|

Daawo Kalsantv-Kulankii Wasiirka iyo Jaaliyadda Khaatumo ee Columbus_Video.

Kulankii balaadhnaa ee Wasiirka Xidhiidhka Caalamiga, qorsheynta iyo Jaliyaddaha Maxamed Ibraahim Ducalle{Aftaag}, iyo bulshada reer Khaatumo ee Columbus ayaa ahaa mid diirada lagu saarayey isku xidhka hawlaha dardagelinta ee gudaha iyo debeda isla markaana Wasiirku ku booriyey dadka Midnimo iyo hawl adag.

HALKAN KA DAAWO….

Waxa halkaas hadal ka soo jeediyey waxgarad, aqoonyahano iyo W/xigeenkii hore ee arimaha debeda Khaatumo Farduus Mirre oo wasiirka ku soo dhaweysay Codbaahiyaha.

Horufadhi.com@gmail.com

min35

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=4895

Posted by on Aug 30 2015. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • mohamuud: soomaalidu waa caddow carabtuna waa walaalaheen?
  • mohamuud: iibsashada licence ka
  • mohamuud: war dadka waxba uma haysaane xaraash macnahheda malaha ma garanaysaan 20% hadii laina siiyo faaidaan qabnaa...
  • Rasta buuni: Ok
  • Turab: Bismillaah Hey`adan, waxan ay iska qortay, xaga Somaliya 99.9% waa mala awaal. Ilaa dawladii Carta, waa...