Home » August 24th, 2015 Entries posted on “August, 2015”

Horjoogayaasha Siilaanyo ee Laascaanood & Ganacsadatada magaalad aoo Khilaaf u soo kala dhexgalay.

Shir ka dhan ah kooxda beesha caalamka ee ganacsiga magaalada gacanta ku haya ayaa ka dhacay hoyga ninka gudoomiyaha u ah maamulka Siilaanyo ee Habaryoonis, waxaana halkaas ku shiray kooxda isku magacowda golaha deegaanka ee ayagu is doortay, kuwaasoo dacwad ka dhan ah ganacsada beesha calaamka u gudbiyey maamulka gaar ahaan xubanah beesha Isaaq ee […]

August 24th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Daawo Video Wasiir Ku Xigeenka Madaxtooyada Khaatumo Oo Kahadlay Arimo Dhowra…

wasiir kuxigeenka madaxtooyada khaatumo c/qani khaliif faarax ayaa xili uu earbaahinta lahad layey baaq udiray qurbajooga udhashay deeganada khaatumo isagoona ugu baaqay in ay kasooqayb qaatan hanaaka horu socod ee maamulka dhanka kale wasiirka ayaa sheegay in maleeshiyada snm ay dulaanku sooqaday magaalada saaxdheer taasina ay sababtay in gaabis uu ku yimaado madaxtooyada HALKAN KADAAWO […]

August 23rd, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Daawo.” Horgaladii Hargaysa oo u kala safan Aarkulaystayaal & Is-xanbaar” Dibjir Indha indho”Buhodle & Balicadna waa qabsanaynaa-Video.

Ka dib markii horgaladii joogay magaalada Hargaysa ay u kala jabeen Isxanbaar iyo qaybta balwada Maadooriyuhu diloodey, ayaa waxay warbaahinta Beesha Isaaq ee cadowga ahi soo deynaysay ayagoo qaarkood cabsan yihiin, sida horgal Indha indho oo hada asagoo cabsan ka soo dhexmuuqday warbaahinta Isaaq. Wuxuuna si damiir la’aan ah oo aan haba yaraatee xishood lahayn […]

August 23rd, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Daawo Video Full Dafcadii Ugu Horeysay Ee Kaqalin Jabisa Dugsiga Sare Ee Xirsi Dhabarlow Wacdaro Aysoo Bandhigeen…

Waxaa Kadhacay Hoolka Xaflada Magaalada widhwidh Xaflad Qiimo Badan Taasi oo ay ku qalin jabinayeen ardaydii ugu horeysay ee dhamaysata dugsiga sare ee xirsi dhabarlow kuwaasi oo xaflad aad uqiimo badan looqabtay xafladan qiimaha iyo qaayaha badnay waxaa kahadlay dad badan oo isugu jira culimo cuqaal ganacsato aqoonyahan arday iyo xubno matalayey ururka karaamada leh […]

August 23rd, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Golayaasha dawladda Khaatumo oo ku shiraya Balicad iyo Goob dhaqameed qurux badan oo loo diyaarshey-SAwir.

Golayaasha dawlad goboleedka Soomaaliyeed ee Khaatumo STate ka kooban tahay ayaa degmada Balicad ee G/Cayn shirweyne uga furmayaa, kaasoo socon doona mudo kooban. Shirkan ayaa ah dibu qaabeynta maamulka Khaatumo iyo warbixin laga dhagaysan doono Madaxweynaha Khaatumo oo in dhaway deeeganada Khaatumo ka maqnaa. Goob aad loo qurxiyey oo ah madal dhaqameedka Soomaaliyeed ee aqal […]

August 22nd, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Daawo: Caaqil Hindi Maxamed Aadan Caws” Buuhoodle Maal baa fadhida intaysan Dilaacin ha la Badbaadiyo”-VIdeo”.

