|

Daawo. Soo dhaweyntii balaadhnayd ee loo sameeyey W/Arimaha debeda , qorsheynta & Jaaliyadaha ee Khaatumo State-VIDEO.

Wasiirka Xidhiidhka calaamiga ah, Jaaliyadaha iyo qorsheynta ee Khaatumo State mudane Dr Maxamed Ibraahim Ducaalle{Aftaag} iyo wafti uu hogaaminayo ayaa xalay soo gaadhay magaalada Columbus ee gobolka Ohio ee dalka Maraykanka, wasiirka iyo waftigiisa oo socdaal waqooyiga amerika ee shirarka jaaliyadaha uu uga soo bilowday magaalada Virginia ee dalka Maraykanka ayaa waxa soo dhaweyey jaaliyadda Khaatumo ee gobolka Ohio oo uu horkacayo gudoomiyaha jaaliyada ee gobolka Ali Garaar.

HALKAN KA DAAWO VIDEOGA SOO DHAWEYNTA COLUMBUS EE WASIIR DR MAXAMED AFTAAG…

Waxa wasiirka lagu soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha ee Port Columbus International Airport ee duleedka bari ee magaalada Columbus, wasiirka ayaa waxa bacdel soo dhaweyn loo galbiyey hotelka uu ka degi doono mudada uu shirarka la leeyahay jaaliyada magaalada, waxana kulan is xog waraysi, warbixin iyo dardargelin hawlaha dawldda Khaatumo ah loo qaban doonaa maalinta Jimcaha ee soo socota, taasoo ka dhici doonta halka loo yaqaano Libaaxda.

w1 w2 w3 w4 w5 w6 w7 w8 w9 w10 w11

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=4695

Posted by on Aug 27 2015. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

2 Comments for “Daawo. Soo dhaweyntii balaadhnayd ee loo sameeyey W/Arimaha debeda , qorsheynta & Jaaliyadaha ee Khaatumo State-VIDEO.”

  1. I like listening this song markaan Highway-ga saaranahay eesh calaa. Walahay maanta anoo highwayga saaran heestan I baxayso meeshaan Ka bixi lahaa Exit 8 Baan arkay anoo Sii socda Exit 23 dee mana leh U-Turn Highway waa Exit uun. Lolz .

    http://www.heesta.com/mobile/play_hees.php?id=280

  2. adna heesihi boqol sano ka hor dasaday tumanayan marki hore waxan moday inad sheegasi hi khaatumo losameyay lakin maxa igaso bahay viva khaatumo

Leave a Reply

Recently Commented

  • Turab: Bismillaah Cawad iyo kaadka wasaarada arrimaha debeda, maxaa kala haysta. Wasaaradii waxay noqotay, meel...
  • Abdi: Dad beri hore aroos lagu xeraystay ayuu ka sheekaynaya.
  • Abdi: Intaasina waxay ahayd bakh bakhdii iyo beentii Puntland ku caanamaali jirtey.
  • Abdi: Runtu waxay tahay: Guddoomiye Gobol oo isu haysta inuu yahay “Madaxweyne Wadan” waxay ka dhigan...
  • Abdi: Qoraagga maqaalkani warar cadcad oo badan buu soo bandhigay. Waanna loo baahna. Anna waxan ku daraya:...