|

Deg Deg Daawo Shirkii Maamulka Khaatumo Oo Maanta Sitoosa Uga Furmay Magaalada Balicad Sadexda Gole Oo Kusugnaa Madashaas

waxaa maanta sitoosa ufurmay shirii maamulka khaatumo kaasi oo ay kasooqabgaleen sadexda gole ee maamulka khaatumo

shirkan oo ahaa mid warbaahintu dibada kajoogto ayaa waxaa warbixin kasiiyey warbaahinta wasiir ku xigeenka wasaarada warfaafinta Faarax Abyan Casuur isagoona wax kataabtay qodobadii lagaga hadlay shirkaasi

HALKAN KADAAWO MUUQALKA SHIRKA

madasha shirka waxaa kusugnaa madaxweynaha maamulka khaatumo Pro Cali Khaliif Galaydh Iyo Kuxigeenkiisa C/le Maxamuud Haybe Cagalule

shirkan oo ahaa mid xaasaasi ah islamarkaasna ay goob joog ka ahaayeen dhamaan masuuliyiinta maamulka khaatumo ayaa waxaa ugu waynaa oo laaga hadlay iswaraysi xukuumada iyo sidii loosugi lahaa amaanka loona soo celin lahaa gobolada maqan ee khaatumo

waxaana layslaqaatay sidii loo xoraynlahaa deeganada maamulka khaatumo kamaqan

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=4918

Posted by on Aug 31 2015. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

4 Comments for “Deg Deg Daawo Shirkii Maamulka Khaatumo Oo Maanta Sitoosa Uga Furmay Magaalada Balicad Sadexda Gole Oo Kusugnaa Madashaas”

  1. Maasha.allaah ragu waa dadaalayaa anigu waxaan ku talin lahaa reer khaatumo in ay isku tashadaan isuna samraan si ay cadawgooda uga guulaystaan.waxaan kaloo dhihi lahaa dhulbahante wuxuu leeyahay 300 oo jifo hoose ah oo jifo kasta Caaqil yaa xukuma markaas inta caaqiladaas laysugu yeedho halugu xukumo caaqilkastaa in uu keeno 100 wiil oo tababaran ama la tababaro oo aan wax balwad ah lahayn iyo 1.000.000. $.
    Cidwalba way awoodaa waana keeni karaan marka wananka la iibiyo.waaw kadibna xasan culusow iyo snm ba meel yaad kaga soo hadhaysaan.
    Hawshu waa fududahay hadii rageedii helo.siro hoosena waa jiraan. Guul reer khaatumo live is easy if you understand. Biyo gacmahaaga yaa looga dhergaa.

  2. Garaadad,ugaasyada iyo isimada kale ee horgalada noqday looma baahna,talada Raga dhimanayaa iyo dhaqaaluhu wuxuu ka goaa jiif Caaqilada u taliya jifooyinka hoose goaan ka dhulkoodana iyagaa xukuma.markaas waa in xagaas looga wareegaa.

  3. Shirkan waa mid aad u weyn waxanan rajeenayaa inuu kasoo baxo qodoba aad u adan. Anigu waxaan rabaa in Widhwidh magaalo kumeelgaarka laga dhigo rag aanu isnaqaano oo reer Widhwidh ayaa soo jeediyey waanan ku raacsanahay.

    Wasiirka warfaafinta meesha maxaa loogu wareysan waayey mise wasirkuxigenka ayaa howshan shirka la gudoonsiiyey?

  4. Abdi maratoon darwiish

    Bulsho

    Fagradaada saliimka ah waan soo dhoweey
    nayaa kuwa jaadka iyo iyo batiiska ka xoog
    bateen ilaahay umada ha ka qabto
    khaatumo ha noo laato cadaw geedu hajabo

Leave a Reply

Recently Commented

  • ahmed: Dhuuso ileen af qoyan hadal ma daayo isma maqalo miyaa faysal Faaruq shalay sow adigii cabaadaayey puntland...
  • Abdi: Waa beenawaas nacasoobay. Dhul Puntland cidina ma haysato. Dhulka waxa iska leh Khatumo State. Mr. Camay na...
  • Hirad: Madaxweyna cusub wasiirka warfaafinta soo dhawoow Axmed shide indr
  • Hirad: Dhaqane kaddaab number one Dadka Somalidu hees ka gees waa u free gelis iyo bixis iyo degidba waa dalkoodii...
  • Abdi: Nin abeeso koriyow adiga u aayiye. Xabashi waa abeeso. Ninkii la dhaqmayow waa yeelkadda.