caynaba iyo yiroowe kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    War Adhicadeeye waxaa dega niman reer cilmi ah oo aan nixin xataa A-k 47 Ma qaataan faal bay qaataan sida askarta Kenya kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  40. Arintan waxaa ka danbeeya waa isaaq S—land waayo waa la qaboo jiyey labo jeer mar odayaasha saxdheer iyo kuwa burtinle ayaa bil qabsadey inaan xabadi dhicin waxaa soo galey isaaq oo ciidan wata qoriley — hada markii labaad ee waanwaan la wadey oo madaxweyne kuxigeenku tagey burtinle oo odayaasha reer burtinle ka ogalaadeen inaan dagaal la qaadin isaguna yiri waxan la hadlayaa reeer saaxdheer intaasi socotey ayaa hadana dagaalkani dhacey.

  41. Sool-sheegato

    Adigu marba Sool dhinac Ka soo gal mar idoor sheego mar Mj kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    War Gobolkan barakeysan Sool dhinackasta waanu adkeynay xataa dhagaxaanta baa noo Tirsan kkkkkkkkkkkkkkkk

  42. Sool-sheegato

    Mayee dagaalka khaatuma wada . What can u do oday PC daba fadhiya kkkkkkkkkkkkkkkkkkKkkkkkk

  43. Wiil Aden ciigale

    Iska hubi sxb anigu baabkaaas dhaawaca Kama hadlin kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  44. faankaasi waa mid aad loogu yaqaan doqonta qaxootiga ka nacnacleysa. adeer juquraafiga islaamaha iyo faanka islaamaha walaahi baaney shaqeyneen — liiska guuto kowaad iska xaadiri doqon yahow.

    You a fact —- policy socda waa mid aanad garaneen in lagu diro dad walaalahaa ah oo maalin walba la caayo oo lala dagaalamo. Divide and Conquer — adigu waxaa tahay kuwa caloosha weyn ee welfare gaalada ku korey oon aduun iyo xaal meesha ay marayaan aanad aqoon.

    Dhulbahante haduu ogaadey runtii — tuugtii khatumona xitaa islaamihii shilimaadka lacagta welfare bixin jirey way ogadeen.

  45. Idoorleefe adeer khaatumo waa masaakiin shaqadoodu ku ururtey yaan lacag ka xadaa sida waxma garatada adigoo kale iyo islaamaha qaxootiga qurbaha ku ah ee lacagta masaakiinta la siiyo laga dhaco.

    Run madooneysaa 500 jeer in kabadan eyey maalinba mid intuu caruurta website laga wareystey asoo leh hadey bilowdey iyo xaley saqdii dhexe kkk ayaa si xeelad dagaal ula dagaalaney intaaney cadceedu soo bixin intaanu burburin dib ugu soolaabaney xerooyinkoodii waxii hada kadanbeeyaha waan qabsaneeynaa kkkkkk hada waa mashruuc ah habeen xabado tuurtuur kabacdina ka daadso.

    Runtii haday soo baxdey dhowr bilood kabacdi waxey noqondoontaa khaatumo history magac uyaal kuwa joogana mid walba meeshuu ka yimid ku noqon waayo waxaa lagu dhisey been iyo tuugnimo aan daacad laga aheen in la dagaalamo.

  46. @ iidoor liqe
    Kaftan kadib waxa isku dhimanayaa waa wiil iyo abtigiis iyo wiil iyo adeerkiis waana kugu dhimay kaa dhimay horaa looyiri dhiig sokeeye dhabarkaaga duu baa udambaysa waa ayaan daro xaqiiqdiina ceeb waxaa nooogu filan inta dhacday allaah hakala qaboojiyo

  47. Runta marka laga hadlo dhabayaco (majerteen) —- arintan dhulbahante burburkiisa wax weyn ayey ka geesteen kama hadlayo xoolo dhaqatadan masaakiinta ee laysku direy waxaan ka hadlayaa MAMULKII PUNTLAND oo noqdey isna magac uyaal majeerteen isu dhiibdhiiban hanbadana siiyaan dadka kale sida dhulbahatne, warsangeni iyo leelkase. Malintii la qabsadey lasacaanood why ay ugu dagaalamiyeen waa DOQONIMADA #1 ugu weyn — isaaq oon aheen harti ayaa afar afmiishaar soo qaatey kabacdina qabsadey laascaanood —- ceerigaabo oo caasimad ah kadaalik. Puntland hadey daacad ka tahay sool iyo sanaag — why caasimadooha calanka isaaq uga laadlaadaa.

