|

Daawo- Beelaha khaatumo oo loogu baaqay inay xakameeyaan lana xisaabtamaan Madaxdhaqameedkooda-VIDEO.

 

Dawladda Khaatumo ayaa ugu baaqday beelaha Khaatumo State inay xakameeyaan lana xisaabtamaan madaxda huwan cimaamadaha ee laga yaabo inaysan ka qayb qaadan halganka Khaatumo isla markaana maamulo kale u talaabaan.

HALKAN KA DAAWO…

Waxana looga digay in maamulka Khaatumo sameyn doono isla xisaabtaman dhaw, kaasoo lagu wajahayo Madaxdhaqameedkii iskudaya inuu aado meel aan loo dirsan ayna oolin danta Khaatumo iyo shacabkeeda, gaar ahaan arimaha siyaasada inay faraha kala baxaan.

Horufadhi.com@gmail.com

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=4728

Posted by on Aug 27 2015. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

8 Comments for “Daawo- Beelaha khaatumo oo loogu baaqay inay xakameeyaan lana xisaabtamaan Madaxdhaqameedkooda-VIDEO.”

  1. Oo reerku magacii miyey iska badeleen, yaab .com
    Answer these question

    Have you ever been known any other name/names other than the one you have mentioned on the headline of this article? Please circle , yes or no accordingly;

    Yes

    If you have answered yes, please state your previous name/names on the space provided,more than one name use page 6 of this form.

    No

  2. Lesley’s
    My pleasure .

  3. Laaleys

    My pleasure ind.

  4. Laaleys
    Edbiyaan emailkaaga ka qaadanayaa,Alle ha ku nabad geliyo soo noqod xiisa leh Shankaroona nagu salaan.

  5. Shan ka roob ma aaamina waris baa??

  6. I mean shan ka roontu ma habarta aamina weris baa ee meesha xukunta??

  7. maqaalkaasi waan arkay waanan u bogay ninku wuxuu kusoo gabo gabeeyay somaliland ma waxay sii wadi wadaxaajoodka oo ay uga sii gudbi afti, mise status ka ay tahay sii ahaani doontaa.

    anigu mid baan qabaa in ay somaliland hore u riixdo mediation ka aynu ka dalbanay beesha caalamka, sidoo kale waxan qaba in khubaro caalami ah arrintan murugsan ee somaliland iyo somalia in loo dhiibo.

    somalia waxay ku doodaysaa israaci 60kii baa sharci ah,

    somaliland na waxay miiska saartay in lasoo noqoshada madaxbanaanida somaliland tahay sharci oo israacaasi aanu ahayn sharci caalami ah.

    tusaale ma jirin act of union

    tusaale 60kii waxa jiray labo act of union oo ay labada dhinac is waydaarsadeen hase yeeshee midna mid ka kale uma saxeexin act of union kiisii

    waxa jirtay 31 kii january 1961 kii warqad act of union ah o baarlamaankii koonfurtu iskood isaga ansaxsaday.

    warqada lafteeda ayaaba is fasiraysa qodobka 10aad wuxuu leeyahay sida tan

    this law may be cited as the act of union and shall be deemed to have come into operation on the first july 1960.

    oo ah macnaheedu sidan

    sharcigan waxa loo daliishanaya inuu yahay act of union waxayna tahay in loo tixgasho inay soo baxday 01 july 1960kii, oo macnihii ah in laga soo qaado warqad 01 july 1960kii soo baxday inay tahay. tiiyoo already sanad lasoo dhaafay ba.

    hadaba waxa xigtay isku day ahaa inay as a somali republic ansax sadaan dastuurkii ay somalia trustee ship ku lahayd 1956, taasoo aan haba yaraatee ka ansax galin gobolada waqooyi xagooda, shacabka diidmadiisa badnaa,

    waxaana tusaale ah 6 degmo ee waqooyi afar ahaan baa diiday, labuun baa ogolaaday.

    afarta diiday waxay ahaayeen sida tan

    ceerigaabo, burco, berbera iyo hargeysa

    kuwa ogola waxay ahaayeen borama iyo laascaanood.

    hadaba israacaasi sharciyad caalami ah ma leh, beesha caalamku arrintan way ogsoon tahay se waxaa loo baahan yahay in sharci yaqaano caalami ahi inay arrintan se dhakhso ah usoo dhexgalaan oo si aduun waynuhu u arko oona loo gaadhsiiyo ilaa iyo UN ta.

    kadib na waxa suuragal ah in beesha caalamku soo jeedin doonto referendum caalami ah. waana taa guushu.

    victory is always with somaliland republic

    the law is always our side. sharcigu waa xageena guushuna waa xageena gartuna waa xageena viva somaliland republic

    http://www.somalilandlaw.com/constitutional_developments.html

Leave a Reply

Recently Commented

  • Turab: Bismillaah Suaal, qaabka dawlada Khatumo, xubnaheeda xilalka ka haya, ma waxay ku wada jooggaan, nidaam iyo...
  • ali: dulqaadkii waa naga dhamaaday, waxay joogta wakhtigii dhegta dhiiga loo dari lahaa majeerteen. wixii dhacaya ha...
  • Ali yusuf: Way Ina qosliyen Borama laga kopigareyey
  • wiil aadan cigale: Dadkii reer Puntland oo walaalihiin ahaa oo maanta madaxwaynohooda soo dhaweeyay ma quuri waydeen...
  • Ceegaag: Turab, Marka xaqiiq laga hadlo cid ammaanani ma jirto reer SSC, ha ahaadeen ISIMMO ama SIYAASIYIINBA ee uu...