|

Wargelin muhiim ah & kulanka Wasiirka iyo Jaaliyadda Khaatumo ee Columbos+Warbixin xaasaasi ah.

Dhamaan Jaaliyadda magaalada Columbus ee gobolka Ohio iyo Agagarkeeda waxa lagu wargelinayaa inuu galabnimada jimcaha ah ee sabtidu soo galayso uu jiro kulan balaadhan oo isugu jira soo dhaweynta iyo Iswayaraysi u dhexeeya wasiirka Xidhiidhka caalamiga , Jaaliyadaha iyo qorsheynta ee maamulka Khaatumo Dr Maxamed Ibraahim Ducaalle iyo Dhamaan Jaaliyadda Khaatumo ee gobolka Ohio.

Kulanka oo ah is waraysi, xogo, talooyin iyo wararkii ugu danbeeyey ee deeganada Khaatumo ayuu wasiirku xog buuxda oo muhiim ah siin doonaa dhamaan mu’awaadiniinta reer Khaatumo ee ku dhaqan Columbus iyo hareeraheeda.

Goobtu waa  Libaaxyada

Wakhtigu:

Jimcaha 28ka Bishan/berri.

Saacada:

8:00Pm

Ka soo qaybgalkaagu waa muhiim, hoos ka eeg Banelka shirka iyo ciwaanka hadaad u baahato.

dr aftaag

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=4766

Posted by on Aug 28 2015. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Murjin: \qurun Qaatumo, kolba dhan aa la jiraa, wax lee soo kordhin faysal dhurwaa iyo cali ordaaye.
  • jama raabi: waxaan u arkaa amuur lagu farxo in madaxweyne farmaajo la kulmo faysal caliwaraabe iyo prof. cali khaliif...
  • Abdi: Md. Farmaajo waa madaxweynaha Soomaaliyeed. Prof. Cali Khalif Gallaidh waa Madaxweynaha Mamulka Khatumo State....
  • Turab: Bismillaah Waxa Alle mahadii ah mar haddii iclaamkii adduunku ay xuseen, dadka Somaliyeed ee xuquuqdooda lagu...
  • ahmed: khaatumo khiyaano waa tan joogta Hargaysa maxay fiilaal cayaaraan waaba la haysaaye. yaad la ciyaaraysaan ma...