    DHULBAHANTE (Dhulos): khalad wuu leeyahay
    Majerteen (Dhabayaco): Khalad wuu leeyahay
    Puntland (mamulka Bintiland): Khalad wuu leeyahay

    Hadii la rabo in wax la badalo SADEX KOR KU QOREY WAA IN WAX LAGA BADALAA.

  48. Iidoor idinkoo daarood la siman oo dawlad sheeganaya baa dhulbahante oo waliba toban garab uqaybsan qayb ka midihi idinka dhawaajiyay marka inaad ku faantaan calanbaan meel ka taagnay waa idiin liidanimo. Dhulbahanti jifo jifo isagoo ah baad ka adkaan waydeene hadduu mar gacanta idin wada saaro xageed qaban doontaan malaha habar xabuusheedkiinii baad kulaaban doontaan??

  49. wiil-aadan-cigale walaahi naanaab baad tahay why isaaq u rabaa inuu sameeyo Divide and Conquer WHY WHY. Gamco duuban baa wax lagu qabtaa. Nacas website ka nacnacleeya waxaa ka fiican qof danta ka hadla walaahi baaney kaa celiney reer hebel hadaanan danta guud la ilaalin hadii kale maalinba mid meel ha lagu gowracdo.

  50. @ sool man
    Odayaashu inay is caayaan waa reeban tahay laakiin waxaan kuleeyahay isku hilin bal qaad xaajadaa kaa hadoodilane marba isku duubni baad ka hadlaysaa marna dadkaad kala qayb qaybinaysaa anigu waxaan ku oran lahaa is cadee nin raga waa kii is cadeeyee

  51. wiil-aadan-cigale adeer meeshan waad ku cusubtahay baan umaleenayaa caruurta qurbaha ku korta ayaa markey hadli kariwaayaan bay yiraahdaan is cadee kkkkk adeer nin iscadeeya ka weyn.

    Waligey waan kasoo horjeedey wax alaale waxii cadaalad ka fog walaa federal kusheega walaa puntland walaa tuugta khaatumo.

    Harti ayaan taagnaa lakiin ma ahi doqon been iyo huuhaa ama baruurta islaamaha meeshan soo dhexdhiga.

    Runta sidey doonto ha uqaadhaato waa inaad ka hadashaa —- harti dantooda waa iney puntland wada noqdaan waa run lakiin waa in si daacad ku jirto loo noqdo oo kii khaldamo walaalkii kaga dudin ama ka fogaan.

    Puntland iney ku dhimato ayey aheed Sool iyo Sanaag lakiin tasi ma dhicin aan ka aheen walaaleheen Somaliland waanu heshiineynaa iyo hadalo kale oo jelicsan.

    Khaatumona waa bixi lacagta xaley baan xabado soo tuurtey kabacdina anoon waxba iga dhiman si xeeladeysan kusoo laabtey meeshaydii hore —

    DANTU WAA IN RUNTA LAYSKU SHEEGO KHALAD DHINACWALBA WAY SAMEEYEEN MAXAA TALO AH. RUN AHAANA DHULKAN WAXAA LAGU SOO CELIN KARAA WAA HARTI OO MIDOOBA IYO DOQONIMADA IYO NACNIMADA IYO DADKA SHISHEEYE EE ISKU DIRAYA INEY KA BAXAAN HADII KALE dee waa sheekadii la odhan jirey “”mashruuca faanoole fari kama qodna””.

  52. isku dirkan Qoriley iyo Magacley waxaa ka danbeeyey waa S—-land, kii doqon ee sheekadan si kale u fasirana dee waa waxii ay rabeen oo ah Divide and Conquer

  53. Sool maan
    Hadalkaaga saad udhigtay hadday kaa dhabtahay hadaba farqi badan inooma dhexeeyo wax harti iyo hansare ka hadla waa loobaahanyahay allana dadka walaalaha ah quluubtooda haysu soo duwo waad salaamantihiin dhamaan akhyaarta kaftan wanaagsan