Caaqil Hindi Maxamed Aadan Caws oo ka mid ah cuqaasha gobolka Cayn, ayaa ka hadlay marxaladaha gobolka Cayn gaar ahaan magaalada Buuhoodle ay haatan hada marayso, Caaqilka ayaa baaq adag u direy beelaha gobolka gaar ahaan reer Buuhoodle, wuxuuna sheegay in 150 nin oo dhintay 800 oo caruur ah oo Agoon ah iyo 150 gabdhood […]

August 21st, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Daawo- W/Arimaha debeda, xidhiidhka iyo Jaaliyaddaha oo lagu soo dhaweyey Washington-Dc-Video.

Waftigii wasiirka xidhiidhka caalamiga ah iyo Jaaliyaddaha Maxamed Ibraahim Ducaalle{Aftaag} ayaa gaadhay magaalada Washington DC ee xarunta dalka Maraykanka, halkaasoo ay ku soo dhaweeyeen xubnaha jaaiyadda Khaatumo State ee ku dhaqan gobolkaas. HALKAN KA DAAWO…. Wasiirka ayaa socdaal dhawr todobaad qaadanayaa uga bilowday dalka Maraykanka, asagoo u yimid arimo shaqo oo dhanka Diblumaasiyada iyo weliba […]

August 21st, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Daawo. Waraysi Kulul oo lala yeeshay Faarax Abdelqaadir” Waa lagu waayey xagee ka dhacday, miyaad xanuunsatay”{VIDEO}.

Wasiirkii hore ee Cadaaladda Faarax Abdelqaadir oo Xamar looga bixiyey Faarax Toopaas ayaa indhawayd masraxa siyaasadda ka maqnaa, waxana soo baxayey su aalo badan oo ku ladhnaa maqnaashahiisii., waxa kaloo la waayey ba la leeyahay kar karintii siyaasadii kululeed ee dalka, isla markuu yimidna waa soo noqotay. HALKAN KA DAAWO WARAYSI XIISA BADAN… Faarax oo […]

August 21st, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Maqaal: Siyaasada Qaybi oo xukun ee maamulka Siilaanyo !!.

Shicibka reer Khaatumo waa in la iska gartaa siyaasada qaybi oo xukunta ah ee siilaanyo, Ka jawaab sababta ay intan oo hawlood waqtiyo aan kala fogayn u dhaceen? 1- dagaalkii horgalada reer Khaatumo ee hargeysa Baashe & Dhakool & groupkooda VS Xaglatoosiye & Groupkiisa 2- Safarkii Madaxwayne Ali Khaliif, ku soo gurya noqday 3- Safarkii […]

August 21st, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Daawo. Nabadeyntii Deegaanka Dharkayn-geenyo oo qodobo laga soo saaray-VIDEO.

Gudidii nabadeynta beelaha walaalaha ah ee deegaanka Dharkayngeenyo ayaa soo saaray qodobo horudhac ah, gudidan oo uu hogaaminayey Garaad Abdelrasaaq Garaad Soofe, oo intii xaaladu dhacdayba dhex taagnaa arimahan ayaa haatan marinaya hawlahaas meel aad loogu diirsado. HALKAN KA DAAWO…. Waxana ku soo biiray wufuudo samadoono ah oo ka kale yimid gobolada Sool iyo Cayn, […]

August 21st, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Recently Commented

  • Ceegaag: Alla maxaa RIWAAYAD la jilayaa. Waar Ra’iisal waseere xaggee adiga kuugu soo hagaagnaa inta aadan...
  • Ceegaag: Asc. Baarlamaankii baa garsoorkii iyo maxkamadihii doorkoodii qaatay! Waa meel ay u dhammaatay, bal waxaa...
  • Ceegaag: Beyle ma tagi karo gobolkii uu ka yimi, dadkuu ka dhashay Hargaysaa canshuurta ka gurta markaas buu rabaa...
  • qorrog: Mashallah. Waa good nayuus. Anigu waxaan odhan lahaa Dhulbhanta iyo Habr jeclona hallaga iibiyo cimaaraadka....
  • Ceegaag: Asc. Horta khilaafku waa wax sunna ah oo mar la arkaba iman kara, lkn sidee loo xalliyaa oo yaa u gar...