Home » September 30th, 2015 Entries posted on “September, 2015”

Daawo- Mid ka mid ah Siyaasiyiinta SL” Ali Khaliif wuxuu doonaya in loo wada hadlo laba maamul” Taasna ma dhici karto-VIDEO.

Yuusuf Budlle oo ka mid ah siyaasiyiinta beesha Isaaq ayaa sheegay inay maamulka Khaatumo dadkiisu marnaba aysan qaadan doonin wax ka yar ayagoo maamul ah, taasna beesha Isaaq aysan qaadan doonin, wuxuu sheegay in cid soo xeri gelinta Khaatumo oo Somaliland ah aysan suurageli doonin.”Baashe reerkisii ayuu dhibane ka dhigay asagu” cid masasha Dhulbahante Hargaysa […]

September 30th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Ruushka oo Weerar culus ku Ekeeyey Syria.

Masuuliyiinta Maraykanka ayaa sheegaya in diyaaradaha dagaalka ee Ruushka ay u eg tahay inay bilaabeen weerar Suuriya. Waxay sheegeen inay aaminsan yihiin in weerarka uu ka dhacay magaalada Homs. Maraykanka ayaa sheegay in loo sii sheegay in weerarka uu dhacayo. Arrintan ayaa timid saacado kadib, markii baarlamaanka Ruushka uu ansixiyay codsiga madaxweyne Putin in ciidamada […]

September 30th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Khilaaf soo kala dhexgalay maleeshiyaadka S-Land iyo Baashe Maxamed Cadde.

Baashe Maxamed Cadde oo dhawanahan ku sugnaa deegaanka Karinta oo maleeshiyaadka Somaliland joogeen ayaa la sheegay inuu ka cadhooday horjoogayaasha maamulka Siilaanyo u qaabilsan maleeshiyaadka beesha Isaaq ee dulaanka ah. Baashe Maxamed ayaa u yimid halkaas inuu maleeshiyaadkan Sland ku tir tirsiiyo inay jiida dagaaka tagaan cidamada Puntland ee caawinaya maleeshiyaad beeleedkana ay la dagaal […]

September 30th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Daawo- Reer Gaalkacyo oo colaada Magacley & Maygaagllayaal la Ilmeeyey kuna baaqay joojinteeda-Video.

Waxgaradka , odayaasha, haweenka, ardayda iyo waxgaradka magaalada Gaalkacyo ayaa ku baaqay joojinta colaada sokeeye, waxayna sheegeen inay colaadaasi tahay mid aan faa’ido lahayn, caqli badana aan laga dheefeyn. HALKAN KA DAAWO….. Oday ka mid ah odyaasha ayaa hadlayey ayaa sheegay inuu habaarayo kuwa dagaalka hurinya wuxuuna la ilmeeyey colaadaas, Arday ayaa ayaguna arimahan ka […]

September 29th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Daawo- Abwaan Yuusuf Suuslle oo Gabay Saameyn badan leh soo bandhigay-Video.

Abwaanka wayn ee Yuusuf Suusle ayaa wuxuu soo saaray Gabay Cusub oo la magac baxay XOOR SHINI HELAY, Waxaana Gabaygan inta badan Lagu xusay Xubnaha u shaqeeya maamulka Hargeisa ee kasoo jeeda deeganada khaatumo, Waxaana uu gabayga intiisa badan ku socdaa Saleebaan Xaglotoosiye. HALKAN KA DAAWO VIDEO Abwaanka ayaa wuxuu gabayga kusoo bandhigayaa Taariikho hore […]

September 29th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Faah faahin Dagaalkii Maygaaglayaal , xabadii oo Istaagtay iyo wararkii ugu Danbeeyey.