  54. wiil aadan cigale

    horta khaatumo waydin garanaysaan halkaanu saarnay, dee maxay xabada soo jeediyaan, haduu xabada soo jeediyo pc gaasu ka ridaye ma real buu wax u qaadayaa, kkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    dhalfo liqe

    adigu pc gaasi ka hadal oo kolba sida neefka bacaaclay. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    sida neefkuun bacaacley kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    ma itaal kalaad haysaa. adeerkaa cali wuxuu yidhi nabada danta ina baday dadkiinan nabada diidaya, dee wax nabad inoo dhaanta maleh, wuxuuna yidhi waan xasuustaaye, kolka la idiinku yeedho oo iskeena goobta dagaalka la idin yidhaah waad iska yaacaysaan dadkana caruurtooda waydin ku khamaari taqaaniin. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    adeerkaa baaba qiraya inay naftu baday nabad inuu la qaato somaliland oo nala hadlo miiska iskeeno. hadii kale runtu waxa weeye waa midaasi adeerkaa ka dhawajiyay.

    dagaalkana iskeeni maysaan, dadkana wiilashoodaad ku khamaaraysaan. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    xagla toosiya idiin sheegay maqli waysay, haatana odaygii madaxa idiin ahaa baa idiin waramay in bahashu haatan joogto baryo iyo inay somaliland ku laabtaan cafisna ka dalbadaan madaxweyne siilaayo iyo shacabka somaliland.

    mideeda kale hadmaydin dhabayaco tol ahaydeen kkkkk waydinkii waagii la is horfadhiyay odhan jiray iidoorkay noosoo raaceen oo la shaqeeyaan. kkkkk
    waydin kii odhan jiray dhabayaco ayaa iidoorka kusoo dhawaysa buuhoodle oo ayada links hoose la leh. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    xariif magaalo, kkkkkk

  55. wiil aadan cigale
    horta khaatumo waydin garanaysaan halkaanu saarnay, dee maxay xabada soo jeediyaan, haduu xabada soo jeediyo pc gaasu ka ridaye ma real buu wax u qaadayaa, kkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    dhalfo liqe
    adigu pc gaasi ka hadal oo kolba sida neefka bacaaclay. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    sida neefkuun bacaacley kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    ma itaal kalaad haysaa. adeerkaa cali wuxuu yidhi nabada danta ina baday dadkiinan nabada diidaya, dee wax nabad inoo dhaanta maleh, wuxuuna yidhi waan xasuustaaye, kolka la idiinku yeedho oo iskeena goobta dagaalka la idin yidhaah waad iska yaacaysaan dadkana caruurtooda waydin ku khamaari taqaaniin. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    adeerkaa baaba qiraya inay naftu baday nabad inuu la qaato somaliland oo nala hadlo miiska iskeeno. hadii kale runtu waxa weeye waa midaasi adeerkaa ka dhawajiyay.
    dagaalkana iskeeni maysaan, dadkana wiilashoodaad ku khamaaraysaan. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    xagla toosiya idiin sheegay maqli waysay, haatana odaygii madaxa idiin ahaa baa idiin waramay in bahashu haatan joogto baryo iyo inay somaliland ku laabtaan cafisna ka dalbadaan madaxweyne siilaayo iyo shacabka somaliland.
    mideeda kale hadmaydin dhabayaco tol ahaydeen kkkkk waydinkii waagii la is horfadhiyay odhan jiray iidoorkay noosoo raaceen oo la shaqeeyaan. kkkkk
    waydin kii odhan jiray dhabayaco ayaa iidoorka kusoo dhawaysa buuhoodle oo ayada links hoose la leh. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    waaba kii faroole oo reerkaasi kasoo jeeda hargeysa dhex mushaaxayay oo amaanayay howsha ay ciidankeenu qabteen. kkkkkk
    xariif magaalo, kkkkkk

    hada tol fiican la noqday sow maahan, kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    kolay bahashu kolkay burbur gashay ayaa lakala goostay in garoowe iyo hargeysa loo kala duso. adeerkaa cali khaliifna hargeysu usoo dusaya, halka kuwa kale u dusayaan garoowe. kkkkkkkkkkkkkk

    waa calaamad muuqata. kkkkkkk

    adeerka wuxuu gartay hargeysa inuu usoo duso oo somaliland kusoo biiro. adna maankaanu haatan wuxuu gartay dhabayaco ood odhan jirtay waa dad iidoor la shaqeeya ood ogayd inuu faroole amaan uga jeediyay ciidamada somaliland ee jiidaha hore. ee sool. kkkkkkkkkkkkkkkk

