|

Daawo- Xaabsadde oo awooda PL ee maanta sheegay”’ S-land hadeey Garoowe soo weerarto Wallahay cid ka difaacdaa ma joogto”-Video.

Ahmed Xaabsade ayaa qudbad u ujeediyey dad ka soojeeda beesha Majeerteen oo Gaalkacyo isugu yimid kana arinsanaya sidii ay iskaga difaaci lahaayeen Galmudug, wuxuuna u sheegay inaysan jirin wax Puntland la dhahaa, isla markaana ay burburtay mar hore” Ciidamo ma jiraan, cadowga Buurawadal joogaa hadeey soo geli karaan Garowe”, wuxuu kaloo yidhi” Waa lagu kala baxay dhamaan madaxdhaqameedkii Budlaan isla ahaa waa kala danaysteen”.

HALKAN KA DAAWO….

Xaabsade oo ku hunguboobey Buntland oo uu islahaa xil baadka helaysaa ayaa arkay in meesha Maxamuud Saleebaan isugu soo hadhay , kuwaasoo qaab shacab ah isku maamul, ciidan , dawlnimo iyo kala danbeyna ay ugu danbeysay markii goboladii SSC ay ka mid ahaayeen.

Horufadhi.com@gmail.com

xaabsade

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=4756

Posted by on Aug 27 2015. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

14 Comments for “Daawo- Xaabsadde oo awooda PL ee maanta sheegay”’ S-land hadeey Garoowe soo weerarto Wallahay cid ka difaacdaa ma joogto”-Video.”

  1. Waryaa odaygu Waa hadli la yahay Ma islaan reer khalaf ah baa daba dhigatay oo Gaalkacayo joogta eesh calaa Laandheere kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Walahay waa runteed odaygan 90 jirka ah siyaasiga warwareega shalay buu idoorka kulahaa Garoowe baanu qabsaneynaa hadana wuxuu leeyahay bal adba !!!!!!!! .

    Odaygan dadku waa barteen isagoo intaas jira horgale Ma noqdeen waliba islaantaas waa in ay kabteeda ku tuurto walibana candhuufeyso low life stupid .lolz

  2. Caalamka noocan oo kale waa kuwa lagu xukumo (Death penalty) waa khayimiwadan. Laascanoodba saas baa loogu galay oo caruurtii Baa ku foodhisay , Gaalkacayana islaan reer khalaf ah baa daba dhigatay oo hadal u diiday oo ku foodhisay. Lolz

    Waa runteed Kani waa horgale lkn Gaas dan buu Ka leeyahay hadhowna waa Iska soo tuuri yacni igu sawira khaatumo buu matalaaye

  3. Gabadhu waxay ku Tidhi Laascanood Adiga cadowga keenay ee yaad u sheegi . !!!!!

  4. Halkan Ka daawo isagoo leh Garoowe baanu qabsaneynaa

    Xaabsade shalay iyo maanta

    He must face death penalty!!!!

    Click here Adaa yaabi doone kkkk

    http://youtu.be/mxwpSgjUXIc

  5. Walahay gabadhaas reer khalaf waliba in ay kab iyo candhuuf iskugu darto bay aheyd horgalahan 90 jirka ah .

  6. Ugaas
    gabadhu inay reer khalaf tahay se ku ogatay? Mise reer khalaf
    Ka is xigtaan oo gclkcyo iyaga ku kaaja bad is tiri
    Gabadhu sidaan warka ku hayo waa reer sool dhiig leh
    Kana xun wuxu sameeyey ina adeerkeed.
    Mida kale wuxu shegayo wa dhiiri gelin
    Ee maha run .faras ka usha waxa lagu dhufta
    Orod ka haka badiyo.

    • waayo
      Reer khalafkaad xasaasiyad ka qabtaa miyaaaa maxaa kaa cabaa jiyey

      deee ooy reer khalaf ilaaa guuumaystihiiii iyaa ku hor kaadshi jiray MUDUG doqonkaas qolofta dhulbahante sita na uma ogaaalanayaan in uuu ceebeeeyo

      oo gabar baa uga filan in ay u jawaabto

  7. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    waryaaa ila qoslo xooolahaan caqli laawaha ah runtuuuu ku cadeeyey xitaaa magaranayo meesha uu joogo habarta majeeerteeen ee gadaashiisa ka hadashay maxay kab ugu soo tuuri wayday abaalkiisa waa intaas

  8. idoor liqr

    indr habarta gadaashiisa ka hadashay ma r khalaf baa mise r mahad qoyane kkkkkkkkkkkk war wuxu liitaaa

  9. Xaabsade waa odey siyaasi ah waxaa uu sheegay na dhaman waxbaa ka jira waa in la saxaa .

  10. xaabsade waa ku mahadsan yahay inuu shaqo wanaagsan inoo qabtay as somaliland. laakiinse maanta waa nin u shaqo tagay puntland lagana maarmay.

    somaliland way ka maarantaa xaabsade kolkaa ha iska joogo garoowe.

  11. waxba kama qabno in cali khaliif galaydh iyo c/wali gaas iska fadhiistaan isagana riyoodaan xoraynta ay ku qarwaan,

    laakiinse waxa loo yaaba kolkay ka dhabiya is yidhaahdaan.

    cali khaliif waaba nin ordi karaya oo orodka ku fiicane, laakiin c/wali gaas iyo kooxdiisa puntland waxa kasoo yeedha calaacal baroor cabaad. kkkkk

    kolkii ciidan lasoo dhaqaajiyoba samadaasay ka yeedhaan qayli. kkkkkkkkkkkkkkkkkk hayaaay somaliland ba nasoo gashay hayaaay haday garoowe qabsanayaan, hayaaaay waar hala ii soo gurmado oo hala iga qabto somaliland lol kkkkkkkk intaasi weeye inta dhabayaco kasoo yeedha. .

    cali khaliif galaydh intii cararo ayuu meelahaasi ka ashkatootaa isagu, waana ka xishooda waxay dhabayaco ku hadlaan. kkkkkkkkkk

    miday dhabayaco iyo khaatumo ku kala duwan yihiin waa taa. ayaku waa rag ordi yaqaana oo hadhow meelahaasi ashkato ka dhiibta,

    laakiin gaas ayaku qaylaa kasoo yeedha iyo cabaad hayaaay waa nala faro saaray waxaabad mooda naag la fuulayo oo la kufsanayo lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

Leave a Reply

Recently Commented

  • Turab: Bismillaah Suaal, qaabka dawlada Khatumo, xubnaheeda xilalka ka haya, ma waxay ku wada jooggaan, nidaam iyo...
  • ali: dulqaadkii waa naga dhamaaday, waxay joogta wakhtigii dhegta dhiiga loo dari lahaa majeerteen. wixii dhacaya ha...
  • Ali yusuf: Way Ina qosliyen Borama laga kopigareyey
  • wiil aadan cigale: Dadkii reer Puntland oo walaalihiin ahaa oo maanta madaxwaynohooda soo dhaweeyay ma quuri waydeen...
  • Ceegaag: Turab, Marka xaqiiq laga hadlo cid ammaanani ma jirto reer SSC, ha ahaadeen ISIMMO ama SIYAASIYIINBA ee uu...