|

Beesha Guuleed Garaad{Barkad} oo tacsi tiiraanyo leh u diraya Ehelkii Marxuumada Saynab Maxamed Liibaan .

Dhamaan anagoo  ku hadlayna magaca beelweynta Guulleed Garaad{Barkad} waxaan tacsi tiiraanyo leh u direynaa, qoyskii, ehelkii, qarabaadii iyo dhamaan reer Xirsi Mahad, geeridii ku timid Allaah ha u naxariistee Saynab Maxamed Liibaan, oo Isniintii ku geeriyootay magaalada Virginia ee dalak Maraykanka, Allaah waxaan u weydinaynaa Marxuumada jantul firdowsa, ehelkana samir iyo iimaan.

Dhamaan qoyska reer Xirsi Biyoolle Eebe ha ka siiyo samir iyo iimaan, marxuumadana su aalaha qabriga Allaah u fududeeyo, kitaabkeedana midigta ha uga dhiibo.

Dadka Tacsiyeynaya”

1.Garaad Abshir Saalax Maxamed

2.Odey Xuseen Colujoog Cawed

3.Odey Xirsi Cabdi Mahad

4.Odey  Abrashiid Cali Abokor Aadan (Cali Baarweyn)

5.Cabdisalaan Xaaji Xirsi

6.Maxamed Cali Baarweyn (Gaalkacayo)

7.Yusuf Maxamed Samatar

8.Cali Axmed Geelle

9.Cabdi Budhe Bulaale

10.Caaqil Maxamed Dhuux Cali

11.Caaqil Cabdillahi Saleeban Haji Axmed

12.Caaqil Cabdirnasir Xasan Xirsi

13.Caaqil Faarax Maxamud Cali Maahir

14.Caaqil Cali Baxnaan

15.Caaqil Cabdi Faarax Xaaji Cumar

16.Caaqil Jaamac Axmed Kooreeye

17.Caaqil Cabdillahi Maxamed Dheeg

18.Caaqil Cali Xaaji Cumar Qaal

19.Caaqil Cabdiraxman Maxamud Cali Samatar

20.Caaqil Haye Axmed Faarax

21.Caaqil Maxamud Saleebaan Dhamac

22.Caaqil Axmed Caynaanshe Ismail

23.Xildhibaan Maxamud Xaaji Axmed Afey

24.Xildhibaan Yusuf Maxamed Ali Bunay

25.Dr. Cismaan Nuur Dhabas

26.Dr. Yusuf Ismaaciil Bulale

27.Eng Maxamud Cali Jidaal

28.Dr. Khaalid Axmed Geelle

29.Dr. Cabdinasir Awmaxamed Abokor

30.Cabdillahi Awmaxamed Abokor (Alatay)

31.Dr. Yusuf Axmed Geele

32.Mahdi Maxamud Cali Samatar

33.Yusuf Cabdi Cali (Tuke)

34.Abshir Cabdi Qoobyare

35.Maxamed Nuur Budeeye

36.Saleban Caydiid Jaamac

37.Dr. Sayid Cali Jidaal

38.Saleebaan Xaaldiid

39.Sacid Maxamed Xirsi

40.Bashir Maxamed Xirsi

41.Xasan Cabdi qoobyare

42.Maxamed Ciise Keyse

43.Maxamed Xaaji Dirir

44.Ciise Xasan Raan

45.Cabdirisaq Nuur Budeeye

46.Cabdillaahi Nuur Budeeye

47.Cali Yuusuf Geelloxos

48.Canab Yusuf Abokor

49.Seynab Yusuf Abokor

50.Maxamed Yusuf Abokor

51.Maxamud Ciise Xasan

52.Ibraahim Xirsi Biyoole

53.Xasan Sulub Dhikil

54.Yusuf Cabdille

55.Amina Saalax Maxamed

56.Amina Faarax Budeeyo

57.Kowsar Nuur Budeeye

58.Samiira Faarax Budeeye

59.Maxamed Tusbax

60.Khadija Tusbax

61.Faacuul Maxamed Jaamac

62.Xareed Xaaji Sacid Kabayar

63.Maxamed Yusuf Geel loxos (sufi)

