|

Daawo Muuqaal Qurux Badan Oo Laga Duubay Waxbarashada Widhwidh Iyo Mahad Celin Ururka Misbaax Video Full….

ururka misbaax ayaa urur waxbadan kaqabtay jiritaanka waxbarasho ee magaalada widhwidh yadoona ay dhexda uxidheen sidii ay dugsiga sare ee xirsi dhabarlow uu unoqonlahaa mid midho dhala oo shaqeeya

ururka misbaax oo fadhigiisu ayahay cariga maraykanka ayaa isagu ah urur inta badan bulshadu ay umahad celiso waana koox isu taag tay yagu sidii ay ubadkooda ay ubad baadin lahaayeen
ururkan ayaa midhahoodu lagurtay kadib markii iskuulka widhwidh ay kabexeen dafcadii ugu horeysay ee galaaska afraad ee heerka dugsiyada sare waxaana marqaati ka ah sida loogu mahad celinayo

HALKAN KADAAWO MUUQAALKA

alle danbigooda hadhafee ururkan ayaa ah mid halgan ugalay sidii degmada widhwidh ay ugaadhi lahayd horumar buuxa oo lataaban karo

ururka misbaax abaal weyn ayey kuleeyihiin reer widhwidh abaalkaasna waxa ay kaheli doonaan alle subxaanahuu watacaalaa

Zakariye Maxamed Ciise Wadani

qalin jabin

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=6119

Posted by on Sep 28 2015. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: Waxaan u sheegaya Madaxda Dawladda Federaalka Soomaaliyeed, gaar ahaan, Madaxweynaha iyo Ra’isal...
  • Turab: Bismillaah Cawad iyo kaadka wasaarada arrimaha debeda, maxaa kala haysta. Wasaaradii waxay noqotay, meel...
  • Abdi: Dad beri hore aroos lagu xeraystay ayuu ka sheekaynaya.
  • Abdi: Intaasina waxay ahayd bakh bakhdii iyo beentii Puntland ku caanamaali jirtey.
  • Abdi: Runtu waxay tahay: Guddoomiye Gobol oo isu haysta inuu yahay “Madaxweyne Wadan” waxay ka dhigan...