Home » August 27th, 2015 Entries posted on “August, 2015”

Daawo. Soo dhaweyntii balaadhnayd ee loo sameeyey W/Arimaha debeda , qorsheynta & Jaaliyadaha ee Khaatumo State-VIDEO.

Wasiirka Xidhiidhka calaamiga ah, Jaaliyadaha iyo qorsheynta ee Khaatumo State mudane Dr Maxamed Ibraahim Ducaalle{Aftaag} iyo wafti uu hogaaminayo ayaa xalay soo gaadhay magaalada Columbus ee gobolka Ohio ee dalka Maraykanka, wasiirka iyo waftigiisa oo socdaal waqooyiga amerika ee shirarka jaaliyadaha uu uga soo bilowday magaalada Virginia ee dalka Maraykanka ayaa waxa soo dhaweyey jaaliyadda […]

August 27th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Deg Deg Daawo Qaabkii Loosoo Dhaweeyey Madaxweyne Kuxigeenka Maamulka Khaatumo Reer Balicad Abaal Baan Uhaynaa

wafti Balaadhan Oo Uu Hogaaminayo Madaxweyne Kuxigeenka Maamulka Khaatumo Ayaa Galabta Soogaadhay Magaalada Balicad Yadoona Wafidan Lagaga Hortagay Meel 10 KM Dhanka Bari Kaga Beegan Magaalada Wafitada Uu Hogaaminyo Madaxweyne Kuxigeenka Maamulka Khaatumo Waxaa Kamid Ahaa Gudoomiyaha Baarlamaanka Kuxigeenka Kood ee baarlamaanka qaarkamida golaha baarlamaanka qaarkamida golaha wasiirada yadoona dhamaan bulshada reer balicad ay si […]

August 26th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

War deg deg ah: Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo M/Weyn ku xigeenka Khaatumo Balicad si weyn loogu soo dhaweeyey.

Waxa gaadhay magaalada Balicad ee gobolka Cayn wafti balaadhan oo uu hogaaminayo Madaxweyne ku xigeenka maamulka Khaatumo State mudane Abdalla Maxamuud Ali Haybe{Cagalulle} ayna ka mid yihiin gudoomiyaha barlamaanka, ku xigeenkiisa, madaxdhaqameed iyo xubno kale oo wasiiro ah. Waftiga Madaxweyne ku xigeenka waxa meel magaalada ka baxsan uga hortegey boqolaal dadweynah reer Khaatumo ah ee […]

August 26th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Maqaal. Reer Balicad gobonimada iyo wakhtiga dibu habeynta Khaatumo.

Dadka iyo deegaanka reer Balicad waxay muujiyeen ficil gobonimadoon oo dhankooda kaga aadan wakhtigan adag ee Khaatumo iyo shacabka SSC wajaheen, waxay shafka u dhigteen qaybtoodii muhiimka ahayd ee kaga aadenayd xoreynta iyo difaaca deeganada Khaatumo ee cadowga beesha Isaaq iyo waxa ay cagaha ku jiidataa ku hanweyn tahay inay wada hantaan. Reer Balicad madasha […]

August 26th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Daawo. Shirkii lagaga hadlayey arimaha G/Cayn ee London ka dhacay oo dhamaystiran{Full-Video}.

Jaaliyadda Gobolka Cayn ee magaalada London ayaa soo qaban qaabisay shirkan oo lagag arinsanayey faragelinta labada maamul ee hareeraha ah ee cadowga ah iyo dadka wax ma garatada ah ee ay soo adeegsanayaan. Shirkan ayey isugu yeedheen rer Caymeed dhamaan jaaliyadda Khaatumo mas’uuliyiinta, iyo wasiiro hore kuwa hada ah iyo dad badan oo waxgal ah. […]

August 26th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

United States Special Representative for Somalia James P. McAnulty Expresses Condolences to the Families of Individuals Killed and Injured in Attacks on the Somali National Army Base in Kismayo and Mogadishu.

ugust 25, 2015   On behalf of the Government of United States and the American people, United StatesSpecial Representative for Somalia (SRS) James P. McAnulty expresses his deepest condolences to the families of the Somali National Army (SNA) soldiers, Kenyan Defense Forces, and civilians killed by al-Shabaab militants during the August 22 attack on the […]

August 25th, 2015 | Posted in english news | Read More »

Daawo: Sawirada kulankii dhexmaray Jaaliyadda Khaatumo ee Washinto Dc iyo wasiirka Xidhidhka calamiga ah & Jaaliyadaha,{SAWIRO}.