64.Awxaashi Jaamac Nuur

65.Cabdikarim X. Sacid Kabayar

66.Daahir Cabdi Cali Jabane

67.Cabdiqadir Nadiif Cali Burco

68.Sheekh Barre Yusuf xuseen Dabaleeb

69.Cismaan Nuur Budeeye

70.Jaamac Shire Oogle

71.Axmed Jaamac Faarax

72.Cabdisamed Axmed Xaashi

73.Ibrahim Cabaade Bulale

74.Faarax Sugaal

75.Ismaciil Axmed Dayib

76. Maxamud Cali Baarweyn (Sanweyne)

77.Maxamed Cabdiraxman Cali Burco

78.Cabdullahi Faarax Maxamed

79.Ismacil Maxamed Jaamac

80.Saleebaan Dalmar Faarax

81.Xariir Cabdi Cali Jabane

82.Ibraahim Cumar Abokor

83.Maxamed Abokor Aadan

84.Cali Maxamed Jaamac

85.Faarax Cabdi Maxamed

86.Dr Cabdirashid Cali Baarweyn

87.Axmed Xuseen Colujoog

88.Axmed Cabdi Budhe

89.Luul Cali Jaamac

90.Aasiya Cabdi Budhe

91.Cabdillahi Cabdi Budhe

92.Sharmarke Cabdi Budhe

93.Cabdishakur Saleeban Cabaade

94.Cabdiraxman Saleebaan Cabaade

95.Ismaaciil Ibrahim cabaade

96.Haashim Maxamed Ismacil Bulale

97.Seynab Yusuf Ismacil Bulale

98.Cabdiraxman Yusuf Ismacil Bulale

99.Anisa Cabdillaahi Ciise

100.Eng. Maxamed Ismaaciil Bulale

101.Asad Maxamed Aware

102.Maxamed Hambaase

103.Cabdi Jirde Cabdi Gurey

104.Abokor Xaaji Maxamud Mire

105.Cabdisamad Cali Baarweyn

106.Cabdiqadir Abokor

107.Cabdirisaq Warsame Hilowle

108.Cabdirisaq Xaaji Xirsi Dhabarlow

109.Saleeban Haashi Dheere

110.Cabdicasis Saleebaan Shire Gurey

111.Sahal Xasan

112.Cali Maxamud Dafir (Cali Dharaafe)

113.Cabdirashid Maxamud Dafir (Ukun)

114.Rashiid Diiriye Faarax

115.Iimaan Cismaan Kaarshe

116.Axmed Maxamed Qodax

117.Maxamed Axmed Qodax

118.Liibaan Axmed Qodax

119.Foosiya Xirsi Cabdi

120.Cadar Saleebaan Dhegaweyne

121.Faadumo Cali Dheeg

122.Hindisa Cawlshaan

123.Xalimo Jaamac Cawed

124.Xaawo Xasan Cabdi

125.Maxamud Cali Qodax

126.Cabdirashid Awmaxamed Abokor

127.Cabdiqadir Awmaxamed Abokor

128.Aadan Xirsi Ibraahim (Aar)

129.Cabdisalaan Yusuf Xoosh

130.Ifraax Yusuf Xoosh

131.Cali Mursal Xaydh

132.Foosiya Xaaji Dirir

133.Samsam Xaaji Dirir

134.Sahra Muse Dabayl

135.Farduus Khalif

136.Amino Saleeban Indho Guran

137.Samsam Saleebaan Dabayl

138.Cali Xaaji Xirsi

139.Maxamud Cabdi Soome (Dulyar)

140.Axmed M. Mussa (Dariq)

141. Maxamed Xuseen Abdiqaal (Xaantiye)

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=6129

Posted by on Sep 29 2015. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • ali yusuf: imisa Ayaan lahayn putland ma adkaysan kartiin ee jamhuriyada barakaysan ha isku doon doonanina. si fican...
  • Ibrahim X Dh. Adam: scww, maasha allah, maantuun baan is leeyahay taladii waa la helay, in horumar loo jeesto, waddo...
  • Dhaqane: Lama sii daayeene boqor buur madow baa wadada loo banaynayaa
  • Abdi: Hadalka gabdhuhu sheegeen run buu u egyahay. Nimanka barnaamijka diyaariyey babdho may waraysan, ee gurigooda...
  • Turab: Bismillaah Baafin, maamulkii Khatumo xagee ku danbeeyey. Intii uu Buhodle joogay cawey u ahayd ummadda reer...