|

Daawo- Reer Gaalkacyo oo colaada Magacley & Maygaagllayaal la Ilmeeyey kuna baaqay joojinteeda-Video.

Waxgaradka , odayaasha, haweenka, ardayda iyo waxgaradka magaalada Gaalkacyo ayaa ku baaqay joojinta colaada sokeeye, waxayna sheegeen inay colaadaasi tahay mid aan faa’ido lahayn, caqli badana aan laga dheefeyn.

HALKAN KA DAAWO…..

Oday ka mid ah odyaasha ayaa hadlayey ayaa sheegay inuu habaarayo kuwa dagaalka hurinya wuxuuna la ilmeeyey colaadaas, Arday ayaa ayaguna arimahan ka halday.

Horufadhi.com@gmail.com

oday ilmeeyey gaalkacyo

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=6152

Posted by on Sep 29 2015. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

8 Comments for “Daawo- Reer Gaalkacyo oo colaada Magacley & Maygaagllayaal la Ilmeeyey kuna baaqay joojinteeda-Video.”

  1. calanka falastiin oo bari 30 of sep laga taagidoono xarunta qaramada midoobay markii ugu horesay

  2. Isreal’s occupation in Palestine’s land must end .

    Palestine’s quest for self-determination is closer ever before and we, Somalis are expected Palestine will be one of the strongest nations in the middle East

  3. Odaygu nabad buu kubaaqey ala maxaa xumaan larabaa aan karti loo laheyn

  4. Nabad nin ubooyay hadaad aragto waa nin caqli usaaxiib ah waayo waa nolosha aadanaha wallee gogol nabadeed wax lagu waayay baan colaad lagu helin

  5. Reer galkacyo waa shacab gob ah waxaase dirqiyaya nin siyaasad wata oo doonaya inuu dhulbahante u turuntureeyo isaaq sida c/weli gaas iyo faroole. Allah hakala qabojiyo walalaha deriska ah ee dad iyo dalba ka dhexeeyo kuwa dhibka kula dhex jirana haka qabto.

  6. Odaygaa weyn hadalkiisu wuu itaabtay wuxuu u egyahay samo ka talis kuwa ku maqla ayaan rajeynayaa inay noqdaan walalaha lala hadlayo

  7. Wiilka yar waa fariid soo barbaar eedo waxaan kuu rajaynayaa inaad noqoto madaxda mustaqbalka.

  8. Libaax
    Sxb hadaad raganimo haysid ragaaga yaygalo ugamaad cararteene waxa dadka wada dhashay isku laynayaa waa adoo kale oo marka xabadi dhacdana gaarigiisa ka cararaya inta isku aamini waayo marka nabad la sheegana afka qaylo kushubanaya anagu reerkaas aan wada naal dhalashaa naga dhaxaysee haysku kaaya dirin nabadbaa dan noo wada ah.

Leave a Reply

Recently Commented

  • Turab: Bismillaah Waxa Alle mahadii ah mar haddii iclaamkii adduunku ay xuseen, dadka Somaliyeed ee xuquuqdooda lagu...
  • ahmed: khaatumo khiyaano waa tan joogta Hargaysa maxay fiilaal cayaaraan waaba la haysaaye. yaad la ciyaaraysaan ma...
  • ahmed: horta mirow midh aan kuu sheego waxaa ciidamadaan lo qarin waa in aad ku quusatid cidanka jooga Tukaraq waa...
  • ahmed: Horfadhi ilaah baan idin ku dhaarshay bal eega dadkiinaan sida aad u fakaraysaan oo aan inama caqli ku jirin...
  • Abdi: Sababta rasmiga ah ee ka dambeysa maqaalkan waa in la cadeeyo in dawlado shisheeye, sida Jabouti, ay safaarado...