  56. dadka leh harti ka hadla

    harti kolkay timaado waxaad maanka ku qabataan in dhuloos u kala jabayaan

    pro british somaliland iyo pro harti. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    khaatumo ayaabay isku raaci waayeen reerkuye ma hartinimay isku raaci? kkkkkkk

    dhulbahante nimay iskuba raaci waayeene ma hartinimaad filanaysaan kkkkkkkk

    waxaydin maanka ku qabataan khaatumo kolkay kala haado dhuloos siduu awal kala ahaa buu kala noqonaya pro somaliland iyo pro harti. kkkkkkkkkkkkkk

  57. Horufadhiyow.

    saw ma ogid in maantey somaliya ay ka hormartey xaga isgaarsiinta , mise waxaad isu heysataa in keligaa aad heysato isgaarsiin aan umadda heysan
    saw ma ogid dadka aad beenta u sheegeyso in ay teleefono diri karaan xaqiiqdana ogaan karaan , gogoshaa tebi ciduu rag ka maqanyahay iyo weliba maxaabiis.

  58. #sool man

    caadi

    ma tihid odey wax og
    waxaa mooda.
    dadka
    dhulos
    qayb ka mida
    inay mararka
    qaar
    runta sheegayan
    shalay baa
    waxaan meel isugu nimid
    odey
    dhulos
    ah oo waliba aad u taageera
    mamulka xamar
    kan
    gal
    nus

    sl.
    wuu yara taagera
    lkn
    xooga
    qaab wuxuu u taagera.yaan laga garan
    wuxu ku leeyahay
    dagaal.kan qoriley waxaa. soo qaaday
    awal iyo aakhir ba. ina xaabsade. iyo faamilkisa. rer naaleye
    waxaa hada wadana waa ahmed abdi xaabsade walaal kis
    doolaal
    pl.may ahmed abdi xaabsade tilaabo ka qaado
    buu ku doodaya. ama jeel ka dhigan ama dilan
    waxan ugu jawaabay. xaab.sade waa odey daalay. howshas na wax kama qaban karo
    waxana howshas sal.dhig u ay .snm.iyo khabiirkooda uga ku takhakhusay. dhulos. nacsin ta pl pror. galeydh
    taas maxaa uga jawaabin. baan ku iri inta doolal kan maskinka ah ee qoriga la ordaya iga deysid. siyaaaad ahaan howshu meeshay fadhido waa halkase maxaa ka leedahay baan ku iri
    wuxuu dhahay. sl howshaas lug kuma leh.
    khaatumo se ma ogi
    yaa lug ku leh baan iri marka wuxuu dhahay. gaaz

    baa howshas ka.danbeeya
    waxan ku dhahay gaaz..maxaa dan ugu jira in geel jire isku dhamaado
    ma.ogi asaga waydi igu jawaab celiyey
    marka.howshan waa. dhulos pl.inta.yar ee hada.isasalaanta.inay macaa kala.irdhooban ka dibna khabiirka weyn uu sidaas ku dhoho.dee maxaa naga maqan

  59. @ ali
    Kkkkkkkkk iiidoorku waligii inuu wadal ahaa weeye walandaadi khayr daran inay wax uyihiin weeye kufriga iyo gaalada inuu daba washlayn weeye wadada naarta loomaro inay walashtamaaan weeye? Adeer horaa loo yiri gun kibirtay iyo gob catootay midna looma taaghelo haatan iidoorkii isagoo maraqa karinaya hargaysa anna aan ahay boqorkii somali iyo geeska africa aan iri war kaalay oo qoriga qaado markii xabadi dhacdana fadalka tuuri jiray ayaa maanta harti dhexdiis ka hadlaya waagii barisamaadka amaan waxaa idiinku filaan jirtay inaad la xididaan qoya harti ah maantana h/jecloy muuse waa kaa somaliland marag baad ka tahay inaan riyaale burco cayro ku geeyay 3 sano markaad is abaabulaysay aricadeeye waad ogayd inaan 200 maxbuus kaa qabtay markaan hawiye iyo somali isku keen keeda ku jeensaday dumarka ka dhex qayli inta wiilashii dhafoor qiiqdu soo laabanayaan adaa carari doonee

