|

Daawo- Gudoomiyaha Barlamaanka Khaatumo & Xildhibaano baaq ka soo saaray Shaqaqaada B/Ararsame iyo Cumar Maxamud-Video.

Gudoomiyaha barlamaanka Khaatumo, xildhibaano ka soo jeeda beesha Bah-Ararsame iyo samadoono kale ayaa baaq adag ka soo saaray shaqaaqo dhexmartay beelaha Cumar Maxamuud iyo Bah-ararsame ee walaala ah, kuwaasoo ku diriray deegaanka loo yaqaano Gunburka Cagaarre. Xildhibaanadan ayaa sheegay in shaqaaqadan dad cadow labada beeloodba u ah ay kiciyeen, isla markaana ay maamulada hareeruhu lacag iyo qarash ku bixinayaan.

HALKAN KA DAAWO…..

Waxay sheegeen inay ugu baqaayaan labada  beeloodba wada hadal deg deg ah, nabadeyn iyo inay xabada joojiyaan, colaadana hakiyaan , dadka wanaaga jecela ka qayb noqdaan.

horufadhi.com@gmail.com

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=4889

Posted by on Aug 30 2015. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

2 Comments for “Daawo- Gudoomiyaha Barlamaanka Khaatumo & Xildhibaano baaq ka soo saaray Shaqaqaada B/Ararsame iyo Cumar Maxamud-Video.”

  1. Xaarwalaaqdo

    Horta qoraalkaaga waan madaxayaa for sure lkn waxaad la waalatay tvga KDf oo xataa Shan sano hawada ku jirin baad leedahay wuxuu soo hadal waaday Burco Iyo Hargeisa of Somalia

    Bal adigu Halkan Akhriso newspaper ugu caansan Kenya ee Daily nation oo Ka hadlaya Dr Galeydh waliba Ciwaan uga Dhigtay Somalia Regional leader Dr Galeydh

    http://mobile.nation.co.ke/lifestyle/Somalia-region-leader/-/1950774/2816908/-/format/xhtml/item/0/-/lm7tid/-/index.html

  2. Waa jahli waxa haya islaantan meelkasta linkigan caatada ah la wareegaysa

Leave a Reply

Recently Commented

  • Turab: Bismillaah Suaal, qaabka dawlada Khatumo, xubnaheeda xilalka ka haya, ma waxay ku wada jooggaan, nidaam iyo...
  • ali: dulqaadkii waa naga dhamaaday, waxay joogta wakhtigii dhegta dhiiga loo dari lahaa majeerteen. wixii dhacaya ha...
  • Ali yusuf: Way Ina qosliyen Borama laga kopigareyey
  • wiil aadan cigale: Dadkii reer Puntland oo walaalihiin ahaa oo maanta madaxwaynohooda soo dhaweeyay ma quuri waydeen...
  • Ceegaag: Turab, Marka xaqiiq laga hadlo cid ammaanani ma jirto reer SSC, ha ahaadeen ISIMMO ama SIYAASIYIINBA ee uu...