Kulankan oo ahaa mid ay soo qaban qaabiyeen jaaliyada Khaatumo ee Washington Dc iyo Virgina ayaa lagu soo dhaweeyey wasiirka xidhiidhka caalamiga ah, Jaaliyadaha iyo qorsheynta ee Khaatumo mudane Mohamed Ibraahim Ducaalle{Aftaag }, kaasoo socdaal ku maraya magalooyin ku yaala waqooyiga Amerika. Wasiirka ayaa kulankiisa waxa uu xog waran ka bixiyey wasaaradiisa, hawlaha ay qabatay, […]

August 25th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Daawo Video Abwaanad Qaali Shire Oo Gabay Qiimo Badan Kajeedisay Madashii Soodhaweynta Prof Cali Khalif Galaydh Amaan Ujeedisay…

Abwaanad qaali shire oo kamid ah ururka haweenka widhwidh islamarkaasna magaalada widhwidh uga timi sidii ay u soo dhweyn lahayd madaxweynaha maamulka khaatumo ayaa waxa aya madashii soo dhaweynta katirisay gabay muhiima kaasi oo dhamaan dadkii kasoo qayb galay ay aad ugu farxeen HALKAN KADAAWO MUUQAALKA abwaanadan caanka ayaa gabayga ku amaantay madaxweynaha prof galay […]

August 24th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Balicad-Daawo: M/Weyne Galaydh oo ka hadlay arimo Muhiim ah,Horgalada Hargaysa,Nabadiidka Siilanyo+PL{Waraysi xiisa badan-Video}.

Balicad:Madaxweynaha maamulka Khaatumo mudane Dr. Cali Khaliif ayaa hadlay arimo badan, sida safarkisii Muqdisho, dawladda dhexe ee Soomaaliya iyo xidhiidhka Khaatumo, sidoo kale madaxweynuhu wuxuu ka hadlay xubnaha horgalada ee la soo diro markuu yimaado. Madaxweynaha oo waraysi ku bixiyey madasha Balicad ee shirka loogu talo galay ayaa arimo badan oo Khaatumo ah ka hadlay.” […]

August 24th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Daawo’-” Ninka Isaaq ee Buhoodle ku Hadaaqayoow Isku keen keen , Xaglatoosiye Waa maxbuus”Golaha deegaanka-Video.

Golaha deegaanka Buuhoodle ayaa sheegay inay isku diyaarinayaan inay Xaglatoosiye oo ay sheegeen in loo soo direy Hooyadii iyo Aabihii inuu soo Arbusho inay ka saarayaan magaalada sida ugu dhakhsaha badan haduusan ku noqon meeshuu ku qayilayey,” Waar Isku keen Keena, Isaaqoow, waxba qofaad ka dhex ka hadlaysaan ha soo dirinee, weynu is naqaanaa Buuhoodle […]

August 24th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Recently Commented

  • Abdi: Waxaan u sheegaya Madaxda Dawladda Federaalka Soomaaliyeed, gaar ahaan, Madaxweynaha iyo Ra’isal...
  • Turab: Bismillaah Cawad iyo kaadka wasaarada arrimaha debeda, maxaa kala haysta. Wasaaradii waxay noqotay, meel...
  • Abdi: Dad beri hore aroos lagu xeraystay ayuu ka sheekaynaya.
  • Abdi: Intaasina waxay ahayd bakh bakhdii iyo beentii Puntland ku caanamaali jirtey.
  • Abdi: Runtu waxay tahay: Guddoomiye Gobol oo isu haysta inuu yahay “Madaxweyne Wadan” waxay ka dhigan...