Wararkii ugu danbeeyey ee  jiida dagaalka ayaa sheegaya in xabadii goordhawady qaboowdey, isla markaana ciidamadi labada dhinac ay isku horfadhiyaan halkii saaka dagaalku ka qaraxay, wararku waxay sheegayaan dhanka maamulka Puntland ee ciidankooda dagaalka ku jirey uu hogaaminayey nin lagu magaacabo Caynaanshe, kaasoo ka mid ah saraakiisha ciidamada daraawiishta la baxay ee Puntland. Khasaaraha dagaalka […]

September 29th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Shirkii Arimaha Soomaaliya ee New York oo la soo afmeeray iyo Doorashada 2016ka oo Go’aan laga gaadhay{Sawiro}.

Shir heerkiisu sareeyay oo ka dhacay magaalada New York ee dalka Mareykanka ayaa looga hadlay xaalada Soomaaliya, iyadoo shirkan diirada lagu saaray qorshayaasha dhow iyo marxalada kala guurka ee sanadka 2016, xilligaasoo la rajeynayo in doorasho dhacdo. Shirkan ayaa waxaa shir guddoominayay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Ban Ki-moon, Guddoomiyaha […]

September 29th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

War deg deg ah. Dagaal Culus oo ka soconaya Maygaaglayaal iyo Puntland oo ciidankoodu qayb ka yahay.

Dagaalkan oo ahaa mid saaka hiirtii hore ee waaberiga bilowday ayaa ka danbeeyey ka dib markii sacadihii u danbeeyey ay halkaas soo gaadhayeen hub iyo saanad military oo laga soo humayey dhanka Garoowe, ciidamada maamulka Puntland waxa wata taliyaha madaxtooyada ee maamulkaas, kaasoo dagaalka hogaaminaya. Dhanka deegaanka qoriley ayaa shacabka dhulkaasi xoog isku abaabuleen, waxayna […]

September 29th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Beesha Guuleed Garaad{Barkad} oo tacsi tiiraanyo leh u diraya Ehelkii Marxuumada Saynab Maxamed Liibaan .

Dhamaan anagoo  ku hadlayna magaca beelweynta Guulleed Garaad{Barkad} waxaan tacsi tiiraanyo leh u direynaa, qoyskii, ehelkii, qarabaadii iyo dhamaan reer Xirsi Mahad, geeridii ku timid Allaah ha u naxariistee Saynab Maxamed Liibaan, oo Isniintii ku geeriyootay magaalada Virginia ee dalak Maraykanka, Allaah waxaan u weydinaynaa Marxuumada jantul firdowsa, ehelkana samir iyo iimaan. Dhamaan qoyska reer […]

September 29th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Daawo Muuqaal Qurux Badan Oo Laga Duubay Waxbarashada Widhwidh Iyo Mahad Celin Ururka Misbaax Video Full….

ururka misbaax ayaa urur waxbadan kaqabtay jiritaanka waxbarasho ee magaalada widhwidh yadoona ay dhexda uxidheen sidii ay dugsiga sare ee xirsi dhabarlow uu unoqonlahaa mid midho dhala oo shaqeeya ururka misbaax oo fadhigiisu ayahay cariga maraykanka ayaa isagu ah urur inta badan bulshadu ay umahad celiso waana koox isu taag tay yagu sidii ay ubadkooda […]

September 28th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented

  • ahmed: Horfadhi nin is huba ayaa faana waa runtiis madaxwayne Gaas ciidan uu ku faano ayuu haystaa..
  • abdisalam: Waa wasiirkii ugu horeeyey ee soomaaliyeed ee qaabkan kalsoonida iyo masuuliyadu ku dheehan tahay ugu war...
  • wiil aadan cigale: war cali ordaaye miyaydaan wali warkiisa dayn
  • wiil aadan cigale: faan maahee soomaali oodhan baa markhaati ka ah inaan oogta ka dulshidano meeshii lagu sheego ugus...
  • Jama: xoolo foqol xoolo. Hawiye dameeraale isagaa is qarxinaya, ma darood baa qarxinaya kaalya?