  60. Isdaleemin taydaa ninkii dagani eedaa

  61. Wiil aadan cige

    Horta waad is faanisay kow

    Waanad caytantay labo wax kale mad odhan

    Guntu waa adiga, qorina hadaad sheegtay kan laascaanood kaga caydhiyay waa adiga

    Hadii gaal la sheego Horta ayaan xirsi baa cashar idinku filan

    Waxa sidoo kale haynaa imaan Iyo weris, yaasiin oo ah majeerteen kuligood na gaalo ayaa wada guursatay dad gaalo raac ahi idinka weeye

    Ka fiirso intaanad xabada dhankayga usoo tuurin ileen, anaaba ku dhaama oo gaal raac hadii la sheego xagooda adaa dhaqan ahaan aaday oo ragooda u guuriyay dumar kiina

    Kaaga daran kolkuu ingiriisku dhaqaalo siinayay kuwii sida fiinta uga cabaadayay sow idinku maydin ahayn oo 10 hortiisa joogsaday lahaana hoogayay iidoor ingiriisow waxba ha siinin hadii kale waa ina gumaysanayaa.

    Miyaad illowday ingiriisku inuu inoo kala tagay oo uu igu kaa wareejiyay inaan anigu dhulbahante Iyo warsengeli xagayga keenay

    Kaaga daran sayid abdulle Xasan kuwii dagaalka kula jiray waa kuwan gabayadoodii Iyo halkay kasoo kala baxeen

    Berbera, bosaaso, hobyo Iyo howd ka dhulbahante oo kii ugu ceebta weynaa ahaa oo waxaan afka lamarin karin ku caayay odaygaasi sayid Cabdule Xasan kkkkk

    Odaygaasi laftiisu hadii aan sheego ma yaraysan oo talyaani buu usoo kaxaystay ingiriisku hada waa kaad iigu faanayso lolz

    Gaal na la dagaalam gaal kalena soo kaxayso ujeedadeedii ayaa la fahmay inay iidoor nacayb idinka ahayd ee aanay gaal tiinu daarnayn

    Kolka gaal kii wuxuu u gartay in harti nusna hawiye la hoos geeyo

    Nusna iidoor la hoos geeyo nus kalena itoobiya lasiiyo kkkkkk

    Wax aanad itaalkeeda lahayn haku faanin

    Waxaa la yidhi nin isfaanshay waa Ri isnuugtay

    Talo ma haysid ciil inuu ku hayo waan arkaa, waxaydin isku bahaysanaysaan waaba cuqdad Iyo ciil kii idinku dhex milmay waligayna ana ku dul taagan remote ka kugu haynaya lolz kkkkkk

    Qaarkiin u talinaya kuwa hadhayna hawiye Iyo itoobiyaan ku soo diraya

    Nin aanad gaadhayn gacmahiisa loo dhukadaa waynu is garanaysaa saaxiib kkkkk

    Waxba ha caytamin oo ha is waalwaalin taariikh daada Iyo waxaad ahaydin tihiin waad garanaysaa inana waynu u jeednaaye gaalka caydiisa haku dhuuman kkkkkkkk

    Kuwii is lahaa amlikaa buu idin ka dhigi sow maydin ahayn Se maankiinu kuma jirin inuu iidoor buu badhkiin hoosgayn doono badhkiina kalena hawiye kkkkkkk

    Kolay ciilka idin haya waxa weeye qasdigii aad u rabteen opposite keedii ayuu ka dhigay kkkkkkkkkkkkk

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: Waxaan u sheegaya Madaxda Dawladda Federaalka Soomaaliyeed, gaar ahaan, Madaxweynaha iyo Ra’isal...
  • Turab: Bismillaah Cawad iyo kaadka wasaarada arrimaha debeda, maxaa kala haysta. Wasaaradii waxay noqotay, meel...
  • Abdi: Dad beri hore aroos lagu xeraystay ayuu ka sheekaynaya.
  • Abdi: Intaasina waxay ahayd bakh bakhdii iyo beentii Puntland ku caanamaali jirtey.
  • Abdi: Runtu waxay tahay: Guddoomiye Gobol oo isu haysta inuu yahay “Madaxweyne Wadan” waxay ka dhigan...