|

Ogaysiis: Khatumo TORONTO. Shir guud jaaliyadda khaatumo iyo Axadda August 30th

khaatumo-say-hello-jpg.001
Waxaan ugu baaqaynaa jaaliyadd ka soo jeeda deegaanada Sool Sanaag iyo Cayn ( Khatumo ) ee ku nool magaalad Toronto iyo nawaaxigeeda inuu jiro shir guud oo wadatashi ah Axaddan oo Taariikhdu tahay August 30th, 2015. Saacaduu markay tahay 4:00 pm iyo Cinwaanka ah 111 Hichory tree ( is-goyska Weston / Lawrence)
  • Shirka waxaa lagaga hadli doonaa arimha deegaanada khaatumo
  • Shirka waxaa ka soo qayb geleya: jaaliyadaha deegaanada SSC Khatumo.
Wixii faahfaadhin ah Fadlan la soo xiriir hawl-wadeenada Jaaliyadda Khaatumo ee Toronto
Ka soo qaybgal wacan.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=1465

Posted by on Aug 27 2015. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • ali yusuf: imisa Ayaan lahayn putland ma adkaysan kartiin ee jamhuriyada barakaysan ha isku doon doonanina. si fican...
  • Ibrahim X Dh. Adam: scww, maasha allah, maantuun baan is leeyahay taladii waa la helay, in horumar loo jeesto, waddo...
  • Dhaqane: Lama sii daayeene boqor buur madow baa wadada loo banaynayaa
  • Abdi: Hadalka gabdhuhu sheegeen run buu u egyahay. Nimanka barnaamijka diyaariyey babdho may waraysan, ee gurigooda...
  • Turab: Bismillaah Baafin, maamulkii Khatumo xagee ku danbeeyey. Intii uu Buhodle joogay cawey u ahayd ummadda reer...