|

Balicad-Daawo: M/Weyne Galaydh oo ka hadlay arimo Muhiim ah,Horgalada Hargaysa,Nabadiidka Siilanyo+PL{Waraysi xiisa badan-Video}.

Balicad:Madaxweynaha maamulka Khaatumo mudane Dr. Cali Khaliif ayaa hadlay arimo badan, sida safarkisii Muqdisho, dawladda dhexe ee Soomaaliya iyo xidhiidhka Khaatumo, sidoo kale madaxweynuhu wuxuu ka hadlay xubnaha horgalada ee la soo diro markuu yimaado. Madaxweynaha oo waraysi ku bixiyey madasha Balicad ee shirka loogu talo galay ayaa arimo badan oo Khaatumo ah ka hadlay.” Waa la kala miirmayaa”’.. ayuu yidhi madaxweynuhu.

HALKAN KA DAAWO……

Waxa madaxweynuhu si weyn uga hadlay inaysan waxba soo kordhineyn kooxo riwaayad wata, ” dadkoodii ayey reer Hargaysa riwaayad been ah u dhigayaan , horgaladuna maamulka SIilaanyo laftiiseey riwaayad u dhigayaan” ayuu yidhi Madaxweynuhu.

Horufadhi.com@gmail.com

madaxweyne galaydh

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=4633

Posted by on Aug 24 2015. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

2 Comments for “Balicad-Daawo: M/Weyne Galaydh oo ka hadlay arimo Muhiim ah,Horgalada Hargaysa,Nabadiidka Siilanyo+PL{Waraysi xiisa badan-Video}.”

  1. Maansha allaah Eebe haku xiftiyo mudane maalin dhowna taarikhdaa ku sheegi dooonta ninkii dhoofku yimi iyo dhuuni raaca nacaskay geeridu dhibaysaaaa

  2. Ali yoow Cariga khaatumaaa ciida maamuliye cayn iyo sanaag baad katalin cidhif yadeediiye haciishon waxbaan ku ogahay cali adeerow ee ´´´´´

Leave a Reply

Recently Commented

  • Ceegaag: Alla maxaa RIWAAYAD la jilayaa. Waar Ra’iisal waseere xaggee adiga kuugu soo hagaagnaa inta aadan...
  • Ceegaag: Asc. Baarlamaankii baa garsoorkii iyo maxkamadihii doorkoodii qaatay! Waa meel ay u dhammaatay, bal waxaa...
  • Ceegaag: Beyle ma tagi karo gobolkii uu ka yimi, dadkuu ka dhashay Hargaysaa canshuurta ka gurta markaas buu rabaa...
  • qorrog: Mashallah. Waa good nayuus. Anigu waxaan odhan lahaa Dhulbhanta iyo Habr jeclona hallaga iibiyo cimaaraadka....
  • Ceegaag: Asc. Horta khilaafku waa wax sunna ah oo mar la arkaba iman kara, lkn sidee loo xalliyaa oo yaa u gar...